Update on the Djiboutian /Eri crisis
Moderator: Moderators
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Update on the Djiboutian /Eri crisis
waryaa wiilka ogaden Daahir rayaale aniga oggal wana Madaxweynahaygii ana leh viva daahir rayaale iyo xisbigiisa iyo somaliland na adiga na waluguu iibinayaa maxaanu isku hayssana hadaan arku ogaden waan dhiibaya traimkii tigrayga uun baan saaraya isaga iyo labadiisa shanadood , mejeerteenkiina imika way barteen shuqulkii haan wadday in 20 years ogaden ba wala wayaya gabigooda Mijin qaad wabaan ku fana anigu anugu nabbad iyo dawladnimo baanu hayssana waanu qayillna adigu goormaad qayiili adiga iyo falastiiniga kee ba hor qayiloo doonna 
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Update on the Djiboutian /Eri crisis
Cilmiile , marna abti baan ku ahay ee iga joogso , markaan doono na edeb daraan kula soo galaya , kala dooro abti !!
Bartaasan kaa maray anigu shalay , waxba ha sii qodqodin arrintan , darood bay ku soo laabmaysa e
Bartaasan kaa maray anigu shalay , waxba ha sii qodqodin arrintan , darood bay ku soo laabmaysa e
-
Cilmiile
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3722
- Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
- Location: Dabkeenaa bakhtiya roobna waa ina dul joogaaye
Re: Update on the Djiboutian /Eri crisis
SahanGalbeed
Abtiyaal miyaad waalateen kaa aqbali maayo
Nin akiishe abokor baa tahay, oo laguu dilayaa ee jileeca iyo abti badanta jooji.
Abtiyaal miyaad waalateen kaa aqbali maayo
Nin akiishe abokor baa tahay, oo laguu dilayaa ee jileeca iyo abti badanta jooji.
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Update on the Djiboutian /Eri crisis
Cilmiile wrote:SahanGalbeed
Abtiyaal miyaad waalateen kaa aqbali maayo
Nin akiishe abokor baa tahay, oo laguu dilayaa ee jileeca iyo abti badanta jooji.
Ouch
Sahan,
U got dissed, Faqash wanna be
- new-york23
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2446
- Joined: Wed Feb 14, 2007 12:50 am
- Location: OGADENIA-jubbaland-NFD
Re: Update on the Djiboutian /Eri crisis
The_Emperior5 wrote:waryaa wiilka ogaden Daahir rayaale aniga oggal wana Madaxweynahaygii ana leh viva daahir rayaale iyo xisbigiisa iyo somaliland na adiga na waluguu iibinayaa maxaanu isku hayssana hadaan arku ogaden waan dhiibaya traimkii tigrayga uun baan saaraya isaga iyo labadiisa shanadood , mejeerteenkiina imika way barteen shuqulkii haan wadday in 20 years ogaden ba wala wayaya gabigooda Mijin qaad wabaan ku fana anigu anugu nabbad iyo dawladnimo baanu hayssana waanu qayillna adigu goormaad qayiili adiga iyo falastiiniga kee ba hor qayiloo doonna
war beenta daa,riyaale waa nin xeywaanka idoor kala ilaaliya,amazing 200 dead over qamadi becouse waxaan kaa xiray jidki aad etopia ka soo gali jirtay
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Update on the Djiboutian /Eri crisis
Cilmiile wrote:What do u have against Cabdilaahi Yuusuf and Ogaadeen?The_Emperior5 wrote:Cilmile Cabdilahi yusuf na waan tageerraya because of qabil iyo tigraygu watto Ogaden na qabil baan ku tageeraya , mar uun baa la isku dhacayaa Jebertiga uuun baa siyaasaada noocaaas ciyaarra
Bal noo ma naga dhaadhicin kartaa waxay kuu geysteen ee aad cadaawad ugu qaadday?
ogadenka horta wa cadaw soo jireen aah uu ina la iska qabto weyaan nabbada somaliland iyo ganacsiga somaliland eeh Dalka Ethiopia uu baxa ayaa Khatar ku yihin .
Cabdilahi yusuf inkaarqabbe wa ninka Somali kalla diilay wa ninka tangii Tigray magaalada xammar soo dhex dhigay wa ninka sumcadii somalida meel dunnida uguga dhacay wa ninka dummarka la qabbo ka sheekeyaa Wa ninki ugu horreye eeh calan xabashi aah ka tagaay carrii somaliyeed.Wa ninka Culumu awdinka Masajidada Ehlu diinka ku diilay , Wa ninka gabre dhirbaaxo. Wa ninki ugu horreye cariiga somaliland intu soo gallo yidhaha dhulkanii wa dhul hartii waxkastaba qabyalaad ku doon doonna. Ma ninkaas ayaa khayr somali uu wadda iyo islaam
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Update on the Djiboutian /Eri crisis
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Update on the Djiboutian /Eri crisis
new-york23 wrote:The_Emperior5 wrote:waryaa wiilka ogaden Daahir rayaale aniga oggal wana Madaxweynahaygii ana leh viva daahir rayaale iyo xisbigiisa iyo somaliland na adiga na waluguu iibinayaa maxaanu isku hayssana hadaan arku ogaden waan dhiibaya traimkii tigrayga uun baan saaraya isaga iyo labadiisa shanadood , mejeerteenkiina imika way barteen shuqulkii haan wadday in 20 years ogaden ba wala wayaya gabigooda Mijin qaad wabaan ku fana anigu anugu nabbad iyo dawladnimo baanu hayssana waanu qayillna adigu goormaad qayiili adiga iyo falastiiniga kee ba hor qayiloo doonna
war beenta daa,riyaale waa nin xeywaanka idoor kala ilaaliya,amazing 200 dead over qamadi becouse waxaan kaa xiray jidki aad etopia ka soo gali jirtayaniga waxaan leeyahay viva riyaale haduu mar yiri SNM lama xusi karo
ogadenka waxaad ku garranaysa inu caqligu cagaha kaga jiiro Somaliland iyo wax daroorr ka dhacay Ethiopia ayuu isku qaldayaa. adigu maxaad xidhi karta adigua lugu xiddha ur wanted bye Somaliland goverment and the woyane goverment both walagu rabba xildhibaan kama noqon kartiid kilinka shanaad arab iyo garxajis iyo sacadmuse iyo gurugre iyo ciise baa qebsada iyo ogadenka Ethiopia oggal , s n m xusid iyo waxa uma baahna mujaheediinta wa jogaan waa noolyihiin Somaliland bala xussaya 18 may :somaliland:
jabhad dunnidu ma ictraaffo waddan ba la ictaafa laakin adigu garan meysiid ogadeniya baad meel kasta la soo tagantahay
-
Cilmiile
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3722
- Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
- Location: Dabkeenaa bakhtiya roobna waa ina dul joogaaye
Re: Update on the Djiboutian /Eri crisis
Ogaadeenku nabadda Somaliland waxay cadow ku noqdeen markaad raggoodii Xabashi u dhiibtay. Markaa dhirbaaxada Gabre iyo Calanka Ethiopia ee Xamar ka taagan waxaa u dhigma maamulka Somalialnd ee farta loogu yeedho ninkii magansadayna Amarka Itoobiya ku dhiibaya. Jabuutida Faransiiska madowna laguma amri karo nin Soomaaliya inay Xabashi u gacan geliso. Cadaawada meesha taalana idinka xaggiinay ka timi.The_Emperior5 wrote:Cilmiile wrote:What do u have against Cabdilaahi Yuusuf and Ogaadeen?The_Emperior5 wrote:Cilmile Cabdilahi yusuf na waan tageerraya because of qabil iyo tigraygu watto Ogaden na qabil baan ku tageeraya , mar uun baa la isku dhacayaa Jebertiga uuun baa siyaasaada noocaaas ciyaarra
Bal noo ma naga dhaadhicin kartaa waxay kuu geysteen ee aad cadaawad ugu qaadday?
ogadenka horta wa cadaw soo jireen aah uu ina la iska qabto weyaan nabbada somaliland iyo ganacsiga somaliland eeh Dalka Ethiopia uu baxa ayaa Khatar ku yihin .
Cabdilahi yusuf inkaarqabbe wa ninka Somali kalla diilay wa ninka tangii Tigray magaalada xammar soo dhex dhigay wa ninka sumcadii somalida meel dunnida uguga dhacay wa ninka dummarka la qabbo ka sheekeyaa Wa ninki ugu horreye eeh calan xabashi aah ka tagaay carrii somaliyeed.Wa ninka Culumu awdinka Masajidada Ehlu diinka ku diilay , Wa ninka gabre dhirbaaxo. Wa ninki ugu horreye cariiga somaliland intu soo gallo yidhaha dhulkanii wa dhul hartii waxkastaba qabyalaad ku doon doonna. Ma ninkaas ayaa khayr somali uu wadda iyo islaam
Cabdilaahi Yuusuf waxaad ku eedaynaysoo dhamina waa wax ka dambeeyey 2006. Haddaad Somaliland jeceshay, waa inaad u mahad naqdo Cabdulaahi waayo waa ninka Wadaadadii Waalnaa iyo Habar Jeclo cimaamadan kaa badbaadiyay. Raaxada iyo Tumashada Hargeysa = Habeen xalay tegay haddii Daahir Aweys iyo seeddigii Habar Jeclo Hargeysa soo galaan. Waanad ogayd siday Duufaan u ahaayeen Wadaadadii Waalnaa.
Naagta Cabdiqaasimna waxbaan taray buu yidhi oo shaqaan siiyay, Abtina waanu u nahay buu yidhi.
Haddii uu Harti la gaashaan buuraystana dee Harti iyagaa Puntland sameeyey oo Dhulbahante iyo Warsangeli cidina ma khasbin. Xaabsadaha maanta ka qoslaya Hargeysa ina Cigaal baa Hargeysa ka caydhsaday oo yidhi Magaaladan raggii lahaa baa joogee adigu maamul samayso. Wuuna samaystay. Maantana Riyaale oo Isaaq xiniinyaha ka siibay baa dib u soo celiyay oo yidhi war Isaaqii waan tumaye meeshuu meeshii maaha loool.
Wallee caddayn baan kaa sugayaa waxaad Cabdilaahi iyo Ogaadeen cadaawad ugu qaadday.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Update on the Djiboutian /Eri crisis
First ogadenku shacabka iyo dawlada somaliland wa ku treat you ganacisga siidan ku sheego iyaka maxa keenaya dalkayaga maxa soo marrinaya dalkayaga may qabrhidahre joogaan yeeli wayoo dee wala dhiibaya Anigu waxaan uuu arka niman Ethiopiaan aah Ethiopia ka masuul aah shacabkeeda anigu kama masuuul ihii , ma waxaad iska dhadhiicsay daahir rayale isaaqii tummay uu xaabsade naa uu yeedhay xaabsade siidii love yar buu Mejeerteenki ka soo cadhooday markaasa la yidhii halkaan is keen anaga awrkayga kugu kacsanaya ., ta labaad ogadenku Dhulkayga bay doonayan inay ogaden ka dhigaan taana anagu ka yeelii mayno marnaba Inay dhulkayga Ogadenia ugu yeedhi dagaal ila yawma all diin baanu kula galayna.Cimilow meeshaan gashaanbuursii qabillesyy ma shaqeynayo Cabdilahi yusuf maxa xammar geeye ma qabiilkiisa dagaan wa maya markaas anaga hanala yaabin hadaanu xuduudayaga soo suugaynno cabdilahi yusuf wa ku cadow Somaliland iyo shacabka somaliyeed gaaar aah magaalada mogadisho
- new-york23
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2446
- Joined: Wed Feb 14, 2007 12:50 am
- Location: OGADENIA-jubbaland-NFD
Re: Update on the Djiboutian /Eri crisis
war miyaad iloowday cidaad la hadlesid
soo si fiican kuu garan maayo dhabcayunoow,ma anaan ku raran ilaa uu ingriis kuu soo hiiliyo?
waxaa bari dagaalamay reer cali(ogaden)iyo ciidagale(isaaq).dagaalkaa waxaa ku g`o ay oo ku tabar yaraaday ciidagalle.waxaa soo hiiliyey arap(isaaq)reer cali(ogaden)ayaa arapkiina karbaasho ka daba geeyey ciidagale..waxaa ka markiiba ka gabyey INA CUMAR DAGE.
WARKII XALAY AWAARIYO KA YIMID,ARADKA GAAROODI
IDOOR GALBEED IYO WARKII,IDHAN KA SOO DUULAY
EREYGII XAQIIQOOW HADAAD,ALALAD MOODEENE
OOFTUU DHIGAY IDOOR,SIDII UGAADHEEDE
SIDI AARAN GEEL OO DIDEEY,OODA JABIYEENEE
MAR HADEEY INDHAHA JEEDIYAAN,OROD MA DAAYEENE...
INA DHABCAYUUN YEENAAN ISKU QALDAMIN YOU WELL WHAT KIND OF DISPEAR I PUT YOU THROUGH,INGRIIS INUU WAX KAA DHIGAY WAAD LA SOCOTAA AND SO DO WE

- guhad122
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4958
- Joined: Tue Mar 20, 2007 4:59 pm
- Location: Jubbaland, NFD and DDS!!!
Re: Update on the Djiboutian /Eri crisis
ny;
How you been Ina-Adeer? Nimankan iidoor maad inoo daysid. All the ONLF fighters train on fleeing iidoors. They use them as target practices....Habar-Xabuusheeds are good targets especially when they are running.....
As for the war between Djibuuti and Eritrea; any blooded Somali rooting for focking Jabuutians is fool. Ethiopia is powerful because of Jabuuti. They provided all the means and ways for them to occupy Somalia....Focking Ciise Waraabe.....
How you been Ina-Adeer? Nimankan iidoor maad inoo daysid. All the ONLF fighters train on fleeing iidoors. They use them as target practices....Habar-Xabuusheeds are good targets especially when they are running.....
As for the war between Djibuuti and Eritrea; any blooded Somali rooting for focking Jabuutians is fool. Ethiopia is powerful because of Jabuuti. They provided all the means and ways for them to occupy Somalia....Focking Ciise Waraabe.....
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Update on the Djiboutian /Eri crisis
Dagaalki hadda waa inagu balaadhay, Emperior na waalidiisa xoogag aynu hore u kala furnay oo kala ah cilmiile iyo cadgheerti bu isku keenay 
- new-york23
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2446
- Joined: Wed Feb 14, 2007 12:50 am
- Location: OGADENIA-jubbaland-NFD
Re: Update on the Djiboutian /Eri crisis
SULDAAN SALAAN SAREguhad122 wrote:ny;
How you been Ina-Adeer? Nimankan iidoor maad inoo daysid. All the ONLF fighters train on fleeing iidoors. They use them as target practices....Habar-Xabuusheeds are good targets especially when they are running.....
As for the war between Djibuuti and Eritrea; any blooded Somali rooting for focking Jabuutians is fool. Ethiopia is powerful because of Jabuuti. They provided all the means and ways for them to occupy Somalia....Focking Ciise Waraabe.....
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Update on the Djiboutian /Eri crisis
Lagu ma foogado qoloyinkan ma ogtahay
Guhad
Baaaw!! xabad baa laba nin ku laynaysa .
Guhad
New YorkFocking Ciise Waraabe.....
http://www.somalinet.com/forum/viewtopi ... 0&t=165992walee dirta dhiig baa ku jira.
Baaaw!! xabad baa laba nin ku laynaysa .
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 467 Views
-
Last post by James Dahl
-
- 52 Replies
- 5082 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 24 Replies
- 2916 Views
-
Last post by J-EASY
-
- 4 Replies
- 1358 Views
-
Last post by Abdi_Som
-
- 22 Replies
- 2847 Views
-
Last post by PINK_BUNNY
-
- 0 Replies
- 444 Views
-
Last post by GAMES
-
- 12 Replies
- 1269 Views
-
Last post by Rambie
-
- 0 Replies
- 530 Views
-
Last post by PanSomaliNationalist
-
- 46 Replies
- 5514 Views
-
Last post by original dervish
-
- 1 Replies
- 588 Views
-
Last post by DaacasBiyo