Page 1 of 1

CABDI DIINI IYO HEESTII BAGA BAGA

Posted: Tue May 05, 2015 10:03 am
by libaaxyare
Cabdi diini, boqor ka codka dabiiciga waa mirror of Nuur Eebo


waa fanaan ka Marka uu masraxa yimaado cashar lama ilaawaan ah u dhiga Fanaaniin is ku sheega la soo shir taga ee daarta CD yada iyagoo ku dhuumaaleysanaya codad studio iyo auto-tune lagu soo maldhahay oo waliba indho cadeys dadka hortiisana la soo istaaga af nuux nuujin iyo riwaayad been ah.