
i always did even as a kid. markan geel arko jidhkayga jawii galla aan caadii ahayn.
be one with geela are u a true nomad.
Moderators: Moderators, Junior Moderators









are u more with the biyo maal people? do u feel connected more with them what do you feel when u see them and their water iyo waxa nocaas ah.Voltage wrote:Honestly I see people that I am not that connected to.

I feel more connected with thisXaaji_Xundjuf wrote:are u more with the biyo maal people? do u feel connected more with them what do you feel when u see them and their water iyo waxa nocaas ah.Voltage wrote:Honestly I see people that I am not that connected to.




Ma indhahaa kuu furmay?Cumar-Labasuul wrote:Ileen Somali oo dhan ayaan u haystay iney ahaayeen geeljire. Markaa ma waxay tahay inta gaalkacyo waqooyi ka higa ayaa geeljire ah, inta gaalkacyo koonfur ka higa na waxay yihiin beeroole.

Voltage wrote:Ma indhahaa kuu furmay?Cumar-Labasuul wrote:Ileen Somali oo dhan ayaan u haystay iney ahaayeen geeljire. Markaa ma waxay tahay inta gaalkacyo waqooyi ka higa ayaa geeljire ah, inta gaalkacyo koonfur ka higa na waxay yihiin beeroole.![]()

