Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Sir Luggoyo

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Sir Luggoyo

Postby kambuli » Thu Jan 11, 2007 2:07 pm

Luggoyo,

Somaalidu waxay ku maahmaahdaa ninkii walaan walaalkiis ayaa u miyir qabaÂ…maahmaahdaasi waxay ku fadhidaa xikmad weyn..Waayo waxay u mccno dhowdahay xadiiskii Nebiga CSW ee ahaa. Walaalkaa u hiili oo gardarada ka qabo, haddii laga gardaran yahayna uga hiili ka gardaraysanya.

Waxa aad tahay ruux aan xurmo weyn u hayo amarka Ilaahay, inkastoo aynaan haddana is aqoon. Ilaahay haddaan ka baqdo waxan aad ku jirto waa khalad aad u weyn. Adduunkaaga iyo aakhiradaadana maaha wax u fiicanÂ… Bal si quman u akhri waxan aan ku leeyahayÂ…And please ha I saarin qaartaÂ…It is just a sisterly adviceÂ…

Dalkeenu waxa uu dawlad la’aan ahaa 16 sanadood..Qof waliba ra’yi ayuu ka qaba sababta keentay inaan ahaano sidaa caloolxumida weyn…Aniga fekerka ii gaarka ah waxaa weeye: Maalintii dagaalka lagu qaaday xukuumaddii milatariga ahayd haddii si xaq ah loogu qaadi lahaa oo la odhan lahaa” Qori iyo qiiqiisa waa la isla tuura” Oo mid kasta oo xadgudub ku sameeyey maamulkii loo dhiibay, ama guud ahaamba maamulkii jirey oo dhan dhinac laga wada mari lahaa oo aan ahaan lahayn dad mabda’a ku dagaalamayaa… Maanta waxaan ahaan lahayn dad dawlad iyo calan iyo qaranimo leh..Mase dhicin nasiib darro waxaa dhacday inay sheekadu noqotey keliya “ Mareexaan ha dhaco, kaddibna ay sii gudubtey oo ay noqotey Daarood ama Faqash ha dhacdo… Taasi waxay keentay in habar meel yaanyo ku gadanaysaa ay badbaadi weydey… Meesha raggii ay qaarkood ahaayeen madaxweynayaal ku xigeen ama wasiiradii ugu boobka badnaa dalka ay dhex laafyoodaan Xamar…I don’t have to say their names..Laakiin Somaaliyi way istaqaanaa… Shocked

Maanta arrinkan aad aadka ugu celcelineysaa waa tii oo kale… “Majeerteen” Waa uun halkii berigii oo kale…Umad iska dhan oo Shiikh iyo Shariif leh, inaad maalin walba afka ku hayso waa xaaraan.. Inaad tidhaahdo “ Car yaa sheegi kara qof sharaf leh oo ku jira” Waa xaaraan iyana… Sad

Walaalow dalkeena iyo dadkeenaba dembi ayaa laga galayÂ… Ma hawaysateen Xabashi iwm halkaa waxa ina dhigey waa hunguri aan la isu oggoleyn hoggaankii iyo xukunka dalka.Dembigaa intaa leÂ’eg ee laga galay Umaddeena dusha ha uga tuurin hal reerÂ…
Cabdilaahi Yuusuf dabcan reer ayuu ka dhashayÂ… Iyaga keliya ma dooran ee intii Kenya isugu tegtey ayaa doorateyÂ… Arrinkan yan la qabyaaladayn bay aniga ila tahayÂ…

Haddii ay wax kale jiraana noo sheegÂ…Laakiin walaal Allaah ka baqÂ…oo Majeerteen keligii ha saran waxa ka dhacaya dalkaÂ…Waxa ka dhacaya dalka waa qiimo jab ku dhacay dadkeenii(Raggeenii) iyo Iimaan la'aan..Taasna way ka siman tahay Somaaliyi...

Gartu Ilaahaybay taqaanaaÂ… Igana raali noqo haddaan kuu gefey.

User avatar
Cawar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 18502
Joined: Sat Nov 06, 2004 1:14 am
Location: BBB

Postby Cawar » Thu Jan 11, 2007 2:26 pm

Kambuli

Odaygii Lugoy aha malmahan waxbaa si ka ah...maybe he needs to go on vocation or somthing.. Very Happy

User avatar
Sir-Luggoyo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7827
Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
Location: Baar Luga Baxsi

Postby Sir-Luggoyo » Thu Jan 11, 2007 2:59 pm

Cawar,

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing @ Vacation

Fukk you waryaa, I ain't going nowhere waqti dhow, so don't losen your belt yet.



Kambuli,

Intaa aad sheegtay oo dhan waa runtaa oo kuguma diidani, laakiin baa meesha ku jirta. Horta waxaad ii sheegtaa adiga reerkan waxa idinka dhexeeya ood mar walba u difaacdo? Laughing Laughing Laughing Laughing Ok, just kidding.

Horta sheekada aniga MJ waxay bilaabatay intii Tigregu soo galay waddanka, waayadii hore waad i taqaanayoo marba qabiilkii aan dadkiisa khalad ku tuhmo waan caayi jiray markaan arko inay dad badan oo forumka ku jira ay la qabaan. Tan Bah Habar Majertenna kama duwanayn oo waxaan aadka ugu sii talax tagay waxaa weeye iyagoo u riyaaqaya oo u sacabo tumaya inay Tigre waddankii qabsato oo qaarkood ayba iskula quman yihiin oo aanayba u arkin in khalad dhacay.

Anigu Somali ha is layso oo yaanay midna isaga tagin, waligeedba way is layn jirta ilaa qarnigii Nabi Nuux colaad kastana waa la dhexdehxaadin jiray oo way dhamaan jirtay, laakiin Tigrega soo galay waddanka qiil ma laha ninkii ama naagtii is tidhaah qiil u yeelna, ka yeeli maayo.

Haddii aan arki lahaa qaar ka mid ah qoyskan Habar Majerten oo ka dhiidhiyaya dayaca ay noo geysatay xukuumad ku sheegta uu hogaaminayo A/hi Yusuf, waxanoo dhami maba yimaadeen, laakiin ummad dhan oo ku faraxsan Tigre inuu sanka kaga kaajo, xaggayga wax arxan iyo naxariis ihi uma yaalaan, saa dadnimo maba lehe haba yaraatee.

How is that for an explanation

User avatar
foolxume2005
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3705
Joined: Fri Nov 26, 2004 3:30 pm
Location: JIG_JIGA
Contact:

Postby foolxume2005 » Thu Jan 11, 2007 3:23 pm

Sir that's your Kambuli, intay thread furto ayay if she doesnt like what you said she wont reply, she will wait what other ppl will say then reply.

User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Postby kambuli » Thu Jan 11, 2007 3:31 pm

Foolka,

Adigu Islaantan aad ka dalacday badaheeda ka bax... Shocked
Maxaan ka jawaabaa ee meesha yaal? Walaalkeen waxa aan is idhi u nasteexee, waana igu gacan saydhay, markaa keliya ma waxaad iga rabtaa inaan idhaado" I accept the defeat" I do accept.....Waanan ka baxay Arrow

Luggoyo,

Thanks walaal... Ma ihi Majeerteen igana rumeyso xataa dhiigeyga kuma jiraan...Nina kama shukaansado...Ee waxa aan la col ahay waxa la qabyaaladeeyo....Waxaanan ku qanacsanahay wax kasta oo la qabyaaladeeyo midho ma dhalaan...

Raalina iga noqo mar labaad... Sheekadaasi halkaasay ku xidhan tahay.

User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Postby XidigtaJSL » Thu Jan 11, 2007 3:35 pm

Kamuuli waa Dhulbahnate, the natural kabo-qaads of Majeerteenka, Awrkaa lagu kacsadaa ee ha la yaabin , Majeerteenku waxay ku sasabtaan inagaa isku Harti ah iyo inagaa isku Daarood ah and it is why they support them with the exception of a few here and there like Cali Khaliif Galaydh oo aay collad shakhsi ah ka dhaxayso isaga iyo Cabdilaahi Yuusuf taas oo la xidhiidha sidii loola dhaqmay Cali Khaliif waagi shirkii Impagathi Kenya ka socday ee kama aha wadaninimo Ina Galaydh. Waxaan Daaroodka ka maqli jiray Isaaq iyo Somaliland xabashi bay rag Somaliyeed farta ka saareen oo u dhiibeen maantana isla ragaas ayaa Soomaliya iyo Soomalida daganba u soo kaxaystay taangiyo dayuuradu iyo Ciidan Itoobiyaan ah si ay dadkooda iyo dalkoodaba xoog ku qabsadaan. Ironic Very Happy

User avatar
foolxume2005
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3705
Joined: Fri Nov 26, 2004 3:30 pm
Location: JIG_JIGA
Contact:

Postby foolxume2005 » Thu Jan 11, 2007 4:13 pm

[quote="kambuli"]Foolka,

Adigu Islaantan aad ka dalacday badaheeda ka bax... Shocked


Ala ma waxaad akhrisay maraan shalay ama daraaad qof kulahaa islaantaan waan ka gradutegareeyay? walaahi I dont even remember qofkaan la hadlayay adiguna niyadaad ku haysaa, ina adeer SN wakhti ku dilis baan u soo galaa, I'm happily married and I dont wanna ever see dadkiina meeshan isugu yimid, I just wanna luagh and have a funand I think you should do the same.

User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Postby kambuli » Thu Jan 11, 2007 4:23 pm

Foolka,

Dadkuna waa sidaada oo kale uun... Miyaan ku aqaan maya...Miyaad I taqaan maya....Wakhti lumisku waa mutual walaal ee ha u daymo la'aan... Laughing


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 37 guests