TOGGA DACABUDHUQ OO SADDEX GAADHI QAADAY

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Adan_1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1237
Joined: Fri Feb 25, 2005 12:46 pm

TOGGA DACABUDHUQ OO SADDEX GAADHI QAADAY

Post by Adan_1 »

TOGGA DACABUDHUQ OO SADDEX GAADHI QAADAY XANNIBAYNA WASIIRO IYO SiLAANYO IYO FAYSAL CALI + Sawiro

Togga Dacarbudhuq oo dhinaca bari ka xiga magaalada Hargeisa una dhexeeya Hargeisa iyo Berbera ayaa shalay qaaday qiyaastii saddex gaadhi, Saddexdan gaadhi oo isugu jiray Gaadhi Layla Calawi ah, Gaadhi Xamuula iyo Surf gaadhi dawladeed ah ayaan dhammaantood dadkii la socday wax ku noqon.

Gaadhigan Leyla Calawida-ah ayaa sidan Afar dumara oo midi caruur tahay iyo wiil yar iyo darawalkii ayaa waxaa soo badbaadiyey dadkii daadku xanibay ee dooxa hareerihiisa tubnaa, balse gaadhiga ayaa gebi ahaan daadku qaaday isagoo jebiyey kawarka hore iyo muraayadda horeba, dhinaca kale gaadhiga weyn ee uu qaaday daadku ayaa ahaa gaadhi Waaraada oo xamuul raashin ah siday, balse gaadhiga Surf-ta ah ayaa iyada laga badbaadiyey ka dib markii daadku qaatay iyada oo gaadhi kale ka soo dhex jiiday.

Toggan ayaa shalay xannibay dad aad u tiro badan oo isaga gooshayey magaalooyinka bariga iyo galbeedka Somaliland dhinaca kale waxaa toggan ku xayirmay madax badan oo ka soo noqotay aaskii Guddoomiyihii bisha cas ee ka dhacay degmada Sheekh, madaxdan oo ay ka mid ahaayeen Wasiirada Hawlaha Guud Siciid Sulub, Caafimaadka Cabdi Haybe, Xildhibaanno, Madaxda Xisbiyada Mucaaradka ah oo ay ka mid ahaayeen Axmed Siilaanyo, Faysal Cali Waraabe, Cabdiraxmaan Saylici, Cabdiraxmaan Cabdulqaadir, Xoghayaha Xisbiga Kulmiye iyo madax kale oo aad u tiro badnayd.


Image

Image

Image
Last edited by Adan_1 on Sat Oct 11, 2008 6:32 am, edited 1 time in total.
User avatar
salafi_student
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2223
Joined: Mon Dec 19, 2005 3:47 pm
Location: If you would only listen, I can educate you!

Re: TOGGA DACABUDHUQ OO SADDEX GAADHI QAADAY

Post by salafi_student »

There are no rivers in the North. If there was one, there wouldn't be much rioting for water.

Pictures are misleading :down:
User avatar
QansaGabeyle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14164
Joined: Wed Feb 27, 2002 7:00 pm
Location: Beled Xawo, Somalia
Contact:

Re: TOGGA DACABUDHUQ OO SADDEX GAADHI QAADAY

Post by QansaGabeyle »

Togga Dacabudhuq aa. What is Dacabudhuq? :lol:
User avatar
Somalistan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4778
Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland

Re: TOGGA DACABUDHUQ OO SADDEX GAADHI QAADAY

Post by Somalistan »

Suufi,

Ur somali is very limited innit?

do you know the difference between Tog iyo waabi. Tog is dry river bed. Wet during the raining season, dry during the non so rainy season. I bet you have heard about the maroodi jeex tog in the middle of hargeysa. The one that the bridge descends over.

it's dacar buduq, not daaco budhuq. :wink:
Minneapolis Mayor
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3576
Joined: Sun Jul 27, 2008 5:22 pm

Re: TOGGA DACABUDHUQ OO SADDEX GAADHI QAADAY

Post by Minneapolis Mayor »

dacabuqudhun :lol: :lol: :lol: :lol:
Waraabekale
Posts: 51
Joined: Sat Oct 11, 2008 5:26 pm

Re: TOGGA DACABUDHUQ OO SADDEX GAADHI QAADAY

Post by Waraabekale »

this salafi mother fuker is a xaasid shaydaan

go fuk your wahaabi lord you fukin Isaaq isku sheeg
abahaa wass and never enter our affairs I've been watchin your replies you fukin gaylord.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”