Heeso Cayaal
dhakac dhakac
dhama saliigoow
alaa miyoow
oooo
dayaasee
ka dam damee dashoow bax
aw kuusoow kalaamiyoow
ceeb taraq!
Beegaanka
soo hoobii hee
hala hoo isii
bidix ka dhaw midig ka dhow
....... (I forget the last one)....
gub gub gub
yaa waaye?
nin iyo naag
maxaa rabtiin?
ceeb iyo ceeb!
Oday ayaa caruur dudun hoos harsanaya u yimid, maraaksuu ku yidhi " hal waa yaab, halna waa yaabka yaabkiis halna waa amakaag iyo argagax 1. Dudun aboor baa dhisay waa yaab 2.Misana habeenkii buu dhisaa waa yaabka yaabkiis 3. Hadana candhuuftiisa iyo ciid buu ku dhisaa waa amakaag iyo argagax.