Markaan daalo
Qosolkaaga i dajiyo
Daadaah ma Bilaabin
Guurguurka isku deydaa
Gacataadana wuxii soo galo
Waad daadisaa
Qosolna ii dartaa
Ma'ka daalo, dabo tirkaaga
Dajiso kuu baxshoo
Deymadaada ma'ko daalo
Moderators: Moderators, Junior Moderators, Islam mods
Return to “Literature - Poems and Poets”
Users browsing this forum: No registered users and 2 guests