Xiddigta... Beena Labaad OO lagugu Qabtay..

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Xiddigta... Beena Labaad OO lagugu Qabtay..

Post by LiQaaye_TDH »

^ Laughing Togdheer iyan ka yara waramayay anigu....

Horta hadaad jeclaatay Ninkan Xidigta, Dee orod private isla taga.....

Lakin se hadda waan isku kiin deynay......
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Xiddigta... Beena Labaad OO lagugu Qabtay..

Post by LiQaaye_TDH »

Cilmiile iyan ka yaabo haddaba aniguna, war Ma Tan Kambuuli iya ku soo kiraysatay? Laughing
User avatar
maria from west side
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4694
Joined: Sun Oct 03, 2004 6:31 am
Location: Iceland
Contact:

Re: Xiddigta... Beena Labaad OO lagugu Qabtay..

Post by maria from west side »

looooooooool@Kiraysatay..... Laughing Laughing
Kumbulo.
Be careful what u wish for ...


Laterzz Arrow
User avatar
Samatr
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14767
Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
Location: Somewhere only we know :P

Re: Xiddigta... Beena Labaad OO lagugu Qabtay..

Post by Samatr »

Kambuuli afka ha la gelin Xidigta wuxu yahayba waa la wada ogyahay, isaga iyo Eebbe ayay uu taalaa.
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Xiddigta... Beena Labaad OO lagugu Qabtay..

Post by kambuli »

Samatr,

Alla hoogi weyney, oo waa maxay waxa uu yahay?

Liqaaye,

Maxaad uga jawaabi weydey su'aashii aan ku weydiiyey boqolka jeer?
Waxaanu ku nidhi... Sidan aad af Somaaliga u qoreyso maaha sidii reer Jaamac Waal lagu yiqiinee, ninyahow ma qurbaha ayaad ku dhalatay oo af Somaaliga ayaa kugu dirqi ah mese you are MOLE?
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Re: Xiddigta... Beena Labaad OO lagugu Qabtay..

Post by COSTA »

Xiddigta waa laga roone Laughing

nin rag haduu yahay xiddiga uu la bixi lahaa Laughing
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Xiddigta... Beena Labaad OO lagugu Qabtay..

Post by LiQaaye_TDH »

Wallahi hadaad umaleysay ino af somaligo igu dirqi yahay inad ii aragtid iyay ahayd...inkasto iska qurbaawi ahay, haddan dhuuxa iyo nagaga jira af somaligo....

Suaashe?
User avatar
Samatr
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14767
Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
Location: Somewhere only we know :P

Re: Xiddigta... Beena Labaad OO lagugu Qabtay..

Post by Samatr »

Wuxu yahayba ha fiicnaado amba ha xumaado waa nin weyn, inaad khaladaadkiisa kuu dayso bey aheed, illeen yaa ka hadal xun Cilmiile, isaga na waad iska dhaaftaa.
Soomaalidu isma dhaamaan.
Cilmiile
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3722
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
Location: Dabkeenaa bakhtiya roobna waa ina dul joogaaye

Re: Xiddigta... Beena Labaad OO lagugu Qabtay..

Post by Cilmiile »

Samatr

Qofkii i gardaraysta baan dhirbaaxaa. I dont attack people unprovoked.

And besides, Kambuli ninkan hadalkiisa ayuunbay iska horkeentay. He kills himself with his words.

I try to keep to a consistent line.
User avatar
Samatr
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14767
Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
Location: Somewhere only we know :P

Re: Xiddigta... Beena Labaad OO lagugu Qabtay..

Post by Samatr »

Dhowr jeer baan kuu arkay adigoo wax lagu odhan oo dadka aflagaadaya.
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Xiddigta... Beena Labaad OO lagugu Qabtay..

Post by kambuli »

Samatarow,

Anigaa walaashaa ah.. Waxba yayna qabyaaladi ku qaadin...

Anigu walaal, marka hore Somaali baan ahay, marka xigana qabiilkii Eebbe iga dhaliyey ayaan ahay... Laakiin isagu marka hore waa qabiilkii EEbbe ka dhaliyey.... Ma xuma haddii uu isagu sidaa doortey,laakiin walaal xaq uma laha inuu iska horkeeno qabaa'ilka Somaaliyeed... Dadka waxaa lagu dhex gala wanaag ama wa laga aamusaa... Isagu waa diidey sidaas...

Xiddigta warkeeda ka baxoo, koley inta aan ogahay qof iga kaa xigaa golaha kuma jiree, goormaad anna ii hiilin? Sad

Liqaaye,

Su'aasha aan ku weydiiyey waxay ahayd "Xaggeed ka keentay lahjadan aad ku hadlayso inleyn tii reer Jaamac waal maahee"??? Sababta Somaaligu kuugu adag yahayna iimaad sheegin.. Ma waxaad tidhi " Qurbaha ayaan ku dhashay"? Laughing
User avatar
Samatr
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14767
Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
Location: Somewhere only we know :P

Re: Xiddigta... Beena Labaad OO lagugu Qabtay..

Post by Samatr »

Inaabti amarkayga bal uu yara fiirso, dadka qaarkood la lamo doodo.
Wuxu yahayba Eebbe oog.
Qaar ka daran baa meeshan ordaya.
Isaga na umaan hiilin, sheeko kale hadaad hayso ii sheeg inaabti.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Xiddigta... Beena Labaad OO lagugu Qabtay..

Post by LiQaaye_TDH »

Liqaaye,

Su'aasha aan ku weydiiyey waxay ahayd "Xaggeed ka keentay lahjadan aad ku hadlayso inleyn tii reer Jaamac waal maahee"??? Sababta Somaaligu kuugu adag yahayna iimaad sheegin.. Ma waxaad tidhi " Qurbaha ayaan ku dhashay"? Laughing[/quote]


Ninkaygani waxan ahay nin meel kasta aduunyada soo degay oo so maray, waxan ku dhashay Burao, Xamar iyaan dhowr sano joogay, Europena wax badan iyaan joogay.....markas lahjado wey badan tahay, in real life lahjad somaliyed aanan sameyn kareyn ma jirtooo...
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: Xiddigta... Beena Labaad OO lagugu Qabtay..

Post by DawladSade »

LIqaaye waa Oromada Hargeisa, dhawr jeer yaan wallahi damcay inaan ninkaan fahmo si kastana waan fahmi waayey, af soomaaliga GAB ayuuba ka yahay waxu
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Xiddigta... Beena Labaad OO lagugu Qabtay..

Post by LiQaaye_TDH »

war ninkaagan mareexan Kalmooy Botswaana xagad dadka kala qaaday?
War ninyow reerkan kaamloy maalin dhoweyd sacabka iyo uu tumeyay Hawiye, haddana waad ka soo horjeesaten, reerkiinan kaalmmoy xagay raacsanyahin....?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”