dayniile,,loool

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Diyeeshaha_Tolka
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3524
Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
Location: webiga jowhar jiinkiisa

dayniile,,loool

Post by Diyeeshaha_Tolka »

dayniile caadi ma ahan maalinba qolo iska daba dhiganayaa..

Deegaanada ay dagan Yihiin Murusadaha oo noqotay caqabada hortaagan in nabad la helo


Markaad fiirasa deeganada ay dagan ay ka dagan yihiin magaalada Muqdisho beesha Murusade ayaa u muuqata kuwa hortaagan in ay nabad ka dhalato Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho

Deegaanadaas oo ah deeganada ay xiligaan ka socdaan dagaalada waxaana ciidama ka yimid Raaskabooni ,Gado iyo laascanood laga keenay la dajiyey dhamaan deeganada ay dagaan beeshaasi sida Gubta ,dayniile,Warshada Caanaha ilaa iyo Suuqa bakaaraha iyadoona inta kale magaalada lag heleynin ciidamo kale oo aan aheyn kuwa beelaha kale ee Soomalida

Beesha Murusade ayaa xiligaan u muuqata xaabada lagu gubaayo magaalada Muqdisho in ay iyagu yihiin madaama deeganada kale aysan jirin wax dagaalo ah oo ka dhacaayo ama abaabuul dagaal aysan ka jirin

Waxaa nasiib daraa in ay mar waliba nin facood u shaqeyaan raga horbooda xiligaan ee ku jira xoogaga dagalamaayo iyadoona sida muuqata beeshaan xiligaan ay u shaqeyaan Sheikh Xasan daahir iyo DR Cumur Imaan oo iyagu reer ahooda u dagan yihiin wadamada Carabta ,

Waxaa cajiib ah nin reerkiisa nabad yihiin in colaad la soo aadaan deeganadooda halka xoogaga kula jira xisbiga ay diideen in colaad laga huriya lagun aamray in ay isaga guuraan sida deeganada Huruwaa oo kale oo xiligaan ah gooba nabdoon waxaase nasiib daraa in maanta Indhacade uu eeda dagaalka saaro xoogaga Murusade ee kula jira dagaalka xoogaga ka yimid gobolada kale reer koodana ay u nabad qabaan

Beesha Murusade oo xiligaan dagaalada ay ka socdaan deeganadooda ayaan ku jirin hogaanka sare ee Xisbiga sheegtay dagaalka ee la baxay xisbi islaami waxaana la aaminsan yahay markii colaad jirta in beesha loo baahanyahay markii lakiin awood qeybsi jirana ay yihiin kuwa dulman oo aan la siin xil u qalmo taana waxaa la dhihi karaa waa mid ay raali ki yihiin madaama iyaguna wax isku ogoleen cid kala in ay wax noqotana ogoleen ,beesha oo horey loogu xaman jiray beel qeybsa madaafiicda ayaa xiligaan u muuqata mid dhab ah maadaama ay diidan yihiin in ay nabad noqdoto Gobolka Banaadir

Ma jira wax garad beeshs Murusade ee codkiisa nabad ku yaboohi karo waxeyna isugu soo aruureen in afka juuqa gabay madaama ay cabsi xoogan la soo darastay

dayniilecom@hotmail.com
deyniilenews@yahoo.com
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: dayniile,,loool

Post by AbdiWahab252 »

I support Dayniile in this.

Focking Akhwan :down:

Hawiyism :up:
User avatar
Diyeeshaha_Tolka
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3524
Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
Location: webiga jowhar jiinkiisa

Re: dayniile,,loool

Post by Diyeeshaha_Tolka »

laakiin maanta runta ayuu ka hadlay,,ninka dagaalka sheegtay shalay waa nin murusade ah,,meelaha madaaficda laga soo tuuro waa gubta iyo dayniile,xararyaale kuwaasi oo dhan waa xaafadaha murusada ee dagan
User avatar
Twisted_Logic
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Fri Aug 31, 2007 4:09 pm
Location: Speaking up against Somalinet's tolerance for Al Qaida Loyalists

Re: dayniile,,loool

Post by Twisted_Logic »

The problem in Xamar is caused by naive brainwashed Hawiye men brainwashed by men from Kismayo :down:
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: dayniile,,loool

Post by AbdiWahab252 »

Twisted_Logic wrote:The problem in Xamar is caused by naive brainwashed Hawiye men brainwashed by men from Kismayo :down:
TL,

Did I tell you about how Indocaade got chased out of Marka using a ZU that he took from the Sacad after the July 2006 battle and gave to Mansuur ? The Sacad kid driving it begged INdocaade not to give it to Mansur and to keep it rather than it fall into external hands lest it be used against us in the future. Indocaade & his retarded mentality never listened.
User avatar
Twisted_Logic
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Fri Aug 31, 2007 4:09 pm
Location: Speaking up against Somalinet's tolerance for Al Qaida Loyalists

Re: dayniile,,loool

Post by Twisted_Logic »

AbdiWahab252 wrote:
Twisted_Logic wrote:The problem in Xamar is caused by naive brainwashed Hawiye men brainwashed by men from Kismayo :down:
TL,

Did I tell you about how Indocaade got chased out of Marka using a ZU that he took from the Sacad after the July 2006 battle and gave to Mansuur ? The Sacad kid driving it begged INdocaade not to give it to Mansur and to keep it rather than it fall into external hands lest it be used against us in the future. Indocaade & his retarded mentality never listened.
:lol:

These retarded guys are chasing short term goals and ignoring the long-term consequences of their actions. Imagine the long-term consequences of bringing devious people from Kismayo and allowing them to fire mortars in Mogadishu.
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: dayniile,,loool

Post by AbdiWahab252 »

TL,

Watch how Indocaade will flee to AbdiNastex for safety :lol:
User avatar
Diyeeshaha_Tolka
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3524
Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
Location: webiga jowhar jiinkiisa

Re: dayniile,,loool

Post by Diyeeshaha_Tolka »

Image
User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: dayniile,,loool

Post by sheekh-Farax-zero »

shiiiiiit,, ma ogeyn in xamar xaafada beel-beel loo dago,,,
Laakin Hodan iyo waabari xaafado qabiil maha,,
User avatar
Diyeeshaha_Tolka
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3524
Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
Location: webiga jowhar jiinkiisa

Re: dayniile,,loool

Post by Diyeeshaha_Tolka »

Image
Air Canada
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1557
Joined: Mon Mar 26, 2007 9:51 pm

Re: dayniile,,loool

Post by Air Canada »

Diyeeshaha

Video gii aa raadin jirtay hadaa heshay inta soo gali.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”