Ciidanka Gumaysiga Itoobiya ayaa shalay in ka badan 3000 oo madfac u qaybiyey magaaladda Muqdisho. Madaafiicdan oo si arxan la'aan ah loo aan kala sooc lahayn loogu rushaynayey Muqdisho ayaa ujeedadadda laga lahaa ahayd in lagu niyad jebiyeo xoogaga xaq u dirirka, taasoo waxba u dhimin moraalka iyo awooda dagaal ee xoogaga iskacaabinta.
inta la ogyahay ilaa haataan ku dhowaad 100 ruux oo rayad ah ayey madaafiicdaas oo sida roobka oo kale u dhacaysay dileen iyagoo geystay dhaawac aan ilaa haatan tiradiisa dhabta ah la ogayn. Xoogaga iskacaabinta ayaa hal ruux oo keli ah ka dhintay, iyadoo aysan jirin wax horumar ah oo ay sameeyeen ciidanka Itoobiya dhinaca dhulka.
Iskuday ay damceen in ay kusoo galaan dhinaca Xaliimo Hayte ee Kaaraan, halkaasoo dib loo riixay. Shalay casarkii ayey kusoo dhowaadeen Hotel Ramadaan oo xalay dib looga riixay iyagoo haatan ku sugan aaga Hotel Al-xaramayn. Madaafiicda ayey maanta u ridayaan si ka yasiran sidii shalay. Ciidankan Itoobiya ayaa si daalan oo niyad jab wayn ka muuqda madaafiic isaga qufaya, iyagoo wax horumar ah ka samayn la'a dhinac dhulka
Ethiopia used 3000 BM Madfac to kill one somali mujahid
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
Lacageylacag
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2123
- Joined: Wed Aug 27, 2003 7:00 pm
- Location: sharia enforcement agency, Tawheed controlled zone.
- Enemy_Of_Mad_Mullah
- SomaliNet Super

- Posts: 20796
- Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
- Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya
Re: Ethiopia used 3000 BM Madfac to kill one somali mujahid
how many innocent people were killed
But this is just cowardice 3000 missiles for 1 man

But this is just cowardice 3000 missiles for 1 man
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 972 Views
-
Last post by BABYGIRL123
-
- 9 Replies
- 557 Views
-
Last post by original dervish
-
- 1 Replies
- 421 Views
-
Last post by DawladSade
-
- 4 Replies
- 1763 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 27 Replies
- 6075 Views
-
Last post by ina aadan
-
- 6 Replies
- 59 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 0 Replies
- 291 Views
-
Last post by Nacaas77
-
- 19 Replies
- 2763 Views
-
Last post by Luq_Ganane
-
- 4 Replies
- 820 Views
-
Last post by thehappyone