Kuwa ka Soo Jeeda Togdheer wax dhintay iyo wax nool labada waxa ka mid ah:
Hargaysa
Beesha Habar-awal, Sacad Muuse
1.Ibraahim Xaaji Jaamac Meecaad, Nuux Ismaaciil, Reer Shirdoon.
2.Magan Maxamed Xaashi Cilmi"Nuux Ismaaciil .reer Gadiid"ku dhintay Xamar
3.Maxamed Ibraahim"Laba Qumacle"Bah Gobo, reer Maxamuud, ku dhintay Xamar
4.Sacad *Cabdalle Sacad*
5. Ibraahim-Afgaan oo isna ku hawl-gala magaca ah Sh. Abubakar Al-Zaylici
Ciidagale.
1.Maxamed Sahal, ku dhinta shil baabuur barabara iyo Hargaysa dhexdooda
2.Khadar Cabdilaahi Badeed
3,Sh,Maxamed Cali Geedi
Beesha.Arab
1.Sh.Axmed Cabdi Aw Muxumed"Ina Cabdi Godane *Abokor Axmed, Afyare* oo ku hawl-gala magaca ah Sh. Mukhtaar Abu-Zubeyr
2.Cabdilaahi Gaab, Cabdalle Abokor, Guulane
3.Maxamed Cilmi Samatar, Cabdalle Arab. ku xidhan Hargaysa laga soo xidhay Burco.
1.Sheekh Aadab Axmed Caarre"Aadan Jihaad" Habar-jeclo
2.Maxamed Maxamuud Nuur"MM.Nur"Faruur"Samane Abokor" Habar-jeclo
3.Mubaarg Xadhigle. Habar-jeclo
4.Xasan Askari" Muuse Abokor"Cali Barre"Adaraxmaan Barre" Habar-jeclo
5.Aadan Xoosh. Habar-jeclo
6.Siciid Faras" Habar-jeclo. waxa uu ku geeriyooday dagaalkii lagu hoobtay ee Daynuunaay"
7.Mustafe Abokor Afdhanle"Cibraan" Habar-jeclo. waxa uu ku dhintay Luuq Gobolka Gedo wakhti hore.
8.Cabdikariim Xadhigle"Aadan Madoobe" Habar-jeclo ku dhintay Afqaanistaan"
Beesha Habar Yoonis. Togdheer
1.Siciid Axmed Jaar*Xirsi Cismaan* Reer Weyd. Habar-yoonis
2.Saleebaan Suudi Carraale *Muuse Carre, Damal Muuse Habar-yoonis* waxa uu ku xidhan yahay Guatanamo Bay, Cuba"
3.Sh.Cabdilqani Aw Saalax *Sacad Yoonis* Habar-yoonis
4.Xuseen Al Xusayni: Reer Xuseen Habar-yoonis
5.Cabdiraxmaan Xagar, Reer Cabdi Xirsi. Habar-yoonis
Beesha: Dhulbahante.
1.Jaamac Kutiye, ku xidhan Hargaysa
2.Cabdilaahi Carrabay
Beesha: Samaroon
1.Cabdiraxmaan Diyo, ku xidhan Hargaysa
2.Cabdiraxmaan Indha Cadde, ku xidhan Hargaysa
Beesha: Akishe.
1.Sh.Maxamed Sheekh Ismaaciil, ku xidhan Hargaysa
Saraakiisha Al-Shabaab ee u dhashay Somaliland mar-marna si dhuumasho ah ku yimaada dalka waxa ka mid
1.Aadan Xoosh *Reer Burco*
2.Xasan Cabdi Askari *Reer Gar'adag*
Ragga Gudaha ku jira ee Abaabulka wada waxa ugu muhiimsan labadan nin ee kala ah---
1.Khadar Cabdilaahi Badeed *Reer Hargaysa"
2.Siciid Axmed Jaar *Reer Burco* iyo waliba qaar kale oo badan.
La-soca Garabka Sheikh Shariif hogaaminaayo iyo Kooxda Al-shayaadiin waxa iminka ka dhex-oogan Colaad iyo Nacayb meel sare gaadhay, taas ayaana keenaysa in la is-fashiliyo oo aan waxba la isu-lahadhin.
By: Osman Abdillahi Sool......Freelance Journalist. sooldhuub@hotmail.com sooldhuub@hotmail.com
who knows if this is true or not horta it could be america behind the bombing allahu aclam
ilahey baa oog.




