Tolow Maxay...

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Tolow Maxay...

Post by kambuli »

1.La hangalayaan qolyaha aynu qaraabada nahay ee Maraykanka madow ihi? Xataa haddii uu wax bartay oo uu yahay Computer Engineer ama wax ka sareeya weli waa hangalaynayaa why? Waxaan moodi jirey caruurta yar yar ee teenage-ka ihi uun inay sidaa u socdaan...

2. Waa Ilaahay abuurtii, hase yeeshee waxaan is weyndiiyey maxay inooga tun weyn yihiin rag iyo dumarba? Inaga dadkeenu marka ay naaxaan meelo kale ayey ka naxaan... Surprised
Alluring
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8237
Joined: Sun Jun 11, 2006 11:44 am
Location: between past and future

Re: Tolow Maxay...

Post by Alluring »

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing
Fale
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 908
Joined: Fri Oct 13, 2006 7:45 pm
Location: Guriga

Re: Tolow Maxay...

Post by Fale »

Hangalaynayaa ????????

Ma fahim, waa eray igu cusub..
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Tolow Maxay...

Post by kambuli »

Ok Fale,

Maxay la dhutiyaan? How about that? Laughing
Fale
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 908
Joined: Fri Oct 13, 2006 7:45 pm
Location: Guriga

Re: Tolow Maxay...

Post by Fale »

Laughing

Hadaan fahmay

Soo ma ogid dadka madowga inay waxyaabaha qaarkood u sameyaan nac ay ku wadaan Cadaanka. Dhutiskana waa ka mid iyo waliba surwaalada waaweyn ee hoos laga xirto.
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Tolow Maxay...

Post by Ina Baxar »

Kambuli xaggeed ka naaxda adigu , ma badhida? ooof , iga daa!! Laughing
HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19743
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Re: Tolow Maxay...

Post by HELWAA »

nacasnimo iyo doqonimo...what els....intay is leeyhin balaalyo balaayo iska dhig bay dhinac kasta segeen...bal eeg nimanka soomaalida ee qoorta ka jaray 40 kii ee wali sita saraawiil 10 qof dhex gali karaan ..wax wadaa waalan walle Shocked
User avatar
Naaima
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6053
Joined: Thu Apr 26, 2007 12:04 pm
Location: Vision, imagination and leadership make a succesful business BUT above all it's a team effort!

Re: Tolow Maxay...

Post by Naaima »

[quote="HELWAA"]nacasnimo iyo doqonimo...what els....intay is leeyhin balaalyo balaayo iska dhig bay dhinac kasta segeen...bal eeg nimanka soomaalida ee qoorta ka jaray 40 kii ee wali sita saraawiil 10 qof dhex gali karaan ..wax wadaa waalan walle Shocked[/quote]


Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing heelwaa wlaahi jokrad baa tahay Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Tolow Maxay...

Post by kambuli »

Fale,

Wallee? Taagga ba'ay ma canaadbaa? Surprised

Ina baxar,

Ma heerkaasaad maraysaa? Intaa waad dhaami jirtey eh, see wax u jiraan? Confused

Helwaa,

It irritates me somehow..A grown up guy limping as if he has injured his leg...Or those with baggy pants... Balaayo kala tun weyn... Confused

Those that are 40 and still acting like that are called "Caqli Caruur" age wise they are grown but mentally they are kids... Laughing
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Tolow Maxay...

Post by Ina Baxar »

Kambuli waxaa tidhi " soomalidu markay naaxan meela kale ayay ka naaxan"
Markaa waxan ku weydiyay oo keliya { ileen adigaa hadalkaa la yimid} ma halkii ba dee kusoo yara naaxday ileen maraykan waa lagu shilisaada ee? Xaggay ceebi jirta , waaba nimcad Laughing
*Arabman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2297
Joined: Fri May 04, 2007 2:17 pm

Re: Tolow Maxay...

Post by *Arabman »

[Xataa haddii uu wax bartay oo uu yahay Computer Engineer ama wax ka sareeya weli waa hangalaynayaa why?]

kambuli, pardon me, but is the last part (weli waa hangalaynayaa) grammatically correct? Shouldn't it be "weli way hangalaynayaan" or "weli way hangalayaan"?
HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19743
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Re: Tolow Maxay...

Post by HELWAA »

[quote="Naaima"][quote="HELWAA"]nacasnimo iyo doqonimo...what els....intay is leeyhin balaalyo balaayo iska dhig bay dhinac kasta segeen...bal eeg nimanka soomaalida ee qoorta ka jaray 40 kii ee wali sita saraawiil 10 qof dhex gali karaan ..wax wadaa waalan walle Shocked[/quote]


Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing heelwaa wlaahi jokrad baa tahay Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing[/quote]



loool Laughing Laughing Laughing Laughing
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Tolow Maxay...

Post by Ina Baxar »

It is correct !!!
3rd person as HIM/ HER
*Arabman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2297
Joined: Fri May 04, 2007 2:17 pm

Re: Tolow Maxay...

Post by *Arabman »

[It is correct !!!
3rd person as HIM/ HER]

In that case, the "waa" should be "wuu."
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Re: Tolow Maxay...

Post by COSTA »

hangalaynayaan<----------- Laughing

Weligeey af somali inaan daadsha isu heestey dhutis le iska dheh sis

waxa keenaya wey ku tageen too late iskama bedeli karaan

Raga Somalida caloosha ka cayilaan oo mid yaroo nacala abuuk la yiraahda ka soo dhacda laakin hablaha somalida meel walba fakata markey buurtaan ma aqaani waxey ku dhacda Laughing
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”