people italian and british labadooduba waa dad gaalo futo cad. inaan kala jeclaano maaha.
laakiin haddii la yiraahdo. which one of those ayaa horumariyey gobolkii uu gumeysayey
italy for italian-somaliland
british for british-somaliland
xaqiiqdii GRANT ayaa cadaayey
The British used Somaliland as a source of fresh meat for their troops stationed in Aden, and that was about it.
waa xaqiiqi britishka sababta kaliya ay u qabsadeen north somaliya waxay aheeyd inay hilib xoolaha nool ka qaaraan. british ONE SINGEL ROAD laami ah kama aysan dhisin north somalia.
britian hal warshad . port airaboor haba yaraatee kama aysan dhisin north somalia.(british-somaliland)
ITALIANS south waxay ka dhiseen wadooyin aad u waaweeyn sida mogadishu to kismaayo 800 km
mogadishu to baladweyne
waxay dhiseen warshado waaweeyn sida warshada SNAI EE SONKORTA soo saari jirtey
ITALY waxay horumariyeen beeraha somalia.
waxbarashada xaqiiqdii aad ayey ugu dadaalen.
marka yaa u fiicnaa soomalida ENGLISH AMA ITALIAN jawaabtu waa TALYAANI ayaa KUN jeer ka fiicnaa ingriis.
XITAA dont forget EVEN SOUTH from 1944 to 1954 WAA 10 YEARS waxaa gumeysanayey ENGLAND . markii second world war italy laga eryadey south somaliya.
BRITISHKA 10 YEARSKII UU SOUTH gumeysanayey. wuxuu sameeyey ma taqaanaan.
waxaa jirey JID TAREEEEN RAILWAY from JAWHAR TO MOGADISHU uu talyaaniga dhisey.
BRITISH railwaygii AYUU naga bililiqeeystay, wuu furfurtey wxuuuna GEEYSTAy KEENYA.
jidka tareenka ee MOMBAZA TO NAIROBI ayuu birihiii wadadii tareenka jawhar to mogadishu ka furfurtey ayuu ku rakibtey.
british= waa tuugo bililiqeeyste.
marka ENGLAND waa hagratey waqooyilanderska MOODA inay BARWAAQO IYO BASH BASH ku noolaaayeen under britian. WAX ay u qabatey northka ama british somaliland haba yaraatee ma jiro