bye bye indhocadde & aweis Baraawe ppl are ruling themse

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
musika man
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5661
Joined: Thu Aug 31, 2006 1:05 am

bye bye indhocadde & aweis Baraawe ppl are ruling themse

Post by musika man »

Maamulkii Degmada Baraawe oo La Dhisey:

Magaalada Baraawe.01/27/07

Aadan Cusmaan - DMC-Muqdisho

Waxaa Degmada Baraawe oo ku taalla koonfurta Gobolka Shabeellada Hoose looga dhawaaqey maamul cusub oo dadka deegaanka ay dhisteen ka dib markii ‘maamul-ku-sheegee’ halkaas ka jiri jirey la kala direy. “Maamulkii’ horey ka dhisnaan jirey oo madax ka ahaa ninmii layiraahdo Cabdullaahi Xalane ayaa la kala direy markii ciidamada Maxaakiimta ay Degmadaas qabsadeen dabyaqadii sanadkii hore, kuwaas oo iyagana la burburiyey markii ciidamada Dowladda oo kaashanaaya kuwa Dowladda Itoobiya ay gacanta ku dhigeen wadanka intiisa badan.

Waxgaradka, Nabaddoonnada iyo Aqoonyhannada Degmada Baraawe ka soo jeeda ayaa xussul-duub u galey dhismaha maamulka Degmadooda waxaanay isku raaceen in ay guddi ka kooban 9 xubnood sameeystaan, kaas oo Guddoomiya u yahay Cali Maxamuud Sheegoow 9Cali Marduuf).

Doodo dhaadheer iyo is-qabqabsi badan ka dib waxaa lagu guuleeystey in la dhiso maamul mideeysan oo ay iska leeyihiin dadka Degmada u dhashey inkasta oo dhowr qof oo dhuuni-qaateyaal ahi ay weli ku dadaalayaan in ay wax la wadaan Cabdullaahi Xalane oo weli u hanqaltaagaaya in uu sii watto boobkii iyo dhacii uu ku hayey dadka Degmada Baraawe. Waxaase meesha ka baxay awoodii ciidan ee beeshiisa ay haysan jirety Gobolka Shabeelaha Hoose oo idil laga bilaabo waqtigii la dhisey Dowladdii Arta oo madax ka ahaan jirey Cabdi Qaasin Salaad.

Shabakadda Warbaahinta DMC Muqdisho.
Aadan Cusmaan
Bokoola@hotmail.com
User avatar
Moguul21
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2804
Joined: Tue Jul 15, 2003 7:00 pm
Location: 10,000 lakes
Contact:

Post by Moguul21 »

Musika man,

You would never have been free with out me.

Celebrate freedom and democracy have glass champiange now Laughing Laughing
musika man
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5661
Joined: Thu Aug 31, 2006 1:05 am

Post by musika man »

[quote="Moguul21"]Musika man,

You would never have been free with out me.

Celebrate freedom and democracy have glass champiange now Laughing Laughing[/quote]

^^^^

tigre mohamud, most of the tfg leaders are hawiye and other non darod somalis. the top ten leaders in the tfg, only abdulahi yusuf is darod. sorry, we are muslims and don't drink alcohol, we will just pray sunnah and thank allah.
User avatar
eyes-only
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5652
Joined: Sun Apr 30, 2006 2:30 pm
Location: ** Xamar-Caddey**

Post by eyes-only »

Since when was Sheikh Xassan Dahir Aweys the head of Baraawe? You need to get a brain cell or two! Arrow
User avatar
Moguul21
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2804
Joined: Tue Jul 15, 2003 7:00 pm
Location: 10,000 lakes
Contact:

Post by Moguul21 »

Muslim man I mean musika man

There is only one president and one martial law and one ruler

and that is mudane Abdullahi Yusuf Ahmed God bless him

the other people u are talking about technically they do not excist.

Since you don't drink champiagne how about Miller lite
musika man
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5661
Joined: Thu Aug 31, 2006 1:05 am

Post by musika man »

[quote="eyes-only"]Since when was Sheikh Xassan Dahir Aweys the head of Baraawe? You need to get a brain cell or two! Arrow[/quote]

^^^^^

aweis issued fatwas in support of indhocadde as a blessed warlord to oppress people. be back, my dad is screaming for help. Laughing
User avatar
eyes-only
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5652
Joined: Sun Apr 30, 2006 2:30 pm
Location: ** Xamar-Caddey**

Post by eyes-only »

[quote="musika man"][quote="eyes-only"]Since when was Sheikh Xassan Dahir Aweys the head of Baraawe? You need to get a brain cell or two! Arrow[/quote]

^^^^^

aweis issued fatwas in support of indhocadde as a blessed warlord to oppress people. be back, my dad is screaming for help. Laughing[/quote]




I think you need to stop grouping people. Sh. Indhacadde was the head of lower Shabelle not Sh. Xassan Dahir Aweys.

LetÂ’s hope the people of lower shabelle will have peace like they used to.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”