Postby North brother » Mon Feb 27, 2006 5:42 am
Amsterdam waxaa jirtay gabar soomali ah oo aan aqaan oo muraayadaha (red light district) amaba de wallen loo yaqaan in amsterdam ku jiri jirtay markii iigu danbeysay, waxey daganaan jirtay magaalo amsterdam u dhow oo la yiraahdo amstelveen, gabadhaas markey holland timi waan aqoon jiray waxaana arki jiray iyadoo xijaaban, mararka qaarkood waxaan ku arki jiray xafladaha soomalida iyado iyo fataalkeeda amaba pim or pooier loo yaqaan wuxuu ahaa nin nigerian ah, waxey lagac siin jiirtay ama laaluushi siin jirtay ciyaal suuq si ay u ilaaliyaan mar marna xaflad (dj party) bey u qaban jirtay ay ka soo qeyb qalaan customer keeda iyo ciyaal alcohol and drugs, gabadhan reer jabuuti maha waa soomali caadi ah, waxey suuqa muraayada qalisay labo gabdhood oo kale wallaahi mid meel baan qaraabo ka aheyn soomaliyana isku xaafad baan aheyn, haddeer mudo faro badan baa iigu danbeysay mana garanayo waxey ku sugan yihiin, waxaan ilaahey uga baryayaa in uu fisiqa iyo macsida ay ka toobad keenaan.
aamiin
waxaan ilaahey ka baryayaa in uu qurbaha naga ka xeeyo awlaadeena iyo dumarkeena noo hagaajiyo.
This is from generals but just like to remind hollandese people as they are mostly here.