uprising in Bosasso

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Cardiff Girl
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 268
Joined: Tue Mar 03, 2009 6:54 am

uprising in Bosasso

Post by Cardiff Girl »

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: uprising in Bosasso

Post by The_Emperior5 »

Image

Image

Image

Image

Image

Some pics


BOOSAASO: Mudaharaad xoogan oo rabshado wata oo ka socda magaalada Boosaaso kadib markii xabsiga la dhigay...
Posted to the Web Mar 23, 10:36


Boosaaso:-Magaalada dakada ah ee Boosaaso ayaa iminka waxaa ka socda mudaharaad xoogan oo rabshado wata kadib markii Wadaad magaciisa lagu sheegay Sheekh Cismaan ay gurigiisa kala baxeen ciidanka sirdoonka ee PIS. wali ma cadda khasaraha ay gaysteen rabshadahan.

Ciidanka PIS ayaa waxaa la sheegay in wadaadkan oo ah wadaad caan ah ay xoog ku galeen gurigiisa dabadeedna ay la aadeen xarunta ay magaalada ka dagan yihiin, waxaana la sheegayaa xiligii ay wadaadka ka xaynayeen uu geeriyooday mid ka mid ah askarta PIS kadib markii uu jiiray mid ka mid ah baabuurtii ay wateen.

Xaalada magaalada ayaa aad u kacsan waxaana la xiray dhammaan wadada laamiga ah ee dhexmarta bartamaha magaalada waxaana lagu gubay taayiro waxaana la dhigay dhagxaan iyo waxkasta oo dadka caraysan ay heli karayn.

Rasaas nooc kasta leh ayaa iminka dhacaysa oo laga wada maqlayo dhammaan magaalada oo dhan waxaana la sheegayaa in hawada Boosaaso ay isku badashay uuro madow oo sababtay taayirada ay gubayaan dad ka caraysan xariga wadaadka.

Dhowr jeer oo hore ayaa sidan oo kale la xiray Culimo caan ah oo la siidaayay kadib markii wax dambi ah lagu waayay,waxaana caro xoog badan ay ka timid dadka shacabka ah ee ku dhaqan Boosaaso.

Hay'adda PIS waa hay'ad sirdoon ah oo dhaqaale ka hesha dawlada Maraykanka dadka reer Puntlandna waxa ay u yaqaaniin ashahaado la dirir wayna neceb yihiin.
ms.naliaa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7488
Joined: Mon Jan 12, 2009 8:18 pm

Re: uprising in Bosasso

Post by ms.naliaa »

whose the cutie in ur pic?
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: uprising in Bosasso

Post by The_Emperior5 »

She is the girl who does my hair
ms.naliaa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7488
Joined: Mon Jan 12, 2009 8:18 pm

Re: uprising in Bosasso

Post by ms.naliaa »


does ur hair?

what kinda batty-boi behaviour is that?
Xashi
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 507
Joined: Thu Jan 22, 2009 2:56 pm
Location: Somalia

Re: uprising in Bosasso

Post by Xashi »

ms.naliaa wrote:
does ur hair?

what kinda batty-boi behaviour is that?
:lol: :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: uprising in Bosasso

Post by The_Emperior5 »

dee when i used to have long hair way ii dabbii jirtay and now way iga shaqeysa mar wabay ii duu duubtay :lol:
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: uprising in Bosasso

Post by AbdiWahab252 »

The_Emperior5 wrote:dee when i used to have long hair way ii dabbii jirtay and now way iga shaqeysa mar wabay ii duu duubtay :lol:
:lol: :lol: :lol:
ms.naliaa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7488
Joined: Mon Jan 12, 2009 8:18 pm

Re: uprising in Bosasso

Post by ms.naliaa »

The_Emperior5 wrote:dee when i used to have long hair way ii dabbii jirtay and now way iga shaqeysa mar wabay ii duu duubtay :lol:

wtf?
:|
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: uprising in Bosasso

Post by AhlulbaytSoldier »

The_Emperior5 wrote:dee when i used to have long hair way ii dabbii jirtay and now way iga shaqeysa mar wabay ii duu duubtay :lol:

:lol: :lol: :lol:
Sick
User avatar
*Nobleman*
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6864
Joined: Wed Jul 13, 2005 2:49 pm
Location: United- Not arrogant, just better

Re: uprising in Bosasso

Post by *Nobleman* »

ms.naliaa wrote:
does ur hair?

what kinda batty-boi behaviour is that?

AHAHAHHAHAHA funniest thing i've heard today. Laakin mr emperior seriously maa naag ba tahay? hair kulaha
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: uprising in Bosasso

Post by The_Emperior5 »

Noble timihu markay battaan shaqo baddan bay oo bahaanyihin. ta yar ba ka shaqeyn jiirtay dee :mrgreen:
User avatar
*Nobleman*
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6864
Joined: Wed Jul 13, 2005 2:49 pm
Location: United- Not arrogant, just better

Re: uprising in Bosasso

Post by *Nobleman* »

The_Emperior5 wrote:Noble timihu markay battaan shaqo baddan bay oo bahaanyihin. ta yar ba ka shaqeyn jiirtay dee :mrgreen:

Okay saxib.
User avatar
Buhodle-Gurl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5786
Joined: Thu Aug 21, 2008 11:22 am
Location: Check your GPS!!

Re: uprising in Bosasso

Post by Buhodle-Gurl »

The_Emperior5 wrote:She is the girl who does my hair
:lol: :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”