waxaa la ogaaday in abwaan is ku sheega heesaha dadka kale sheegta in uu asaga leeyahay ee Kooxda Xidigaha Haygeysa aka geeska Maskax laawe aka Laab Salaax in uu heesaha ka xado Fil Fil iyo Wada Noole ee kor ku xusan oo uu arday u ahaa asagoo dukaan le ah Nairobi na ku bartay, Heesahoodii ee uu jeclaa dhagaysana jiray ayuu inta uu sheegtay in uu isaga leeyahay ku soo saaray Kooxdan Xidigaha Geeska