Shiek Umal is in Mugadisho
Moderator: Moderators
Shiek Umal is in Mugadisho
heekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah Culimada ugu Caansan Geeska Afrika degana Dalka Kenya ayaa Shalay soo gaaray Magaalada Muqdisho isla markaana ku biiray Shirka Culimada Soomaaliyeed uga socda Hotel Guuleed Degmada Yaaqshiid ee Magaalada Muqdisho.
Ilo ku dhadhaw Culimada ka qeyb galaysa shirkaasi ayaa u sheegay Somalimirror in Sheekh Umal uu la socday Sheekh Cumar Suudaani isla markaana ay ku yimaadeen Marti qaad ay ka heleen Gudiga Culimada Musaalaxada iyo Sixitaanka oo iyagu soo qaban qaabiyay Shirka Culimada Soomaaliyeed.
Sheekh Umal ayaa horey u yimid Magaalada Muqdisho markii ay Golihii Maxaakiimta Islaamia Soomaaliyeed la wareegeen inta badan Gacan ku haynta Koonfurta Soomaaliya.
Shirka Culimada Soomaaliyeed ayaa Maanta lagu waday in uu soo gabo gaboobo balse waxay howl-wadeenada shirka u sheegeen Somalimirror in illaa iyo Khamiista la filayo in uu sii socda Shirka isla markaana ay ka soo qeyb galaan Culimo kale oo hadda ka maqan Madashada shirka.

- American-Suufi
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4851
- Joined: Sun Feb 03, 2008 5:48 pm
Re: Shiek Umal is in Mugadisho
what name is Umal? a female?
Re: Shiek Umal is in Mugadisho
Hope some good comes out this. i beleive this is so far the best way to tackle the un necessary alshabaab killing which they use the religion to justify it
Re: Shiek Umal is in Mugadisho
ow geedi shamboo make sense to you but not Sheik UmalAmerican-Suufi wrote:what name is Umal? a female?
- American-Suufi
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4851
- Joined: Sun Feb 03, 2008 5:48 pm
Re: Shiek Umal is in Mugadisho
i thought umal was pregnant in somali. but good luck to the sheikh if he is trying to stop the crazy shababs.KUUSH wrote:ow geedi shamboo make sense to you but not Sheik UmalAmerican-Suufi wrote:what name is Umal? a female?
Re: Shiek Umal is in Mugadisho
I used to respect this sheikh, but not anymore after he issued a fatwa against Sheikh Sherif and his goverment.. ha ii gooyo Sheikh Umal iyo wixii la mid ah.
-
Sagaashan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2967
- Joined: Thu Jan 15, 2009 9:48 am
- Location: Xalane, mUGANDAshu
Re: Shiek Umal is in Mugadisho
this is a very positive move in the right direction. Sh. Umal has so far taken the hardest stance against this new dowlad, he is the right person to be in Xamar and assisting the situation. hopefully he will realize this not an islamic government but one that beats all that came before it, and unfortunately, all that is to come.
- Diyeeshaha_Tolka
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3524
- Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
- Location: webiga jowhar jiinkiisa
Re: Shiek Umal is in Mugadisho
alshabaab already oppose this meeting before even started the meeting,,wixii kasoo baxba way kasoo horjeesan doonaaKUUSH wrote:Hope some good comes out this. i beleive this is so far the best way to tackle the un necessary alshabaab killing which they use the religion to justify it
-
Sagaashan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2967
- Joined: Thu Jan 15, 2009 9:48 am
- Location: Xalane, mUGANDAshu
Re: Shiek Umal is in Mugadisho
sxb sh. Umal is their for Allah not people. that is for a politician to do, not a real sheikh.Wise-Man wrote:I used to respect this sheikh, but not anymore after he issued a fatwa against Sheikh Sherif and his goverment.. ha ii gooyo Sheikh Umal iyo wixii la mid ah.
- Somaliman50
- SomaliNet Super

- Posts: 5850
- Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm
Re: Shiek Umal is in Mugadisho
I heard major Somali scholars from all over the world are coming to this meeting, looks very serious 
Re: Shiek Umal is in Mugadisho
Even Shariif C/Nur, Cumar Faarooq & Xassaani are expected to be in Xamar in the next few days. Ahmed Daahir Aweys is already there along with Caddow & Maxamed Idris. Ilaaheey wax qeyr qabo haka soo saaro, amiin.
- Somaliman50
- SomaliNet Super

- Posts: 5850
- Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm
Re: Shiek Umal is in Mugadisho
Kolombo, abti raggi alshabaab iyo kooxaha kale hadey culamada wax ka maqli waayaan maxaa talo ah?, maadaama aa tahay wax garadka beesha somalinet

Re: Shiek Umal is in Mugadisho
abakar,
Al-shabaab culumada hadii ey wax ka maqlin, qasaaro baa u dambeen doono. Far soo tagan bey noqdeen. Even the council of Somali Imaams in North America are expected to release a statement tomorrow telling Al-shabaab to stop their takfiir and give peace a chance. Jihad is over, anyone who dies has died for fitna and that is what all these religious clerics are saying. Even Salman al-'oudah who is a famous Saudi cleric has called on them to sit down with Sh. Shariif.
Al-shabaab culumada hadii ey wax ka maqlin, qasaaro baa u dambeen doono. Far soo tagan bey noqdeen. Even the council of Somali Imaams in North America are expected to release a statement tomorrow telling Al-shabaab to stop their takfiir and give peace a chance. Jihad is over, anyone who dies has died for fitna and that is what all these religious clerics are saying. Even Salman al-'oudah who is a famous Saudi cleric has called on them to sit down with Sh. Shariif.
- Somaliman50
- SomaliNet Super

- Posts: 5850
- Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm
Re: Shiek Umal is in Mugadisho
Kolombo, i agree with you, if alshabaab and the other forces are going to rebel against the govt, they cannot and should not use the deen to justify it, because there isnt any jihad at the moment since sheikh shariff has openly claimed being ready for islamic law to be implemented in the near future. talks first
especially the asmara crew.
-
ModerateMuslim
- SomaliNet Super

- Posts: 6252
- Joined: Sun Apr 06, 2008 7:50 pm
Re: Shiek Umal is in Mugadisho
blindly following high shaykhs, much?Kolombo wrote:abakar,
Al-shabaab culumada hadii ey wax ka maqlin, qasaaro baa u dambeen doono. Far soo tagan bey noqdeen. Even the council of Somali Imaams in North America are expected to release a statement tomorrow telling Al-shabaab to stop their takfiir and give peace a chance. Jihad is over, anyone who dies has died for fitna and that is what all these religious clerics are saying. Even Salman al-'oudah who is a famous Saudi cleric has called on them to sit down with Sh. Shariif.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 807 Views
-
Last post by quark
-
- 2 Replies
- 362 Views
-
Last post by Qatar_isaaq_chick
-
- 0 Replies
- 382 Views
-
Last post by omar07
-
- 0 Replies
- 12 Views
-
Last post by omar07
-
- 4 Replies
- 7546 Views
-
Last post by Macaaney_1991
-
- 6 Replies
- 570 Views
-
Last post by hanqadh
-
- 74 Replies
- 4952 Views
-
Last post by DisplacedDiraac
-
- 11 Replies
- 916 Views
-
Last post by Addoow
-
- 9 Replies
- 977 Views
-
Last post by _BuFF_GYAL_