Puntland doesn't recognize TFG Oil Legislations
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Puntland doesn't recognize TFG Oil Legislations
Puntland oo Xiriirka u Jareysa DFKMG haddii Baarlamaanku Ansixiyo Sharciga Batroolka Soomaaliya"
Warkii 21-Aug-2007 iyo Qormadii: Sahra M Cali
Dowlad Goboleedka Puntland ma aqoonsan doonto Sharciga la rabo in loo saameeyo Batroolka Soomaaliya, sidaas waxaa lagu caddeeyey waraysi ay Reuters la yeelatay Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland, Cadde Muuse iyo Xasan Cusmaan Maxamuud oo ah madaxa waaxda macdanta iyo tamarta ee Puntland.
Gen. Cadde Muuse: Ma jebiney doono ballantii aan hore ula galay Shirkadaha Shidaalka... Puntland iyada ayaa leh maamulidda khayraadkeeda....Xasan Aloore: "Geeddi ololayntiisu waa sharci darro, waxaana xiriirka u jari doonaa dawladda (FKMG) haddii baarlamaanku ansixiyo sharciga hordhaca ah "Draft" ee Batroolka"... "Sharciga Batroolka Soomaaliya ee la sheegay in laga ansixinayo Baarlamaanka lagama yaqaan halkan, sidaas daraadeed waxba kama khuseeyo Puntland haba yaraatee."
Janaraal Cadde Muuse: "Puntland iyo khayraadkeeda ugu horayn anagaa iska leh, waana garanaynaa tallaabooyinka ku haboon ee aan qaadi karno ee dhanka ka ah anxisinta soo socota ee sharciga kaas oo naga xayuubinaya xuquuqdayada,"
Dowlad Goboleedka Puntland ma aqoonsan doonto Sharciga la rabo in loo saameeyo Batroolka Soomaaliya kaas oo baabinaya heshiisyadii shidaalka ee la saxiixday wixii ka dambeeyey 1990, sidaas waxaa yiri madaxda ugu sareysa Puntland, sida ay soo werisey Reuters.
In badan oo ka mid ah dadka siyaasadda odorosa waxay filayaan in baarlamaanka Kumeel-gaarka ah uu maalmaha soo socda ansixin doono sharcigaas-- oo loo arko in uu ka soo maaxdey ra'iisul wasaaraha (DFKMG) Cali Maxamed Geedi.
Madaxweynaha Puntland Cadde Muuse waxa uu waraysi uu xilli dambe oo Axadii (Aug 19, 2007) siiyey Reuters ku sheegay in maamulkiisu uu dhinacooda ka qorshaynayo in uu dhaqan geliyo sharci aqbalaya heshiisyadaas hore.
Puntland waxa ay sannadkii 2005 heshiis macdan iyo shidaal baaris lagu samayanyo gobolka la gashay shirkadda reer Australia ee Range Resources, gobolkaas oo dadka cilmiga dhulka ee joolojiga yaqaan ay sheegeen in rajo weyn laga qabo uu ku fadhiyo shidaal ganacsi geli kara.
"Dawladda Federaalka Kumeel gaarka ah waa u ogolahay xuquuqdeeda laakiin marna haba-yaraate ma jebineyno ballantii aan la galay shirkadaha batroolka," ayuu Cadde Muuse telefoonka ugu sheegay Reuters isagoo joogey caasimadda Puntland ee Garoowe.
Waxa uu yiri: Puntland -- taas oo sannadkii 1998 noqotay dawlad goboleed aragtideedu tahay in ay ku biirto Federaalka Soomaaliya marka ay siyaasad ahaan Soomaaliya xashiso -- waxay diyaar u ahayd in ay qaniimadeeda (khayraadkeeda) la wadaagto Dawladda.
Laakiin (Cadde) Muuse, oo dhawr maalmood ku sugnaa Muqdisho oo ka qayb qaatay wadahadalo khaas ah oo ka dhacay aqalka madaxtooyada oo ku saabsanaa sharciga Batroolka, waxa uu markale ku adkaysstay in Puntland ay leedahay maamulidda khayraadkeeda.
"Puntland iyo khayraadkeeda ugu horayn anagaa iska leh, waana garanaynaa tallaabooyinka ku haboon ee aan qaadi karno ee dhanka ka ah anxisinta soo socota ee sharciga Batroolka kaas oo naga xayuubinaya xuquuqdayada," ayuu yiri Cadde Muuse, isagoo aan halkaas sii faahfaahin.
Saraakiisha ka tirsan Dawladda Federaalka kumeel gaarka ah isla markiiba lama heli karin si ay uga jawaabaan hadalkaas.
Laakiin Geeddi waxa uu toddobaadkii hore Reuters u sheegay in aan heshiis la saxiixan karin ka hor inta la dhaqan gelinayo sharciga cusub ee Batroolka, waxana uu shirkadaha shisheeye ku adkeeyey in ay heshiiska la geli karaan oo keliya dawladda Kumeel gaarka ah.
Shirkadda KuwaitEnergy oo Ganafka Ku Dhufatay Hadalkii Wasiirka Batroolka ee ahaa in 100% Shirkada Batroolka ay yeelan doonto Dawaladda Soomaaliya. Radio Australia ayaa waraysi la yeeshay Sarah Akbar &lataliyaha MDFKMG Dhegeyso
Soomaaliya ilaa hadda maleh kayd batrool oo la xaqiijiyey laakiin baaritaan ay wada fuliyeen Bangiga Adduunka iyo Qaramada Midoobey oo ay ku sameeyeen Bariga Qaarada Afrika 16 sano ka hor waxay Soomaaliya ka dhigeen dalka labaad ee ku xiga Suudaan oo laga rajayn karo in laga soo saaro Batrool.
Waraysi kale oo uu Reuters siiyey Xasan Cusmaan Maxamuud, madaxa waaxda macdanta iyo tamarta ee Puntland, waxa uu Geeddi ku eedeeyey in uu isku deyayo in uu si sharci darro ah u yeesho Batroolka Puntland.
"Geeddi ololayntiisu waa sharci darro, waxaana xiriirka u jari doonaa dawladda (FKMG) haddii baarlamaanku ansixiyo sharciga hordhaca ah "Draft" ee Batroolka," ayuu Xasan Cusmaan u sheegay Reuters .
"Baaritaanka Batroolka Puntland waxa uu soo socdey labadiis sano ee ugu dambeeyey, waana sii socon doonaa. Marka natiijo ka soo baxdo baaritaanka, ayaa markaas laga wada hadli doonaa wax-Soosaar Wadaagga." ayuu hadalka ku daray Xasan Cusmaan Maxamuud.
Xasan Cusmaan waxa kale oo uu diidey in uu aqbalo sharci-nimada Sharciga Batroolka Qaranka ee la soo jeediyey (ama la filayo in la ansixiyo).
"Sharciga Batroolka Soomaaliya ee la sheegay in laga ansixinayo Baarlamaanka lagama yaqaan halkan, sidaas daraadeed waxba kama khuseeyo Puntland haba yaraatee." ayuu yiri.
waxay intaas ku dartay: Saraakiisha ka tirsan gooni isu taagga Somaliland, oo deris la ah Puntland, weli wax jawaab ah kama bixin sharciga hordhaca ah ee batroolka, kaas oo shaki geliyey madaxbannaanida uu gobolku sheegtay iyo heshiiskii lala saxiixday shirkadda reer Koonfur Afrika ee Ophir.
Labada gobol waxaa la rumaysan yahay in ay ku fadhiyaan dhulka rajada weyn laga qabo oo juquraafi ahaan ama jooloji ahaan la ollogga ah jasiirada Carabta iyo kaydkeeda baaxada weyn ee Gacanka Cadan.
Sahra M Cali
Garowe
Info@afnugaal.com

- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Puntland doesn't recognize TFG Oil Legislations
PUNTLAND WANT TO EXCIST JUST LIKE SOMALILAND BUT THEY HAVE SOMETHING FOR XAMER
XAMAR BAY KA QUUSAAN LAAYIHIN
THE MEJEERTEEN ARE LIKE HOW COULD MAXMMAD SIYAAD BARRE USED TO RULE XAMER AND HARGESAY
AND THE JUST RULE ONE DEGMU OF GALKACYO AND ARE IN XAMER BECOUS OF ETHIOPIANS
AND THE THING IS THEY CANT DO SHIT
PUNTLAND CANT BE INDEPEDENENT WORLD AINT GONNE RECOGNIZE A SUBCLAN OF THE DAROOD A AS A NATION CALLED THE MEJEERTEEN AHHAHA
IYO MAAKHIR MAAKHIRIYO
XAMAR BAY KA QUUSAAN LAAYIHIN
THE MEJEERTEEN ARE LIKE HOW COULD MAXMMAD SIYAAD BARRE USED TO RULE XAMER AND HARGESAY
AND THE JUST RULE ONE DEGMU OF GALKACYO AND ARE IN XAMER BECOUS OF ETHIOPIANS
AND THE THING IS THEY CANT DO SHIT
PUNTLAND CANT BE INDEPEDENENT WORLD AINT GONNE RECOGNIZE A SUBCLAN OF THE DAROOD A AS A NATION CALLED THE MEJEERTEEN AHHAHA
Re: Puntland doesn't recognize TFG Oil Legislations
^ No Puntland doesn't seek to become a recognized independant country. 
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Puntland doesn't recognize TFG Oil Legislations
MAjeertenia will submit to the TFG.
Ali Geedi's position is clear, the TFG rules Majeertenia.
Ali Geedi's position is clear, the TFG rules Majeertenia.
Re: Puntland doesn't recognize TFG Oil Legislations
^ they have tried, and its not working.
TFG are to weak to rule anything.
TFG are to weak to rule anything.
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Puntland doesn't recognize TFG Oil Legislations
Executive:
Remember if Ali Gheedi & Zenawi don't get their shares nothing will happen.
The TFG on paper rules all of SOmalia and oil companies will listen to them over a Bantustan like Puntland.
The oil concessions in Somalia belonged to US companies like Conoco and they won't allow someone else to exploit their resources.
Btw, no company is foolish to exploit oil in a place like Somalia which has no functioning central authority even though the TFG tries to act like one.

-
Unclebin-
- SomaliNet Super

- Posts: 5303
- Joined: Thu Sep 07, 2006 11:52 am
- Location: shibis, shangaani iyo shabellehoose= Shanshi Serenity
Re: Puntland doesn't recognize TFG Oil Legislations
Andi hutu is funny. He ignores his adeer qeybdiids salutes to his master and thinks a mufoow head can come to puntland and dictate matters.
Last I remembered there were no Hayoows in Puntland, but Puntlanders in Xamar doing the dictating and the moryaan slaying.
Last I remembered there were no Hayoows in Puntland, but Puntlanders in Xamar doing the dictating and the moryaan slaying.
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Puntland doesn't recognize TFG Oil Legislations
UncleBiijo:
Fantasy is a Majeerten past time. If you believe that OIL will be exported from Majeertenia, you are dellusional.
Fantasy is a Majeerten past time. If you believe that OIL will be exported from Majeertenia, you are dellusional.
-
Unclebin-
- SomaliNet Super

- Posts: 5303
- Joined: Thu Sep 07, 2006 11:52 am
- Location: shibis, shangaani iyo shabellehoose= Shanshi Serenity
Re: Puntland doesn't recognize TFG Oil Legislations
LOOOOL keep dreaming hutu boy.
The Majerteens are doing the exploration and soon the drilling is going to happen.
You think ali gheedi can come to puntland with 60 mufoow moryaans and dictate?
The guy was crying to zenawi when he wasn't let into the nairobi meeting with Abdullahi and the US officials.
Hutu foqal hutu
The Majerteens are doing the exploration and soon the drilling is going to happen.
You think ali gheedi can come to puntland with 60 mufoow moryaans and dictate?
The guy was crying to zenawi when he wasn't let into the nairobi meeting with Abdullahi and the US officials.
Hutu foqal hutu
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Puntland doesn't recognize TFG Oil Legislations
Jareerten and their fantasies.
Go ahead and dream of becoming an oil state.
Just make sure Range doesn't poison your desert sh&thole.
Go ahead and dream of becoming an oil state.
Just make sure Range doesn't poison your desert sh&thole.
Re: Puntland doesn't recognize TFG Oil Legislations
AbdiWahab252
Range Resourses are in Puntland with even offices and they even contributed to Garowe Airport, It's not a joke
and they are not there for fishing.
http://img501.imageshack.us/img501/1103 ... fd2sl7.jpg
http://img501.imageshack.us/img501/5530 ... 83fwn8.jpg
Range Resourses are in Puntland with even offices and they even contributed to Garowe Airport, It's not a joke
http://img501.imageshack.us/img501/1103 ... fd2sl7.jpg
http://img501.imageshack.us/img501/5530 ... 83fwn8.jpg
-
Unclebin-
- SomaliNet Super

- Posts: 5303
- Joined: Thu Sep 07, 2006 11:52 am
- Location: shibis, shangaani iyo shabellehoose= Shanshi Serenity
Re: Puntland doesn't recognize TFG Oil Legislations
LOOOL it's not even just range.
The chinese state oil firm are coming to mudug and puntland and you can't do shit.
Your hobyo and it's six people will be used as waste facility center.
In the meantime do the sacad pastime of ululation....
Salute like adeer qeybdiid.... He is your hero afterall and his hero is abdullahi yusuf
http://puntlandgovt.com/upload/users/bosaso/arrivel.jpg

- FAH1223
- webmaster
- Posts: 33847
- Joined: Mon Oct 02, 2006 12:31 pm
- Location: THE MOST POWERFUL CITY IN THE WORLD
- Contact:
Re: Puntland doesn't recognize TFG Oil Legislations
This is the problem. We have no legit government...so, Puntland can sign all the deals they want and the Arabs/Chinese/Malays/Americans/whoever the else they are making deals with will rape the resources with little profit on the Somalis part.
This is why I respect Siad Barre...he wasn't out to sell Somalia short for our natural resources like all the other Africans.

- BABYGIRL123
- SomaliNet Super

- Posts: 5273
- Joined: Mon Jul 09, 2007 12:09 am
Re: Puntland doesn't recognize TFG Oil Legislations
Somalia is puntland lol anything that puntland doesnt want aint gonna happen. 
-
paidmonk
- SomaliNet Super

- Posts: 11989
- Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
- Location: http://majerteen.blogspot.com/
Re: Puntland doesn't recognize TFG Oil Legislations
250,000 for Garoowe...
My my, isn't Garoowe turning into a little pot of investment.

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 570 Views
-
Last post by Kramer
-
- 4 Replies
- 31 Views
-
Last post by Kramer
-
- 39 Replies
- 2162 Views
-
Last post by gurey25
-
- 5 Replies
- 849 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 46 Replies
- 2892 Views
-
Last post by Revolutionary
-
- 22 Replies
- 1221 Views
-
Last post by King-of-Awdal
-
- 6 Replies
- 908 Views
-
Last post by sahal80
-
- 8 Replies
- 1034 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 14 Replies
- 1667 Views
-
Last post by XAGLATOSYIE