Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Habaryartay MaahMaah ayeey dadkii raaxada uga qaaday

Dadka Fanka Jecel

Moderators: Moderators, Junior Moderators, Islam mods

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Habaryartay MaahMaah ayeey dadkii raaxada uga qaaday

Postby DayaxJeclee » Thu Jun 28, 2012 4:41 am

Harbaryartay maahmaah ayeey nagu dhamaysay.


Wiilaasha iyo gabdha aan wax baranin ama shaqasanynin waxay tiraahdaa:
Qurbo joog oo wax qabsanin waa qasaaro.


Ku lacagta soomaaliya u aruuriya waa ka shakisa, iyadoo u malaynayso waxay haddaa lee yihiin iyo waxa ayaa ku samaayn doonaa in ay kala duwantahay.

Saddex lalama dego. Fulay daan daansi Badan, doqon fiiro taqaan iyo bakayla damac yaqaan.


she told somali man who want to open second shop. Miro faraaqa kuugu Jiro kuwa geed saaran looma daadiyo. lixbilood buu kuu furan yahay dugaankee halkee u bood boodi.


Another somali PHD holder . waxay ku tira haddii . Af tahayn ma tihid sidee siyaasada soomaalida uga qabgali. waab lagu kor sheekaysan karaayee.

Reer kasto oo soomaali habaryartay oo kale way qabaan.

Maandhow
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 581
Joined: Sun Nov 27, 2011 6:56 am
Location: Nisabor

Re: Habaryartay MaahMaah ayeey dadkii raaxada uga qaaday

Postby Maandhow » Thu Jun 28, 2012 5:19 am

Habaryarta waxaa laga yaabaa in ay tahay qof murti badan oo laga faaiidaysan karo, waxaa fiicnaan lahayd wixii murti ah oo ay ku hadasho in laga qoro si mustaqbalka loo daliishado luuqadda ahaan iyo xikmad ahaanba. :up:

DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: Habaryartay MaahMaah ayeey dadkii raaxada uga qaaday

Postby DayaxJeclee » Thu Jun 28, 2012 5:26 am

Habaryarta waxaa laga yaabaa in ay tahay qof murti badan oo laga faaiidaysan karo, waxaa fiicnaan lahayd wixii murti ah oo ay ku hadasho in laga qoro si mustaqbalka loo daliishado luuqadda ahaan iyo xikmad ahaanba. :up:
Mar marka qaarkood dadka laga nixiyo. markasta loo maahmaaho. wiilka Phd wato, soomaali ma taqaani bay ku tiri, niyada dadka laga jabiyo. wadada toos si qaboow baa loo tusaa.
:lol: :lol:

Maandhow
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 581
Joined: Sun Nov 27, 2011 6:56 am
Location: Nisabor

Re: Habaryartay MaahMaah ayeey dadkii raaxada uga qaaday

Postby Maandhow » Thu Jun 28, 2012 5:58 am

Adiga sidii murti laguugu kor akhrinaayay adiga oo dhan waa qoyday ee aniga dhinacayga kistoo maku soo tuurtidoo waa oomanahayeee :mrgreen: :mrgreen: :mrgreen:

DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: Habaryartay MaahMaah ayeey dadkii raaxada uga qaaday

Postby DayaxJeclee » Thu Jun 28, 2012 6:16 am

Adiga sidii murti laguugu kor akhrinaayay adiga oo dhan waa qoyday ee aniga dhinacayga kistoo maku soo tuurtidoo waa oomanahayeee :mrgreen: :mrgreen: :mrgreen:
walaashay ayaa guursanayaa waxaa kula tilasay. wiilka cidiisa ayaa casumay, markaas habaryar waxay tiri markaad u tagtida wiilka reerkiisa inta badan ha hadli, u jawaab waxkastoo lu waydiiyo, hilbi ha cunin haddii aad cuntidna ha caalaanjin.

walaashay ma shaqayso. markasta dirac bay soo gadataa. waxay ku waanisay in aay wiilka lacagtii dhamaanin waxay tiri .

I qalaji waan ku qalajinaa
ii qabooji waan kuu qaboojina.

waan garan waayney . misey tiri waxaan ula jeedaa , shaqo raadso intii aad ilmo dhalin ee gacansii wiilkaa aad isguursanaysaan , lacagtiisana ha dhamaynin. adiga ilmahoo oo gaajo wato ma rabo in aad i imaatan. guri idiima haayo kulaah. intay ka kacday oo iska dhaqaaqday. YAAB aanaga soo horay

Maandhow
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 581
Joined: Sun Nov 27, 2011 6:56 am
Location: Nisabor

Re: Habaryartay MaahMaah ayeey dadkii raaxada uga qaaday

Postby Maandhow » Thu Jun 28, 2012 8:37 am

habar yar universaltv in laga waraysto diyaar ma u tahay???

DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: Habaryartay MaahMaah ayeey dadkii raaxada uga qaaday

Postby DayaxJeclee » Thu Jun 28, 2012 8:42 am

habar yar universaltv in laga waraysto diyaar ma u tahay???
maah maahdee xuduuda ma lahan. dharka aad ku labisantahay way ku maah maah.

Maandhow intee adiga joogtaa? waa lagu baraa haddii aad rabtid.

Gantaalka lama gabato.

Maandhow
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 581
Joined: Sun Nov 27, 2011 6:56 am
Location: Nisabor

Re: Habaryartay MaahMaah ayeey dadkii raaxada uga qaaday

Postby Maandhow » Thu Jun 28, 2012 12:45 pm

Visa maa isoo diri lahayd ? :mrgreen:

DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: Habaryartay MaahMaah ayeey dadkii raaxada uga qaaday

Postby DayaxJeclee » Sat Jun 30, 2012 12:11 pm

Visa maa isoo diri lahayd ? :mrgreen:
Visa uma baahna. haddii aad london joogto. waa lagu baraayaa, hase yeshee wixii afka habaryertay ka soo dego, ama ha fiicanaaday ama ha xumaadanaa masuulka ma kama ihi :lol:

Maandhow
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 581
Joined: Sun Nov 27, 2011 6:56 am
Location: Nisabor

Re: Habaryartay MaahMaah ayeey dadkii raaxada uga qaaday

Postby Maandhow » Sat Jun 30, 2012 2:47 pm

I will make a deal with you, you take the compliment and i will take the critic
let's make an appointment to see your habaryar

DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: Habaryartay MaahMaah ayeey dadkii raaxada uga qaaday

Postby DayaxJeclee » Sat Jun 30, 2012 3:08 pm

Deal.
adiga suugaanta soomaalida ma xisaysaa? haddii ay haa tahay :rose: .
Meshaan dad qabiil wareeriya ayaa ka buuxo. :lol:

sabaabadii beerkii iyo wadnihii ayaad ku sugan tahay baa lagu yiri. ka dib waxaan ogaaday in uusan wiilki aftahan ahayn, wuxuu ii soo qoray erayo hees soomaali ah.
dib danbe ula hadlin :x

habaryar ayaa cudurkeeda igu daaratay ka waran hee. iska ilaali adigan yaan kugu daaraninay.
waan ku baraayaa gacalka maandhow.

Maandhow
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 581
Joined: Sun Nov 27, 2011 6:56 am
Location: Nisabor

Re: Habaryartay MaahMaah ayeey dadkii raaxada uga qaaday

Postby Maandhow » Sat Jun 30, 2012 3:16 pm

:lol: :lol: :lol: adigaaba caadi ahayn ee intaan habaryar la gaarin ee adiga maa iisii faaiidaysid ?

DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: Habaryartay MaahMaah ayeey dadkii raaxada uga qaaday

Postby DayaxJeclee » Sat Jun 30, 2012 3:20 pm

:lol: :lol: :lol: adigaaba caadi ahayn ee intaan habaryar la gaarin ee adiga maa iisii faaiidaysid ?
Maanka soo daa. ha is xirxirin . ha igu butaacin tartiib lee igu sheeg waxaad rabtid. aniga waan ku daadihinaa. :D

Maandhow
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 581
Joined: Sun Nov 27, 2011 6:56 am
Location: Nisabor

Re: Habaryartay MaahMaah ayeey dadkii raaxada uga qaaday

Postby Maandhow » Sat Jun 30, 2012 3:24 pm

Aabaheeey ducadiiisa waa soo muuqanooosaa :lol: :lol:

DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: Habaryartay MaahMaah ayeey dadkii raaxada uga qaaday

Postby DayaxJeclee » Sat Jun 30, 2012 3:29 pm

Aabaheeey ducadiiisa waa soo muuqanooosaa :lol: :lol:
araay afar indhood ma ihi, hase yeeshee aabahaa ducadiisa hab aan siinaa :lol:
ka waran hee? yaa aabaha mandhow ducadiisa diida karo :D


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Literature - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 2 guests