ii warama dhamaantiin. magacay gu waa cali waxan ahay nin reer hargeysaad ah oo habar yoonis ah. dhawaan ayaa lagayaabaa inaan igriis ka imaado tuyar oo nu walaalo nahay baa odeygeeydii igu soo galin doonta. markaa walaayaal ii soo duceeya
waad wada salaamantihiin
walaalkiin cali




