Ok ppl, Naga daaya dhibka waayo mid walba wuxuu soo qorayaa " am leaving this place" mana baxdaan.
Marka haday dhab idinka tahay baxa ama naga daaya bootada aad meesha lawada fadhidaan.
Kuwii dhab ka tahay hoos magacooda ha kusoo qoraan: >>>>
Yaa bilaawaya oo ay dhab katahay?
Mar na dhaafa intii baxayso.