Odayaasha Hawiye " Shiekh Sharif Don't piss off Mareexaan"

Somali government affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Odayaasha Hawiye " Shiekh Sharif Don't piss off Mareexaan"

Post by Voltage »

Golaha dhaqanka beelaha Hawiye ayaa dowlada ugu baaqay in la qanciyo beesha Sade oo ka biyo diidan habka awood qeybsiga xukuumada Cumar C/rashiid.

Hobyonet.Com Isniin, Feb, 23, 2009

Afhayeenka dhaqanka beelaha Hawiye nabadoon Axmed Diiriye Cali ayaa ka dhawaajiyay sida uu dowlada midnimada qaran uga codsanayo bal in la isku dayo qancinta beesha Sade Daarood oo ah mid ka mid ah beelaha ugu waaweyn beelaha Soomaliyeed.

Axmed Diiriye ayaa ugu baaqay dowlada in loo fiiriyo beeshan taageerada ay ka geysteen qabsoomida shirkii dibu heshiisiinta ee mudo ka socday dalka Jabouti caasimadiisa Jabouti.

Waxuu sheegay in beesha Sade ay tahay beel jecel dowladnimada, mar kastana sameysa waxii ay ku taabagali lahayd, isagoo ku cel celiyay baahida ay golohoodu u qabaan in aan dowlada yeelanin mucaarado uga timada beelaha Soomaliyeed.

Axmed Diiriye waxuu kaloo xusday in dib loogu noqdo hadii ay suurgal tahay qeybta la siiyay beesha Sade, isagoo ku amaanay beeshan inay yihiin dad wanaagasan oo Soomaalinimadu ku fogtahay.

A/hakiim Osman

Hobyonet
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Odayaasha Hawiye " Shiekh Sharif Don't piss off Mareexaan"

Post by Voltage »

Waagacusub has a special on what they call "Kacdoonka Mareexaan" :lol:

http://waagacusub.com/
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Odayaasha Hawiye " Shiekh Sharif Don't piss off Mareexaan"

Post by Babygirl- »

:lol:
User avatar
Munique05
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2746
Joined: Fri Jul 11, 2008 12:57 pm
Location: mininka Hooyada drinkin qaxwo

Re: Odayaasha Hawiye " Shiekh Sharif Don't piss off Mareexaan"

Post by Munique05 »

Image

:lol: :lol:
Last edited by Munique05 on Mon Feb 23, 2009 2:59 am, edited 1 time in total.
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Odayaasha Hawiye " Shiekh Sharif Don't piss off Mareexaan"

Post by Goljano Lion »

Voltage wrote:Waagacusub has a special on what they call "Kacdoonka Mareexaan" :lol:

http://waagacusub.com/
i thought you were pro sheiekh shariif, durtaba ma U turn baad ka qaadatay sheikh shariif :lol:
Air Canada
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1557
Joined: Mon Mar 26, 2007 9:51 pm

Re: Odayaasha Hawiye " Shiekh Sharif Don't piss off Mareexaan"

Post by Air Canada »

Well said Nabadoon Axmed Diiriye. @ the end of the day Mareexan getting more positions doesn't mean we lose some. It doesn't affect us in any negative way. It just means the dabadhilif clans who got more than what they were suppose to get will give up some of their loot.

And this message goes to fat Sharmarke and not to the president. Marexan should direct their anger to the ones who robbed them.
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Odayaasha Hawiye " Shiekh Sharif Don't piss off Mareexaan"

Post by Goljano Lion »

Air Canada wrote:Well said Nabadoon Axmed Diiriye. @ the end of the day Mareexan getting more positions doesn't mean we lose any. It just means the dabadhilif clans who got more than what they were suppose to get will give up some of their loot.

And this message goes to fat Sharmarke and not to the president. Marexan should direct their anger to the ones who robbed them.

who robbed mareexaan?
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Odayaasha Hawiye " Shiekh Sharif Don't piss off Mareexaan"

Post by Babygirl- »

Goljano lol Casho Cuqdaad badaan weey iska hadashaa!! :lol:

Munique :lol:
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Odayaasha Hawiye " Shiekh Sharif Don't piss off Mareexaan"

Post by Goljano Lion »

Babygirl- wrote:Goljano lol Casho Cuqdaad badaan weey iska hadashaa!! :lol:

Munique :lol:

kan waad ka il heshay ma istidhi :lol: :lol:
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Odayaasha Hawiye " Shiekh Sharif Don't piss off Mareexaan"

Post by Voltage »

Goljano Lion wrote:
Voltage wrote:Waagacusub has a special on what they call "Kacdoonka Mareexaan" :lol:

http://waagacusub.com/
i thought you were pro sheiekh shariif, durtaba ma U turn baad ka qaadatay sheikh shariif :lol:

I am pro-governance. If Shiekh Sharif is the head of the government then I support it but if I see injustice I have to criticize and help make it right. afkaa hayso miyaa lagu yiri even haduu qalad jiro?
User avatar
new-york24
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2800
Joined: Tue Aug 19, 2008 2:00 am
Location: HAGARDAAMO GUMAYSI HALGAMAA WAX MA YEESHO

Re: Odayaasha Hawiye " Shiekh Sharif Don't piss off Mareexaan"

Post by new-york24 »

see thats the way to to go,instead of blaming your ill's and woe's on beesha barkeesan.
mucaarad noqoo qoorihi ina bare jukeyso,in the mean time i promise to love and cherish inanta qurxan(kismaayo) till death do us part 8-)
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Odayaasha Hawiye " Shiekh Sharif Don't piss off Mareexaan"

Post by Goljano Lion »

Voltage wrote:
Goljano Lion wrote:
Voltage wrote:Waagacusub has a special on what they call "Kacdoonka Mareexaan" :lol:

http://waagacusub.com/
i thought you were pro sheiekh shariif, durtaba ma U turn baad ka qaadatay sheikh shariif :lol:

I am pro-governance. If Shiekh Sharif is the head of the government then I support it but if I see injustice I have to criticize and help make it right. afkaa hayso miyaa lagu yiri even haduu qalad jiro?[/quote

the whole election was a sham and you know it, do you expect him to be holly than thou, Sheikh shariif should have given the prime minister post to Eelay guy. that would have been fair enough.
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Odayaasha Hawiye " Shiekh Sharif Don't piss off Mareexaan"

Post by Voltage »

new-york24 wrote:see thats the way to to go,instead of blaming your ill's and woe's on beesha barkeesan.
mucaarad noqoo qoorihi ina bare jukeyso,in the mean time i promise to love and cherish inanta qurxan(kismaayo) till death do us part 8-)
I dont get it sxb, do you feel threatened when you hear Mareexaan's name? What does Kismaayo have anything to do with this? :lol: :lol: Really I'm confused. :|

Teeda kale Kismaayo wadaadaa haysto, mareexaan isaaq ogaadeen raxayweyn iyo ciday doonaan ha ahaadaane magac Ogaadeene laguma haysto lagumana dhaqo. If that was the case dhoobley lama weerari lahayn and neither would odeygi maskiinka oo handicapped ahaa waldiire gurigiisa lagama soo baxsadeen (cuz we know no qabiil maamul, ever ever takes on one of their own).

Marka meel fadhiiso sxb hadaad wax sheeganaysid xiniinyo rageed ba lagu sheegtaa not shaar la huwan yahay.

Kismaayo had nothign to do with this topic :arrow:
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: Odayaasha Hawiye " Shiekh Sharif Don't piss off Mareexaan"

Post by Advo »

Too late for apologies.....the arrows have been released long time ago and damage done.

Beesha Sade Kindly request the head of the prime minister dead and alive and Dr. Tarzan tongue on a silver platter

or else Shiek Shariif government is on a critical condition.

Ikacay dhiigii Ikacay!!!

Ululululululululu........100x
User avatar
snoop12
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4399
Joined: Sat Oct 11, 2008 7:13 am

Re: Odayaasha Hawiye " Shiekh Sharif Don't piss off Mareexaan"

Post by snoop12 »

Munique05 wrote:Image

:lol: :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somali Government”