Woow, waxaasa hadal ah , xidigow
!
Loyaan junior su'al baan idin waydiyay anigu , haddaydan ka jawaabi karin , sida hypercative kaa yar sow arki maysid , ayuun ba la yidha "bartaa iga mar !!"
Idoor nic.niic.idoor naac..naac.. baad ila imanaysa .
Barre hiraale baa Xabashidii ku soo wada .. cadde muse baa ku iib gayay ..anagii baa idin ka qajilayna .. xabashidii baa rashinkii idinka goysay , inadeerka baa maddaxa lagaaga dhigay oo "ethiopia tigdham taas haya !
idoor niic..niic, idoor naac.naac baad ila imanaysa .
Porca miseria buu yidhi ninkii talyaaniga aha