Ismacil M. H. Buubaa Somali Foreign Minister
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- DawladSade
- SomaliNet Super

- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Ismacil M. H. Buubaa Somali Foreign Minister
Saddam Maria likes you, take this to private messaging soldja! 
- Ina Baxar
- SomaliNet Super

- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: Ismacil M. H. Buubaa Somali Foreign Minister
War bal u kaadi inaar. Ethiopia hadday Somaliland wax u hayso miyay aqoonsato.
War kaarto "bullshyte" ah ayaa lagu maawelinaya ummadda . Tigreegu CY bay ku shaqaystan , maalintey Koonfuri hagaagto orodoo Idoor-ka la soo heeshi bay ku odhanayan . I 'd rather do it on my terms man, iyaadona cidii amar igu siin.{oo weliba xabashi ah }
Reer koonfuredku iyoo reer Puntland waa walaalahay ."On ne choisit ni sa famille ni son endroit de naissance" ayuu yidhi ninkii French-ka aha.{You don't get to choose meeshaad ku dhalatay iyoo ciddaad la dhalatay} .
Waa la is laaya , waana la is caayaya ,no doubt laakiin isku dad ba laysla yahay.
Anigu cidaan ka baqayo ayaa iska yar , I am optimistic by nature .
Liqaaye-->"Markas Hadday ethiopia Joogto xamar Iyaga Iya doonaya inay Joogan, adiga ninkaagan Ka Yimi Arabsiyo maxa Ku Daaraya...."
Waxaad ku hadlayso bal eeg inadeer. Ma reer Xamar ayaa raba iney Xabashi dhulkooda ku gumeysato?You and I both know it is not true , markaa taas horta kaba saar sheekada. Midda kale aniga maxaad Arabsiyo igu xidh-xidhaysa.
Ninka naftiisa u baqaya ayaanan gurigiisa ka soo bixinee , anigu meeshaan doono ayaan ka boodeya oo Somaali baan ahay.THINK BIG MADAFAKAS!!!

- maria from west side
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4694
- Joined: Sun Oct 03, 2004 6:31 am
- Location: Iceland
- Contact:
Re: Ismacil M. H. Buubaa Somali Foreign Minister
[quote="DawladSade"]Saddam Maria likes you, take this to private messaging soldja!
[/quote]
I'll give u a 100 reasons why I don't like him.....Better Qansa than him, he scored 99.5.

- COSTA
- SomaliNet Super

- Posts: 13754
- Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
- Location: (Sapo)= Min arbetsgivare
Re: Ismacil M. H. Buubaa Somali Foreign Minister
^Jag tror du är äldre än honom så slå honom ordentligt 
- DawladSade
- SomaliNet Super

- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Ismacil M. H. Buubaa Somali Foreign Minister
[quote="Ina Baxar"]War bal u kaadi inaar. Ethiopia hadday Somaliland wax u hayso miyay aqoonsato.
War kaarto "bullshyte" ah ayaa lagu maawelinaya ummadda . Tigreegu CY bay ku shaqaystan , maalintey Koonfuri hagaagto orodoo Idoor-ka la soo heeshi bay ku odhanayan . I 'd rather do it on my terms man, iyaadona cidii amar igu siin.{oo weliba xabashi ah }
Reer koonfuredku iyoo reer Puntland waa walaalahay ."On ne choisit ni sa famille ni son endroit de naissance" ayuu yidhi ninkii French-ka aha.{You don't get to choose meeshaad ku dhalatay iyoo ciddaad la dhalatay} .
Waa la is laaya , waana la is caayaya ,no doubt laakiin isku dad ba laysla yahay.
Anigu cidaan ka baqayo ayaa iska yar , I am optimistic by nature .
Liqaaye-->"Markas Hadday ethiopia Joogto xamar Iyaga Iya doonaya inay Joogan, adiga ninkaagan Ka Yimi Arabsiyo maxa Ku Daaraya...."
Waxaad ku hadlayso bal eeg inadeer. Ma reer Xamar ayaa raba iney Xabashi dhulkooda ku gumeysato?You and I both know it is not true , markaa taas horta kaba saar sheekada. Midda kale aniga maxaad Arabsiyo igu xidh-xidhaysa.
Ninka naftiisa u baqaya ayaanan gurigiisa ka soo bixinee , anigu meeshaan doono ayaan ka boodeya oo Somaali baan ahay.THINK BIG MADAFAKAS!!![/quote]
Liqaye i respect you too, but I think this guy deserves much more of my respect. heck he even deserves more respect that i could ever have, ina baxar odayaho garka gaduudan raganimaad muujisay

- Sadaam_Mariixmaan
- SomaliNet Super

- Posts: 13484
- Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
- Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
- Contact:
Re: Ismacil M. H. Buubaa Somali Foreign Minister
[quote="DawladSade"]Saddam Maria likes you, take this to private messaging soldja!
[/quote]
sxb i know Isaaq girls are yr fetishe but i like Dhabacyo ceeb

sxb i know Isaaq girls are yr fetishe but i like Dhabacyo ceeb
- maria from west side
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4694
- Joined: Sun Oct 03, 2004 6:31 am
- Location: Iceland
- Contact:
Re: Ismacil M. H. Buubaa Somali Foreign Minister
^^Do your self a favor---Disappear, couz u make zero sense. 
Waryaa Costa...
....
Jeg trenger veiledning fra deg selvsagt. lol
Waryaa Costa...
Jeg trenger veiledning fra deg selvsagt. lol
- Sadaam_Mariixmaan
- SomaliNet Super

- Posts: 13484
- Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
- Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
- Contact:
Re: Ismacil M. H. Buubaa Somali Foreign Minister
u think i care??

- maria from west side
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4694
- Joined: Sun Oct 03, 2004 6:31 am
- Location: Iceland
- Contact:
Re: Ismacil M. H. Buubaa Somali Foreign Minister
[quote="Sadaam_Mariixmaan"]u think i care??
[/quote]
That's your problem not mine.

That's your problem not mine.
- Sadaam_Mariixmaan
- SomaliNet Super

- Posts: 13484
- Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
- Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
- Contact:
Re: Ismacil M. H. Buubaa Somali Foreign Minister
thnxs abaayo

- fagash_killer
- SomaliNet Super

- Posts: 13942
- Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
- Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up
Re: Ismacil M. H. Buubaa Somali Foreign Minister
i agree with you guys on the clown faysal ali waraabe.
Faysal Shalay Afweynu Difacayey Mantana Dahir Riyale
Axmed D. Habane — ----- — 11 March, 2007
--------------------------------------------------------------------------------
Faysal C, Waraabe Shaly AFweyne Buu Difaacayay; Maantana Riyaale
Soomaalidu cillad wayn bay leedahay kama faaiidaysato taariikhda ay soo marto. Sidii umusha ay durbadiiba illowdaa wixii xumo iyo wanaag soo maray. Banii-aadamka kale waxay nooga gedisan yahay waxay ka faaidaystaan waayaha soo maray si aanay mar dambe ugu dhicin hooggii soo maray.
Ummadda Somaliland waxay soo martay taariikh madow oo aan ka go'ayn marnaba maskaxdooda, taasoo ahayd rajiimka maatalayska ee Siyaad Barrihii haligmay. Waxaa jiray rag badan oo u dhashay dadkii la isir sifaynayay oo la safnaa Afweynihii umulo dooxa ahaa. Raggaas maanta Somaliland ayay midhihii mujaahidiintu dhaliyeen muudsanayaan oo ku raaxaysanayaan dhiiggii ummaddii xalaasha ahayd. Kuwaas waa kuwa hogaanka u ah dalka Somaliland ee meesha aynu joogno na geeyay, kasoo ah heer aan marayno maxkamdihii badbaadada ee Geelihii Afweyne dadka ku qaadi jiray oo kale.
Faysal C. Waraabe ilaa maalintii laga saaray Xamar Afweyne madaxtooyadiisii Illin gooniya ayuu kasoo gali jiray waxuuna ahaa ragga ugu cadcad ee difaaci jiray kaliye taliyihii Siyaad Barre. Waxkastoo jiray waa taas la iska ilowbay oo aan taariikhda dib loo raacin lana yidhi waa nin dalka u dhashaye iska daaya. Balse horaa loo yidhi: bahal caydhiin ma daayo ninna caadadii kama tago. Faysal C. Waraabe waxuu hadba shaadh gashadaba waa kaas muuqaalkiisii runta ahaa soo bandhigay, isagoo marwalba la jira dadka ummadda halaagaya sida Daahir Riyaalaha maanta cadaystay inuu ku dhaqaaqo ficillo ka xun kuwii hore aannu usoo marnay ee rajiimka naxariista darnaa ee Afweyne.
Faysal C. Waraabe muddooyinkaan dambe oo dhan siibba intii uu la kulmay Riyaael qiyaastii labo billod ka hor shaqadiisii oo dhan waxay noqotay difaaca Riyaale iyo kasoo horjeedka ummadda la dulmayo. Bal eeg hadaladiisii u dambeeyay ee ahaa Wakillo doonaya inay soo bandhigaan moooshin ay ku ridayaan Riyaale ayaa jira, oo haddi ay jiraan maalin ka haboon miyaa jirta in dadka laga qabto rajiimkaan dalka haadaanta ka tuuraya. Faysal waxuu ku faraxsanyahay dhibka ummadda lagu hayo isagoo dhaafsanaya sidii horeba waxoogaa dhadhamo ah. Heer waxuu gaadhay uu daadeefeeyo guddoomiyaha wakiilada oo uu u duur xulayo isagoo leh guddoonka uma qaadan inaan ridno Riyaale balse inaanu ku gorgortano si aannu waxuun u helno.Faysal heer waxuu gaadhay uu saxaafadda ku dhaleelo inay sheegaan musuqa iyo xaqdarada muwaadiniinta lagu xidhayo isagoo leh maad ka hadashaan horumarka la gaadhay intaad wiilal la xidhay buunbuuninaysaan. Faysal waxuu raacay go'aankii Riyaale ee ahaa in jajuub lagu magacaabo komishan cusub ee doorashooyinka isagoo kuwii hore yidhi marna joogi mayaan. Waa la yaabe Faysal ma afhayeen Riyaale baa mise waa guddoomiye xisbi. Waxaa la joogaa waqtigii Faysal lala xisaabtami lahaa ee hore wixii u gaystay iyo haddaba waxa uu wado abaalkeeda la mariyo. Intase la baal maraayo in la isku qaldo hormuudkeenna iyo Dibindaabyadeenna wallee inaan ciil laga baxayn oo halkaas ayaa ummadda kii juuq yidhaa xabsi iyo ciqaab lagu ridin
Axmed D. Habane

Faysal Cali Waraabe Waa Noocma
Faysal Aden — London, UK — 9 March, 2007
--------------------------------------------------------------------------------
Umadaha aduunku waxay kukala hormaraan sida ay u qiimeeyaan dhacdooyinka soo jireenka ah ee malin walba la kulmaya umaaddaas iyo duruusta ay ka faa’iidaystaa taariikhihii dhacay.
Waxba xagga taariikhda ku dheeraan mayo, mawjadda Siyaasadeed ee ayaamahan ka dhacaya Somaliland haddaan ka eego doorka uu ku leeyahay Guddoomiye faysal Cali waraabe oo ah guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ee UCID waxa aan shaki ku jirin in ay dad badan ku ridayso jaha wareer. Waayo Faysal ayaa sidiisaba ah qof noocyo badan. ...
Faysal waa nin kucusb masraxa siyaasadda oo aanay uga horraynin dagaalkii sokeeyo ee Somaliland kadhacay. ...
Faysal safarkiisii ugu danbeeyey ee uu London ku tegey wuxu fadhi fiican la qaatay Wasiirka khaariajiga ee dawladda Baydhabo, Mr Buubaa.
Faysal waa qofka keli ah ee hotel Ambasator ku qaabilay Qabqable dagaal Sudi Yalaxaw markii uu dhawaan yimi Hargaysa.
Faysal Maalinna wuxu caayaa Dahir Riyaale maalina wuu difaacaa isagoo aan kala garanaynin marka uu saxa yahay iyo marka uu khaldan yahay, taasina waxay abuurtay in dadku kusifeeyaan faysal nin laaluush ka qaata Riyaale oo Maalinta uu doonaayo in wax loodhiibana wuu kuqayliyaa maalinta wax lasiiyana waa uqayliyaa
Aqoon la’aanta siyaasaded awgeed, Faysal waxa iskaga khaldan danta siyaasadeed ee uu leeyahay ee mansab raadinta ah iyo danta qaranka, taasna waxa kuu caddaynaya isagoo mucaarad sheeganaya ayuu haddana marwalba lajiraa dhinaca xukuumadda oo weliba ku raacaa khaladaad aad u qallooca sida tan manta ee Kimishanka. - Welina maynu arag faysal oo ka hadlaya khaladaadka waawayn ee dawladdu gashay sida
Arinta Total
Arintii Amina weris
Arinta kordhinta Guurtida
Miisaaniyadda
Iyadoo rag xisbigiisa ahi ay gacanta ku hayaan golaha baarlamaanka haddana wuxu kala xishoon waayey in uu fagaarayaasha ka ceebeeyo, go’aanadii Golahana uu dadafeeyo, taasina waxay muujinaysaa in uu ujeeddo gooniya leeyahay oo aan xubnaha kale ee xisbigu kula socon.
Wuxu Faysal ixtiraami waayey fekerka qaranka guud ee uu rajada ka qabo in ay doortaan, markuu soo magacaabay xubin komishka ah oo inaadeerkiis ah iyadoo taasi ay ka baxsan tahay anshaxa siyaasadda.
Faysal ilaa iminka sicad ugama hadlin xukunka xaqdarada ah ee lagu riday xubnaha maamulka Haatuf
Iskusoo xoori oo dhamaan arimahaas kor ku qorani iyo qaar kale oo badani waxay kordhinayaan hummaagga kujira noociyadda siyaasadeed ee Faysal Cali waraabe.
FAYSAL ADEN
LONDON
faysaladen@yahoo.co.uk

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Ismacil M. H. Buubaa Somali Foreign Minister
InaBaxarow: Ethiopia Horta aan ku sheego, Weligeed iyo Aalahed Uma ogola inay Soomali is Raacdo!! Taasi waa Habeen Xalay oo tegay!!!! waxay uu si kala go goynaysa: Puntland, jubaland, iyo konton kale, reasonkana waad ogtahay, Somaliweyn oo is Raacda Cid Kula Deris ah ma Ogola Djibouti Mooyane, waa habeen Xalay tegay Inay Ethiopia iyo Keenya aragto Somaliland iyo Somalia oo is Raacday, Hardhowna Claim Gareeysa (NFD) iyo (ZONE 5) oo Xoog jeelatay
weliged taasi ma dhacayso, somali oo Maskaxda ilaahya ka safeeyo mooyane.....Haily Salasee kii hore Meeshan Ethiopia xukumi jiray waxo jirdhi, Anaku Hadaan nahay Ethiopia abysina ma Ogolin State somali leedahay...Tii Iya weli Maanta Xabashi oo dhan ku fekeraysa ma Ogola State ay leedahay somali, laakin se ilaahay iya taas uu fasixi waayay........
Meeshan Xamar ee la Jooga Hadda Ee Africa iskugu wada Timi,
inader ma waxad uu maleynaysa in laga Wado nabad? Think Again, East Africa Marna Kulama doonayso inay Somali weyn nabad noqoto oo ay Is Raacdo, East Africana waxa madax uu Ah, kenya Iyo Ethiopia siiba melez zenawi..Isaguna shaqado wata waa siday somalia aanay weligeed uu hagaagin oo anay isku raacin, Dekada Kismaayo iyo koonfurta Somalia Siiba (gobolada Juba ) iyo uu jeeda melez Zenawi, meel kale uma Muuqato 70 miljon oo Qof iya meel yar dirqi ku haya, walahi maalin iyo ku soo dejinaya 2 miljone oo qof Kismaayo...
Ta kale Nimankan africanka waxa soo daadeheeyay Waa ayo?
Waxa soo dadeeheyay oo Chancka siiyay Somaaliiii, cid kale may siin, Cabduallahi Yusuf uunbay somalido tiraahda, isaga uu qurdha iya keenay laakin se waa been! Qabiil kasta oo somaliyeed iya keenay, Waxasna wax loo kenay Is NACEYB SOMALIII ISKU QABTO, Hawiye Iyagi iya doonaya inay is gumeystan oo isku isticmaalan Xoog aanay lahayn, Darood sidaas si leeg...Iska daa Hawiye oo dhane, HabarGidir oo qurdha iyaan is Ogalayn..oo donaysa inay Xoog aanay lahayn isku istic masho..,Markas meeshan Nin walba dan Yar oo gar iyo ka wata ee kala soco, xagaas...
Maanta Qabiilk Dantiisa Eganaya waa (isaaq), Somalina wey wada ogtahay, markaad leedahay waan goosanaya Isaaqland, Ciday Dan uu yelaanaysa waa Isaaq oo cid kale Dan umma leh...
Uu jeedada waan gartay inader waxan doonaysa Dal is raaco oo xoog jeesha oo africa dib uu qabsada
im sorry my friend that will never happen with in us, we got so much hate for each other...So the Bigger picture would be million times better and gerater laakin se wa Riyo Sooomaliyeedd
Meeshan Xamar ee la Jooga Hadda Ee Africa iskugu wada Timi,
Ta kale Nimankan africanka waxa soo daadeheeyay Waa ayo?
Waxa soo dadeeheyay oo Chancka siiyay Somaaliiii, cid kale may siin, Cabduallahi Yusuf uunbay somalido tiraahda, isaga uu qurdha iya keenay laakin se waa been! Qabiil kasta oo somaliyeed iya keenay, Waxasna wax loo kenay Is NACEYB SOMALIII ISKU QABTO, Hawiye Iyagi iya doonaya inay is gumeystan oo isku isticmaalan Xoog aanay lahayn, Darood sidaas si leeg...Iska daa Hawiye oo dhane, HabarGidir oo qurdha iyaan is Ogalayn..oo donaysa inay Xoog aanay lahayn isku istic masho..,Markas meeshan Nin walba dan Yar oo gar iyo ka wata ee kala soco, xagaas...
Maanta Qabiilk Dantiisa Eganaya waa (isaaq), Somalina wey wada ogtahay, markaad leedahay waan goosanaya Isaaqland, Ciday Dan uu yelaanaysa waa Isaaq oo cid kale Dan umma leh...
Uu jeedada waan gartay inader waxan doonaysa Dal is raaco oo xoog jeesha oo africa dib uu qabsada
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Ismacil M. H. Buubaa Somali Foreign Minister
faysal cali waaraabe and Buuba where both here in East London Talking to evryone, we know the reality on the ground, so stop reading Widhwidh.com moron.....
- fagash_killer
- SomaliNet Super

- Posts: 13942
- Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
- Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up
Re: Ismacil M. H. Buubaa Somali Foreign Minister
[quote="gurey25"]Liqaaye i dont know how you can have faith in this somaliland government.
the will rig the next election, its gaurenteed.
the question is what will we do about it.[/quote]
if you cant do nothing about it than you can do nothing ore you can support what the majorty wants and thats udub they me not be 100% correct but they are way better than kulmiye and ucid.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 37 Replies
- 4398 Views
-
Last post by WaaliCas
-
- 6 Replies
- 2175 Views
-
Last post by barbarossa
-
- 20 Replies
- 2607 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 3 Replies
- 3044 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 10 Replies
- 116 Views
-
Last post by Ina Baxar
-
- 5 Replies
- 844 Views
-
Last post by sahal80
-
- 10 Replies
- 899 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 53 Replies
- 6163 Views
-
Last post by Minneapolis Mayor
-
- 10 Replies
- 1109 Views
-
Last post by Bermooda