waa fanaan ka Marka uu masraxa yimaado cashar lama ilaawaan ah u dhiga Fanaaniin is ku sheega la soo shir taga ee daarta CD yada iyagoo ku dhuumaaleysanaya codad studio iyo auto-tune lagu soo maldhahay oo waliba indho cadeys dadka hortiisana la soo istaaga af nuux nuujin iyo riwaayad been ah.