This song that my mum used to sing around the house, so no wonder I have much love for my country and the continent it is located in. It is quite sad song, and I just found out it was sung by Magool (aun).
hohey afrikaay hurudooy
cadaw ku helyey hurudooy
halyeeyadaadii hurudooy
haad baa cunaaye hurudooy
haamaa la saraa hurudooy
hayin sidisaa hurudooy
la hogaamiyaa
duli lama hilaabtee
aaway hanadadaadii
doqon baa habawsane
waligeed halaysane
sida xoolihiibaa
xero nalagu hooyaa
habeeno badan baan hurudooy
hamuun ku seexdee hurudooy
hirtaanyo awgeed hurudooy
la hadli wayaa hurudooy
caanihii hashaydaan hurudooy
haleeli waayee hurudooy
la'iga horjoogaa
duli lama hilaabtee
aaway hanadadaadii
doqon baa habawsane
waligeed halaysane
sida xoolihiibaa
xero nalagu hooyaa
horor warabaad hurudooy
waaxyo ku haysaa hurudooy
oo hantidaadii hurudooy
ka hirqanayee hurudooy
hadlina waydee hurudooy
hadmaad ogaan hurudooy
aad hagaagi hurudooy
duli lama hilaabtee
aaway hanadadaadii
doqon baa habawsane
waligeed halaysane
sida xoolihiibaa
xero nalagu hooyaa