[quote="Ina Baxar"]Helwaa Thanksgiving basically waxa weeye , beri ey cadaanka Europe ka soo racay doonyaha ee halkan America yimid abaar baa ku dhacday oo gaaja qabatay . Deetana "natives indian"-ka dhulkan hore usii degana baa ka naxay oo xoogaa hadhuudh ah uu tuuray. Markaa cadaankoo yaacni mar ey akhiiro u wada direen iska dhigaya wax "indians"-ka ku abaal marinaya , ayaa xusa maalintaas.
Anyway , aniguu nin qodaal ah baan ahay , hadhuudh-ka weligey waan u kala qaybin jiray walaalahay , yaanay cidnana dib isoo eegin waan loo dhashaa gobnimada

[/quote]
LOOOOOOL @ xoogaa hadhuudh ah oo tuuray
