International Flights To Land In Bosaso...
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Somalian_Boqor
- SomaliNet Super

- Posts: 10847
- Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
- Location: Fuck Faroole & His Supporters
International Flights To Land In Bosaso...
International flights to land Bosaso, no more old unreliable Russian abondoned plane.
Xafiis Caalami ah oo Qaabilsan Duulimadka Diyaaradaha oo Boosaso laga Furay.
Xafiiskan oo lagu Magacaabo Horn Africa Aviation Services Agency ayaa Munasabad Balaaran oo ay ka soo qaybgaleen Masuuliyinta Dowlada Puntland iyo Qaybaha Bulshada oo ahayd Furitaanka Xafiiska ay ka dhacay Xafiiska Boosaso.
Duqa Boosaso C/risaaq Xareed ayaa xariga ka jaray Xaiiskan qaabilsan Duulimaadka Caalimiga ah, isaga oo soo dhoweeyay kuna tilmaamay horumar ku soo kordhey Degaanka oo loo baahnaa.
Ugaas Xasan Ugaas Yasiin oo ka mid ah Isimada Puntland oo munaasabada ka hadlay ayaa muujiyay inuu ku faraxsan yahay xafiiskan iyo shaqada uu qabanyo oo uu ku tilmaamay inay qayb ka tahay horumarka aduunka uu maanta gaaray.
Siciid C/laahi Saalax Deer oo ah Maamulaha Xafiiskan islamarkaasna hawshan ka shaqeeyay ayaa ka warbixiyay xafiiska iyo shaqooyinka uu qabanayo.
Mr. Siciid waxa uu sheegay in furitaanka khadkan ay ku hawl jireen mudo sanad ah oo ay soo bilabeen bishii juun ee kal hore.
Siciid C/laahi ayaa sheegay in xafiiskan uu wakiil rasmi ah Puntland uga yahay Diyaarada Yamaniya Airweys iyo kuwo kale oo caalami ah gaar ahaan waxa uu sheegay inuu xafiiska u fududeynayo dadka soomaliyeed duulimaadyada wadamada aduunka oo dhan sida kuwa u baahan Ganacsiga, Waxbarashada, Xajka iyo Cumrada.
Qaban qaabiyaha Xafiiska Siciid C/laahi ayaa tilmaamay in Qaaradaha aduunka oo dhan ay geyn karaan qofkii doonaya, waxana uu xusay Xafiisyo ay ka fureen Gobolada Dalka, Jabuuti iyo wadamo kale oo wakiil ay ka dhigteen wakaalado kale oo arrimaha duulimaadka ka shaqeeya.
Xafiiskan Horn Africa Aviation Services Agency ee Boosaso laga furay ayaa in mudo ah ay hadal hayeen Dadweynaha Puntland oo aaminsan inuu wax weyn ka qaban doono baahidooda dhinaca Safarka Diyaaradaha ee aduunka.
Cawaale Jaamac Salaad
Boosaso.Puntland
Faafin: SomaliTalk.com | June 11, 2008

Re: International Flights To Land In Bosaso...
Starting with off course our best arab friend Yemen.

- Somalian_Boqor
- SomaliNet Super

- Posts: 10847
- Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
- Location: Fuck Faroole & His Supporters
Re: International Flights To Land In Bosaso...
secured deal with the Yemeni Airline, Oman and the Gulf Air too follow suit.

- Somalian_Boqor
- SomaliNet Super

- Posts: 10847
- Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
- Location: Fuck Faroole & His Supporters
- Somalian_Boqor
- SomaliNet Super

- Posts: 10847
- Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
- Location: Fuck Faroole & His Supporters
- Enemy_Of_Mad_Mullah
- SomaliNet Super

- Posts: 20796
- Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
- Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya
Re: International Flights To Land In Bosaso...
-
Air Canada
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1557
- Joined: Mon Mar 26, 2007 9:51 pm
Re: International Flights To Land In Bosaso...
enemy of Mad Mullah, this is called faan Majirten. International Flights kulaha

- ciyaal_warta
- SomaliNet Super

- Posts: 9629
- Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
- Location: Hiiraan State of Somalia
Re: International Flights To Land In Bosaso...
CONGRATZ TO MA SOMALI BROZ IN BOZAAZO

Re: International Flights To Land In Bosaso...
ciyaal_warta wrote:CONGRATZ TO MA SOMALI BROZ IN BOZAAZO![]()
hormar for all of Somalia
- Somalian_Boqor
- SomaliNet Super

- Posts: 10847
- Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
- Location: Fuck Faroole & His Supporters
Re: International Flights To Land In Bosaso...
Faan Majeerteen is always reality.Air Canada wrote:enemy of Mad Mullah, this is called faan Majirten. International Flights kulaha![]()
![]()
I don't know what you consider International but to me and the rest of the world when you get flights from another country to land at your airport, that airport my friend has International Flights. Stop hateing ninyaho or naaayo Bosaso is an Somali city thats leading the way.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 612 Views
-
Last post by *jr
-
- 1 Replies
- 542 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 18 Replies
- 2120 Views
-
Last post by knet
-
- 21 Replies
- 5283 Views
-
Last post by THE_TRUTH1
-
- 80 Replies
- 13200 Views
-
Last post by hilal2020
-
- 13 Replies
- 3106 Views
-
Last post by Itrah
-
- 7 Replies
- 1000 Views
-
Last post by Xamud.
-
- 7 Replies
- 2099 Views
-
Last post by thegoodshepherd
-
- 25 Replies
- 1474 Views
-
Last post by dawwa9
-
- 7 Replies
- 696 Views
-
Last post by XimanJaale