Barack obama hotel in hargeysa.

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Barack obama hotel in hargeysa.

Post by The_Emperior5 »

Hotel Cusub oo loogu Magac Daray Madaxweynah Maraykanka Mr. Barack Obama oo Maanta laga Furay Hargey
Written by Qarannews
Jan 20, 2009 at 09:18 AM
Hargeysa(Qarannews)-Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Jamhuuriyadda Somaliland Md. Maxamed Siciid Maxamuud ayaa maanta xadhiga ka jaray Hotel Cusub oo loogu magac daray Madaxweynaha Cusub ee Sinjigiisu ka soo jeedo Qaaradda Africa President Barack Hussein Obama ee Maraykanka Mr. Barack Hussein Obama, Hotelkaasi oo laga dhisay magaalada Hargeysa.

Waxana xafladda furitaanka hotelkan lagu soo beegay Maanta oo ay shacabka wadanka Maraykanku u dabaal degayaan fantasiyaha caleemasaarka Madaxweyne Barack Obama, iyadoo intii lagu gudo jiray qabanqaabada xaflada dhaarinta Madaxweyne Obama ay Magaalada Hargeysana isku dubaridka munaasibada furitaanka Obama Hotel oo lagu beegay Maanta.

Xafladda Hotelkan Cusub oo ay ka soo qayb galeen marti sharaf tiro badan oo ka kala socotay qaybaha kala duwan ee bulshada, ugu horeyn waxa madasha furitaanka Hadal ka jeediyay Mulkiilaha

Mulkiilaha Hotelkan Dr. Cabdiraxmaan Axmed Shunuuf, oo isagu ah Aqoonyahan degen wadanka Maraykanka, waxaanu sheegay in hindisaha dhismaha hotelkan ay wakhti fog ku dhalatay isla markaana uu tacab badan galiyay.

Ninka labaad ee Dunida ugu dheer ee reer Somaliland Xuseen Maxamuud Bisad oo isaguna halkaa hadal ka jeediyay ayaa tilmaamay in Hotelkani kamid yahay waxyaabaha la taaban karo ee lagu soo jiidan karo dadka maalqabeenada ah islamarkaana dhiirigelin u noqon kara dadka Muwaadiniinta ah sidii ay u maalgashan lahaayeen dalkooda hooyo.

Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Jamhuuriyadda Somaliland Md. Maxamed Siciid Maxamuud oo isagu xadhiga ka jaray dhismaha Hoteelkan ayaa ku ammaanay mulkiilaha iska leh dadaalka badan ee uu u galay hirgelinta hoteel noocan oo kale ah oo wax weyn ka taraya Aqoonta iyo sumcada ay Somaliland beesha Caalamka kaga kasban karto, isla markaana hotelku wax weyn ka tari doono bilicda magaalada iyo horumarka Wadanka.

Dadweynaha Magaalada Hargeysa oo maalmahanba si weyn u hadal hayay Munaasibada Dhaarinta Madaxweyne Obama ayaa qaar kamid ahi dareeno kala duwan ka bixiyay sida la isugu beegay furitaanka Hotelkan iyo Dhaarinta Madaxweyne Obama taas oo ay ku tilmaameen arrin naadir ah.


Source Qarannews

Hargeysa, Somaliland



Last Updated ( Jan 20, 2009 at 01:50 PM )
User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: Barack obama hotel in hargeysa.

Post by sheekh-Farax-zero »

Maasha-allaah,, aqoonsigii baa soo dhaw
way duushay , oo way dhaqaaqday
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Barack obama hotel in hargeysa.

Post by The_Emperior5 »

haa aaad iyo aaad :lol: :lol: :lol:


ictraafka anagu hees baanu oo qaadna
User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: Barack obama hotel in hargeysa.

Post by sheekh-Farax-zero »

Heestu soo tan maha
somaliland dalkayga
somaliland dadkayga
Melez zanawi madaxweynagayga
Riyoole qadaamadiisa
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Barack obama hotel in hargeysa.

Post by The_Emperior5 »

maya taasii wa tii Mamuulka mejeertenia :lol: :lol:

anagu tigray somali uma soo kaxaysano siidiina :mrgreen:

kabacdi na adeer farax na wala soo cayrsadey :mrgreen:
Captain24
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6716
Joined: Tue Aug 05, 2008 3:05 am
Location: In between the two "B's" Burtinle and Bacaadweyn: Xarfo

Re: Barack obama hotel in hargeysa.

Post by Captain24 »

It's an upgrade. It's better to beg Obama for recognition that the U.K makhnuut community :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Barack obama hotel in hargeysa.

Post by The_Emperior5 »

war get the fuk out of here arodo ku soo faan labbadi kursi aad gaalada oo dhigii jirtay :lol:
Captain24
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6716
Joined: Tue Aug 05, 2008 3:05 am
Location: In between the two "B's" Burtinle and Bacaadweyn: Xarfo

Re: Barack obama hotel in hargeysa.

Post by Captain24 »

War ninyahow maxaad laga roonayaasha recognition uga baridaan?
User avatar
Sakhraan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3346
Joined: Tue May 23, 2006 7:14 am
Location: Hornyville.

Re: Barack obama hotel in hargeysa.

Post by Sakhraan »

Jaahilnimo Idoor xad male, street loogu magac daray is one thing but'' a hotel.''........Al shabaab should blow up this thing
User avatar
Arsenal_Man
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1114
Joined: Sat Apr 26, 2008 4:10 am

Re: Barack obama hotel in hargeysa.

Post by Arsenal_Man »

Sakhraan wrote:Jaahilnimo Idoor xad male, street loogu magac daray is one thing but'' a hotel.''........Al shabaab should blow up this thing
nayaa ugly boy, go fuk off
User avatar
GENERAL_SNM
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9757
Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''

Re: Barack obama hotel in hargeysa.

Post by GENERAL_SNM »

Fock the bantu...
User avatar
Gifted
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6753
Joined: Wed Dec 05, 2007 2:41 am
Location: Neverland

Re: Barack obama hotel in hargeysa.

Post by Gifted »

Do you have any idea what you just said? Fock outta here nacasyaho :arrow:
User avatar
Buhodle-Gurl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5786
Joined: Thu Aug 21, 2008 11:22 am
Location: Check your GPS!!

Re: Barack obama hotel in hargeysa.

Post by Buhodle-Gurl »

[quote="Gifted"]
Tell me he was trying to be funny. :roll:
User avatar
Gifted
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6753
Joined: Wed Dec 05, 2007 2:41 am
Location: Neverland

Re: Barack obama hotel in hargeysa.

Post by Gifted »

Focker was dealt with. 8-)
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”