another Islamic Courts Commander assassinated
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

Cagaweyne just got assassinated AUN i think he was the Sacad guy who chased Abdi Qeyrdiid passed Gaalkacyo
Shabelle: MUQDISHO
Kooxo hubesan ayaa waxaa ay goordhow ku dileen Sarkaal ka tirsan maxkamadaha islaamiga agagaarka Isgooska Taleex ee magaalada Muqdisho.Max’ed Max’uud Jimcaale (Cagaweyne) oo ka mid ahaa saraakiisha Maxmakadaha islaamiga ayaa waxaa goordhow kooxo Bastoolado ku hubeysan ay ku dileen agagaarka Isgooska Taleex ee degmada Hodan sida uu Idaacada Shabelle u xaqiijiyay Afhayeenka Dhanka howlgalada Maxaakiiamta islaamiga Shiikh C/raxiin Ciise Cadoow,waxaana meydkiisa uu yaala Cusbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho.Dhawaan ayeey aheeyd markii sedan oo kale kooxo hubeysan Ay gudaha magaalada Muqdisho ugu dileen Sarkaal lagu magacaabayay Kariye .Wixii warara ah eek u soo kordha ka soco Shabelle.net hadii uu illaah inoo saamaxo

- kambuli
- SomaliNet Super

- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Re: another Islamic Courts Commander assassinated
AUN, Xabashidu waxay odhan jirtey baa la yidhi..
"Iskusoo wada daroo, Somaali imisaa ka dhimatay? Waa kuwa iyada la jira iyo kuwa la dagalaamaya iyo kuwa ay deegaankooda ku layso"
Hadda, Maxakamad, TFG or Rayid at the end of the day su'aashu waxaa weeye, imisa qof ayaa Somaali ka dhimatay?

- Looyaan_Junior
- SomaliNetizen

- Posts: 767
- Joined: Fri Sep 19, 2008 4:07 am
- Location: Dhegahbur, Ogaden
Re: another Islamic Courts Commander assassinated
AUN intii dhimatay oo idil,
Markii la isku daro maryooleey sadexdii maalmood ee nasoo dhaaftay dad 20 gaadhayo ayaa ka dhimatay, meelahan ayeyna ku kala dhinteen;
Xamar
Baladweyn
Kismaayo korkeeda
Kuma darin inta shil gaadhi ama cudur u dhimatay (natural causes), waa inta dagaal Somali vs Somali ah ku dhimatay.
PS: the above number is based on estimates I have read in the media.

- Diyeeshaha_Tolka
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3524
- Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
- Location: webiga jowhar jiinkiisa
Re: another Islamic Courts Commander assassinated
war nacasyadan layska dilaayo maalin walba may iska qabtaan,,wallee maxaakiimti way u dhamaatay sidii maalinba mid madaxa looga jaraayey,,
Re: another Islamic Courts Commander assassinated
Dishiyeesha,
Adeer ani ehel baan xamar ku heysta, waxaad ii qadataa qof oon meesha wax ka ogeyn. Shareef AWOOD MA QABO, without AU, laakin waa adi ku hayo, "Maxaakim baa meel kaste ka taliya Xamar". Mey wax suubiyan marka?
Adeer ani ehel baan xamar ku heysta, waxaad ii qadataa qof oon meesha wax ka ogeyn. Shareef AWOOD MA QABO, without AU, laakin waa adi ku hayo, "Maxaakim baa meel kaste ka taliya Xamar". Mey wax suubiyan marka?
- Diyeeshaha_Tolka
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3524
- Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
- Location: webiga jowhar jiinkiisa
Re: another Islamic Courts Commander assassinated
sxb nin pistolad watay oo si gaadmo ah wax ku dilaayo sidee lagu la dagaalamaa,,xitaa guryahoodi ay daganaayeen way ka carareen,,Murax wrote:Dishiyeesha,
Adeer ani ehel baan xamar ku heysta, waxaad ii qadataa qof oon meesha wax ka ogeyn. Shareef AWOOD MA QABO, without AU, laakin waa adi ku hayo, "Maxaakim baa meel kaste ka taliya Xamar". Mey wax suubiyan marka?
Re: another Islamic Courts Commander assassinated
Diyeeshaha_Tolka wrote:sxb nin pistolad watay oo si gaadmo ah wax ku dilaayo sidee lagu la dagaalamaa,,xitaa guryahoodi ay daganaayeen way ka carareen,,Murax wrote:Dishiyeesha,
Adeer ani ehel baan xamar ku heysta, waxaad ii qadataa qof oon meesha wax ka ogeyn. Shareef AWOOD MA QABO, without AU, laakin waa adi ku hayo, "Maxaakim baa meel kaste ka taliya Xamar". Mey wax suubiyan marka?
Ciidamo madani baa la rabaa. Xaafad kasto Xamar ku taalo ciidamo madani baa laga samayn amaanka sugaayo. Darees gooni ah waa inay lahaadan. Laakin dhibka meesha yaalo waa Shariifka intu u xilkaan haystay waa u isku aruuiyay haba yaraate baa iska yar. Hadu daacad yahay inu Xamar wax ka bedelo lacagti la siinayo ciidamo ha ku sameysto intu jeebka iska gelin lahaa.
- Somaliman50
- SomaliNet Super

- Posts: 5850
- Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm
Re: another Islamic Courts Commander assassinated
cagaweyne AUN waa ninki sacadka ahaa ee maxaakiimta gaalkacyo gaarsiiyey waana mujaahid weyn oo daacad ah, maxaa loo dilaa oo muxuu ka haleeyey nimankaan dadka baaba'aya!!?
- kambuli
- SomaliNet Super

- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Re: another Islamic Courts Commander assassinated
Nimankaan bastooladaha dadka ku dilaa waa "Hit Men", Koley anigu waxaan rumeysanahy inay cid uun ka amar qaataa. Koley lacag baa la siiyaa.. Kasoo bilow Kornel Talan markii la toogtay ilaa maanta waxbay tooganayaan...waxaa loo baahan yahay in meel looga soo wada jeesto...Cid
Kaaga darane, waxa ay dilaayaan waa aqoonyahankii...ama aqoon adduunyo ha ahaato ama aqoon diin ha ahaato..

-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: another Islamic Courts Commander assassinated
Wallahi if the islamic government dont take serious action against these apostate shabaab then they are bunch of cowards 
Re: another Islamic Courts Commander assassinated
Cagaweyne AUN
Walahi this news hurts deep down
We hve to do something abt Al-shabaab, they are taking out all of high profile leaders.
All they kill is good people, people that Somalia needs and cannot afford to lose.
They call themselves Muslims, yet they are killing UIC commander veterans and Islamic scholars.
Who does al-shabaab really work for? Maybe Ethiopia.

- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: another Islamic Courts Commander assassinated
You mean to tell me the same CAGOWEYNE that led the war against his Sacad cousin Abdi Qaybdiid and his mooryaan has been killed???
-
Nomand
- SomaliNet Super

- Posts: 7584
- Joined: Fri Jan 23, 2009 5:51 am
- Location: nomand, first of my names, king of the andals and the first men
Re: another Islamic Courts Commander assassinated
i dont know the guy ,but has this not been going on for the last 20 years, but only this time so called wadaads placing bombs in the macwiis of one another
Re: another Islamic Courts Commander assassinated
Hawiye animals still killing eacjh other
look this ugly Hawiye who smiling while he will be raped in US jails

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: another Islamic Courts Commander assassinated
AUN but this Caagoweyne guy was a bad man
who supported a war to destroy Galmudug and weaken the Sacad hand.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 783 Views
-
Last post by chimini
-
- 25 Replies
- 2587 Views
-
Last post by Lil_Cutie..
-
- 91 Replies
- 7838 Views
-
Last post by Ashlee~
-
- 2 Replies
- 738 Views
-
Last post by SAIFULLAH_1
-
- 4 Replies
- 967 Views
-
Last post by American-Suufi
-
- 30 Replies
- 3869 Views
-
Last post by ariel sharon
-
- 85 Replies
- 6212 Views
-
Last post by Raven_Sky
-
- 37 Replies
- 3154 Views
-
Last post by Sadaam_Mariixmaan
-
- 0 Replies
- 720 Views
-
Last post by Somaliman%