Qudhac Dhalaan

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Qudhac Dhalaan

Post by kambuli »

Lafo,

Haddaad qudhac dhallaan geel ku raaci jirtey, markaa ma waxaad tahy qolyihii lagu yidhi " Ama Guurso ama waxbarasho doono" Laughing Sir baa fakatay...

I hope inaadan ahayn Nin Muse Yuusf ah oo reer Muse Yuusuf ah...Qolyaas cidi kama daba hadli jirene...
LAFO-LAFO
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2215
Joined: Tue May 25, 2004 7:00 pm
Location: Support The governor of the die-hard nationalist Ali Sandule
Contact:

Re: Qudhac Dhalaan

Post by LAFO-LAFO »

[quote="kambuli"]Lafo,

Haddaad qudhac dhallaan geel ku raaci jirtey, markaa ma waxaad tahy qolyihii lagu yidhi " Ama Guurso ama waxbarasho doono" Laughing Sir baa fakatay...

I hope inaadan ahayn Nin Muse Yuusf ah oo reer Muse Yuusuf ah...Qolyaas cidi kama daba hadli jirene...[/quote]


Kambuuli
Inaabti sheekadaasi way idhaaftay walaahi iigu soo celi adoo soo koobaya.
Takale Yusufkanaad sheegaysid waxaan ahay kuwii karbaashi jiray Laughing
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Qudhac Dhalaan

Post by kambuli »

Lafo, Inaabti,

That was then...Waagaa wa lasoo dhaafay aan laga daba hadli jirin Reer Yuusuf-ka...Hadda xaal sida uu yahay garan maayo..Dee cid waliba waxay doonto ayey sheeganaysaa...But you can ask any Reer Hawd person...There was a time ay ahaayeen saddex reer kuwa aan cidi ka daba hadlin:

Reer Yuusuf... Muse Yusuf..
Reer Hagar.... faarax Hagar
Reer Caynaanshe... Sugule Caynaanshe...ask anyone one, if your grand-dad is alive ask him...Iyagaana gabdhaha isi siin jirey...
LAFO-LAFO
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2215
Joined: Tue May 25, 2004 7:00 pm
Location: Support The governor of the die-hard nationalist Ali Sandule
Contact:

Re: Qudhac Dhalaan

Post by LAFO-LAFO »

Kambuuli
hadaan sheekadan akhristay. Walaahi waxaad moodaa inaad aniga hadlaysid Laughing
ama guurso ama waxbarasho tag Laughing

Sheeko:
Waxaa east london maalin ka dhacday nin baa yidhi anigoo reer yusuf ah oo sugule caynaanshe i dhalay yaa iga libaaxsan?
Nin baa u jawaaboo wuxuu ku yidhi nasiib ayaad leedahay hadaadan awr noqon Laughing
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Qudhac Dhalaan

Post by kambuli »

Lafo, quote " Waxaa east london maalin ka dhacday nin baa yidhi anigoo reer yusuf ah oo sugule caynaanshe i dhalay yaa iga libaaxsan?
Nin baa u jawaaboo wuxuu ku yidhi nasiib ayaad leedahay hadaadan awr noqon


Wuu xaasidayey...Raggaasi waa raggii waxna gudi jirey waxna goyn jirey...Waagaas dadku nabad iyo colba waa yaqaanayn, wayna ka hanweynaayeen waxyaalaha qaar.. Maxayse kuugu taalaa, iminka waxaa soo baxay balaayo aan dhan loo raaco la garanayn... Sad

Anyway that was then... Amaba, Waayo waayo...
LAFO-LAFO
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2215
Joined: Tue May 25, 2004 7:00 pm
Location: Support The governor of the die-hard nationalist Ali Sandule
Contact:

Re: Qudhac Dhalaan

Post by LAFO-LAFO »

Kambuuli
Hawdka waa soo arkay oo waa sidaad sheegtay, aniguse waxaan ahay reer bari..Hies,shalcow hodma and huluul iyo guban Cool
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Qudhac Dhalaan

Post by kambuli »

I am not familiar with those guys...Yes I know people but not very familiar... M. Abokor..the Udurximiins ar Adda....?
LAFO-LAFO
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2215
Joined: Tue May 25, 2004 7:00 pm
Location: Support The governor of the die-hard nationalist Ali Sandule
Contact:

Re: Qudhac Dhalaan

Post by LAFO-LAFO »

Addaraxman
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”