asalaamu calaykum.hi every body what a site! i am new.
asxaabta sitekan dhamaan waan idin salaamay,waana cusbahay.walaalayaal khaas ahaan soomaalida joogta saudi arabia.waxaan raadinayaa nin la yiraahdo.CALI CABI CABDILAAHI oo loo yaqaan CALI JEES oo joogay dalka sucuudiga ilaa iyo 1980yadii.waa majeerteen oo cumar maxamuud ah(reer xirsi) waana reer xamar.aniga magacayga waa m.m.warsame.he is an old freind.....mahadsanidiin dhamaan.