[quote="highclass"]fuk u saying? Speak english enought of that african shiit.....iuuijwf waayeg tamamad erfe[/quote]
war luqadii hooyo baan kuugu la hadlaayaa, ninkaan ladoho Sakhraan ka faa'iideeyso programkiisa, ciyaalkaanaga west jooga waa inteey bartaan af-soomaali, lakiinse waxaa balan ah, suun iyo baseball bat intii madaxa iyo kilyaha lugu dhofan doona ilaa wax baratiin!
