Al-Shabaab in Burao and Caynabo
Moderator: Moderators
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Al-Shabaab in Burao and Caynabo
Ciidanka Pooliska ee Magaalada Burco'ayaa Xalay Cawayskii Gacanta ku dhigay 2 Baabuur iyo 2 Nin oo la tuhunsan yahay inay Ururka Hubaysan ee Al-Shabaab ee ka dagaalama Dalka Soomaaliya soo qabteyn.
Warkan ayaanu ka helnay ilo lagu kalsoonyahay waxay kaloo noo sheegayn in mid kamid ah gadiidkaas ay ciidamada boolisku galinkiii dambe ee shalay ku qabteen kantaroolka tuulada BEER oo dhinaca Bari ka xiga Magaalada Burco halka baabuurka kale oo abaaro 11:00 habeenimo ee xalay la keenay Burco laga soo qabtay Degmada Caynabo oo ka tirsan Gobalka Sool' waxaana baabuurtaas iyo 2 nin watay hada ku xidhan xarunta Qaybta ee Pooliska ee Burco.
Mar qaar ka mid ah sarakiisha khadka telifoonka kula xidhiidhay waxna ka waydiyey Arimahan Ayaa ay kagaab sadeeyn in ay wax faah faahin ah ka bixiyaan hawal galkaas.
Sida wararku ay Hadhwanagnews u tibaaxayaan sheegaya baabuurta oo noocyadu kala yihin safaari landcruiser iyo pickup' waxaana uu midkood ku sugnaa Magaalada Burco mudo ku dhaw 20 cisho 'halka kalena habeenkii salaasadii gaadhay waxaana la sheegayaa in ay 2 Gaadhi markii hore ka kale
yimadeen dhinaca koonfurta soomaaliya .
Ilaa hada lama oga sabab iyo ujedo ay damac sanaayeen gaadiidkan iyo hawsha loogu tala galay in ay fuliyaan ' waxaana baabuurtaas laguqabtay labadii darawal oo kaliya' ku waaas oo lakala sheegay in ay ukala dhaseen Somaliland iyo Maamul Gobaleedka Puntland.
Saraakiil ka tirsan hay'ada sirdoonka Qaranka Somaliland ayaa todobaadkii udambeyey ku sugnaa Magaalda Burco ee xarunta Gobalka Togdheer ku waas oo aan laga warhayan ulajeedada socdaal kooda balse waxay wararku XAqiijiyen Ciidanka sirdoonka iyo CID du isha ku hayeen dhaq dhaqaaqa baabuurka mudada 20 ka maalmooda ah ee ku sugnaa Burco maaha markii ugu horeysay ee Cidanak Burco
dad lagu tuhun san yahay in ay xidhiidh la leeyihiin Ururka Al Shabaab balse dhawr jeer oo hore ayey gacanta ku dhigeen shakhsiyaad lagu xidhiidhnayo kooxdaasi
Hadhwanaagnews

- Cali_Gaab
- SomaliNet Super

- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Al-Shabaab in Burao and Caynabo
I was just reading this on hadhwanaag.
I don't know whether Shirib & Voltage would be delighted with this news, delighted because suspected al shabaab members or individuals with ties to the group are in the region or sad that they have been arrested
Elan Morin Tedronai must be bangin' his head against the wall now.
I don't know whether Shirib & Voltage would be delighted with this news, delighted because suspected al shabaab members or individuals with ties to the group are in the region or sad that they have been arrested
Elan Morin Tedronai must be bangin' his head against the wall now.
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Al-Shabaab in Burao and Caynabo
This is serious news, if some of their leaders are walking around in Somaliland, we are in some deep shid sxb, soon i think we will have to wear Khamiis Central; Burao or face your balls chopped off
Why is Elan Al shabaab Supporter?
Why is Elan Al shabaab Supporter?
- Cali_Gaab
- SomaliNet Super

- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Al-Shabaab in Burao and Caynabo
It beats me but it seems to me that every opinion he's got is to please Voltage, not even Jeberti's.LiQaaye_TDH wrote:Why is Elan Al shabaab Supporter?
This is serious news, if some of their leaders are walking around in Somaliland, we are in some deep shid sxb, soon i think we will have to wear Khamiis Central; Burao or face your balls chopped off![]()
Why is Elan Al shabaab Supporter?
Niinkaa waa niin dawakhsan, watch him come in later on today and say something among the lines of " Why is this corrupt state focusing on pious men, why dont they focus on Riyaale's crimes and Silaanyo's treason in the 80's" bla bla bla.
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Al-Shabaab in Burao and Caynabo
Somalilanders should deal harsh against khawaarijta otherwise this means no more weird cadaan dude and girls on berbera beaches:

- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Al-Shabaab in Burao and Caynabo
Elan ma ninki yidhi siyaad bare ii bilin jiiray.aniga iyo hooyaday ayaad wax ka sugaysan
what i have noticed there are some people like him though markay walanweynta iyo waxa racaan iyaka is caya anagu waxba ma nihin waxba ma noqon karno, xamar ba xaramkiii oo dhow stuf like that
Wel guess we wont have these partys in berbera any more lol

what i have noticed there are some people like him though markay walanweynta iyo waxa racaan iyaka is caya anagu waxba ma nihin waxba ma noqon karno, xamar ba xaramkiii oo dhow stuf like that
Wel guess we wont have these partys in berbera any more lol

- Cali_Gaab
- SomaliNet Super

- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Al-Shabaab in Burao and Caynabo
We're going to have these parties on Friday Nights

- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Al-Shabaab in Burao and Caynabo
Emperior. Check your pm ASAP.
- Macaaney_1991
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3600
- Joined: Fri May 15, 2009 3:13 am
- Location: Gettin ready to Migrate.....
Re: Al-Shabaab in Burao and Caynabo
Cali_Gaab wrote:![]()
We're going to have these parties on Friday Nights
inaa lilah dadkaas dhan inee fiirsadaan mee u soo safteen?
- black velvet
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4976
- Joined: Tue May 22, 2007 12:53 pm
Re: Al-Shabaab in Burao and Caynabo
I am guessing they will need more than "2 baabuur iyo 2 nin" to take over Burco
- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Al-Shabaab in Burao and Caynabo
Btw as for Elan, wallahi I wish I was half as patriotic as he is. 
- Ina Baxar
- SomaliNet Super

- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: Al-Shabaab in Burao and Caynabo
We're on top of it 
I am getting a lot more respect for the SL CID , they beat the shit out of me once upon the time but it's all forgotten now
I am getting a lot more respect for the SL CID , they beat the shit out of me once upon the time but it's all forgotten now
- Cali_Gaab
- SomaliNet Super

- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Al-Shabaab in Burao and Caynabo
I hope they're not HJ so that they can rot in prison, laakin if they are then they need to be taught the diin again from scratch with private tuition 
- Keyse_0208
- SomaliNet Super

- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Re: Al-Shabaab in Burao and Caynabo
Cali_Gaab wrote:![]()
We're going to have these parties on Friday Nights
hhhahahahaha inaal ilaah, fuk that .... that party seems kinda wack
- Ina Baxar
- SomaliNet Super

- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: Al-Shabaab in Burao and Caynabo
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 37 Replies
- 240 Views
-
Last post by Rightwing
-
- 12 Replies
- 1614 Views
-
Last post by weydamal
-
- 1 Replies
- 1110 Views
-
Last post by Nomand
-
- 16 Replies
- 1501 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 9 Replies
- 979 Views
-
Last post by LiquidHYDROGEN
-
- 6 Replies
- 671 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 69 Replies
- 4508 Views
-
Last post by lali99
-
- 6 Replies
- 783 Views
-
Last post by hargaysaay
-
- 27 Replies
- 1428 Views
-
Last post by kaliil
-
- 36 Replies
- 3202 Views
-
Last post by Siciid85