KISMAYO IS LIBERATED!!!!!!!!!
Moderator: Moderators
KISMAYO IS LIBERATED!!!!!!!!!
Ciidamada maxkamadaha oo faarujiyay Kismaayo iyo Jilib
Mogadishu 01, Jan.07 ( Sh.M.Network) – Ciidamadii maxkamadaha islaamka ayaa isaga baxay magaalooyinka Kismaayo iyo Jilib, iyadoo ciidamada dowladda Ethiopia iyo kuwa dowladda ay la wareegeen magaalada Jilib, una sii ruuqaansaday magaalada Kismaayo oo ay ka soconayaan qaban qaabo loogu jiro soo dhaweyntooda.
Dagaalo saacado socday ka dib oo la isku habeensaday oo shalay magaalada Jilib ku dhex maray ciidamada maxkamadaha islaamka iyo kuwa dowladda ethiopia oo kaashanaya kuwa dowladda Somalia ayaa aaqiritaankii waxa ay bilaabeen xoogagga maxkamadaha islaamka in ay isaga baxaan magaalooyinka Kismaayo iyo Jilib.
Lama oga wali halka ay baxsadeen ciidamada maxkamadaha islaamka iyo Mas'uuliyiintooda, oo faarujiyay magaaladaasi xalay.
Laakiin warar ayaa waxa ay sheegayaan in xoogaggii maxkamadaha islaamka ay sii dhaafeen dhinaca deegaanka Buulo Gaduud oo galbeed kaga toosan magaalada Kismaayo.
Maleeshiyooyin iskood isku abaabulay oo deegaanka ah ayaa la wareegay dekedda iyo Airaporka Kismaayo si ay u sugaan amaanka, isla markaana ay ka hortagaan boob iyo bililiqo halkaasi ka dhacda.
Ciidamada maxkamadaha islaamka ayaa waxa ay uga tageen magaalada Kismaayo hal gaari oo zuu ah oo uu saaran yahay qoryaha lidka diyaaradaha iyo baabuur yaryar oo ah kuwa lagu socdaalo.
Boqolaal dad ah oo wata boorar iyo calanka dalka Somalia ayaa isugu soo baxay magaalada Kismaayo, kuwaasi oo ku faraxsan ka bixitaanka maxkamadaha ee magaalada Kismaayo, iyadoo sidoo kale dadku ay isku diyaarinayaan soo dhaweynta ciidamada dowladda iyo kuwa Ethiopia ee halkaasi ku wajahan maanta.
Ciidamada dowladda iyo kuwa Ethipooia ayaa waxa ay ku sugan yihiin magaalada Jilib, kuwaasi oo maanta isku qaban qaabinaya in ay galaan magaalada Kismaayo.
24 kii bishii September ee sanadkaan ayay aheyd markii ciidamada maxkamadaha islaamka ay qabsadeen magaalada Jilib, oo uu maamulayay Isbaheysigii D/jubba oo uu madaxda ka ahaa Col. Barre Hiiraale.
Maxkamadaha islaamka Somalia ayaa marka ay qabsadeen magaalada Kismaayo waxa ay ku soo rogeen xukunno adag, iyadoo laga mamnuucay isticmaalka iyo ka ganacsiga sigaarka iyo qaadka iyo daaqashada aflaanta
Farxaan Lafoole
Shabelle Media Network Kismaayo
E-mail us: info@shabelle.net
Shabelle news in English
© 2005 Shabelle Media Network All Rights Reserved, Designed by: Baabul
1

Muqdisho(Allpuntland)-Ciidamada maxkamaddaha Islaamiga ee ku sugnaa magaalada Kismaayo ayaa xalay isaga baxay degmadaasi iyadoo aan wax dagaal ah ka dhicin, kadib markii gelinkii danbe ee shalay dagaal qaraar degmada Jilib uu ku dhex maray ciidamada Dowladda KMG ah oo ay wehliyaan ciidamo Itoobiyaan ah iyo kuwa Maxkamaddaha Islaamiga.
Ciidamada Dowladda Federaalka ayaa gacan ku heynta Jilib ay si rasmi ah ula wareegeen, waxaana la filayaa in saacadaha soo socda ay ciidamada dowladda gaaraan magaalada Kismaayo.
Maliishiyooyinkii Isbaheysiga Dooxada Jubba ayaa bilaabay in ay la wareegaan hub iyo rasaas ay ka tageen maxkamadaha Islaamiga, waxaana xalay tacshiirad ay is weydaarsadeen ciidamada maxkamadaha iyo kuwo taabacsan Barre Hiiraale ay gudaha magaalada rabshada ka sameeyeen, waxaana halkaasi ciidamadii maxkmadaha looga dhaawacay labo ruux.
Mas'uuliyiinta maxkamadaha iyo maliishiyooyinkooda ayaa waxaa lagu soo waramayaa in ay u dhaqaaqeen dhinaca Buulo Gaduud oo ugu sii gudbay deegaanka Raasgiyambooni oo ku dhow xuduuda dalka Kenya.
Dadweynaha ku dhaqan magaalada Kismaayo ayaa saakay u diyaarsan iney soo dhoweeyaan ciidamada Dowladda KMG ah iyagoo luxaya caleemo qoyan, waxaana magaalada Kismaayo saakay laga dareemayaa jawi ka duwan midkii horay ee maxkamaduhu kusoo rogeen, waxaana la arkayey goobaha ganacsiga oo lagu iibinayo Sigaarka iyo Tubaakada oo horay ay maxkamadaha u mamnuuceen
Cali Sandheere
Allpuntland-Muqdisho

-
Steeler [Crawler2]
- SomaliNet Super

- Posts: 12405
- Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
- fagash_killer
- SomaliNet Super

- Posts: 13942
- Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
- Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 13 Replies
- 1193 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 16 Replies
- 1985 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 3 Replies
- 819 Views
-
Last post by Murax
-
- 10 Replies
- 1631 Views
-
Last post by Somaliweyn
-
- 19 Replies
- 4029 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 11 Replies
- 1691 Views
-
Last post by zingii
-
- 8 Replies
- 2533 Views
-
Last post by BeyondQabil
-
- 0 Replies
- 1737 Views
-
Last post by Even123
-
- 27 Replies
- 28544 Views
-
Last post by GalliumerianSlayer
-
- 12 Replies
- 3689 Views
-
Last post by Marques