Galkacyu: President Faroole names new governor for Mudug
Moderator: Moderators
- Somalian_Boqor
- SomaliNet Super

- Posts: 10847
- Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
- Location: Fuck Faroole & His Supporters
Galkacyu: President Faroole names new governor for Mudug
Galkacyu: President Faroole names new governor for Mudug
Gaalkacyo: Madaxweyne Faroole oo xilkii ka qaaday G. gobalka Mudug & Gudoomiyaha oo ka jawaabay.
11. august 2009
Gaalkacyo(AllPuntlan d)- Madaxweynaha dowladda Puntland ee Soomaaliya C/rixmaan Maxamed Maxamuud ayaa shaqadii ka cayriyey gudoomiyaha gobalka Mudug Cabdi-Nuur Maxamed Diiriye (Geeseey), isagoo mudooyinkii ugu dambeeyey lugu eedaynayay in uu ku lug ku lahaa Mashaakilaad ka dhacay gobalka Mudug.
Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa ku sababeeyey xilka qaadistan in uu Geeseey maalmihii ugu dambeeyey ku jiray falal ka soo horjeeda dowladdiisa, wuxuuna cadeeyey in lugu eedeeyey gudoomiyaha gobalka Mudug in uu ka dambeyeey falal kala gedisan oo ku aadan hurinta colaad.
Madaxweyne Faroole ayaa shaqada Gudoomiye-nimo si KMG ah ugu wareejiyey gudoomiye kuxigeenka koowaad ee gobalka Mudug Beyxaani Axmed Barre, isagoo ku amray in deg deg uu qabto shaqooyinka dowladda.
Dhinaca kalena Gudoomiyaha shaqada laga qaaday C/Nuur Maxamed Diiriye ayaa soo dhaweeyey xil ka qaadista lugu sameeyey, isagoo beeniyey in uu wax lug ah ku leeyahay arintii lugu dilay Wasiirkii Warfaafinta ee dowladda Puntland Warsame Cabdi Shirwac oo ay Arbacadii Maleeshiyo hubeysan ku toogteen gudaha magaalada Gaalkacyo.
F. C. Maxamed
AllPuntland

Re: Galkacyu: President Faroole names new governor for Mudug
Congratulations To Beesha leelkase for being named Governor of Mudug.
-
surrender
- SomaliNet Super

- Posts: 11194
- Joined: Tue Jan 29, 2008 6:42 am
- Location: "raganimo ninkaagii nacasnimo maxaa baday"
Re: Galkacyu: President Faroole names new governor for Mudug
oh no! might aswell ngive sacad the job!! 
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32790
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Galkacyu: President Faroole names new governor for Mudug
surrender wrote:oh no! might aswell ngive sacad the job!!
loool leelkase siidaasii wa habaaar
-
paidmonk
- SomaliNet Super

- Posts: 11989
- Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
- Location: http://majerteen.blogspot.com/
Re: Galkacyu: President Faroole names new governor for Mudug
Why Leelkase, they are as savage as the other Mudug clans, they should've assigned another clan to the post.
Re: Galkacyu: President Faroole names new governor for Mudug
surrender wrote:oh no! might aswell ngive sacad the job!!
You racist, your finally showing your true colours
- Somalian_Boqor
- SomaliNet Super

- Posts: 10847
- Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
- Location: Fuck Faroole & His Supporters
Re: Galkacyu: President Faroole names new governor for Mudug
Compared to Cumar Maxuud's Leelkase are kinda laid back. They are the middle man in Mudug they deserve to be named governor for Mudug.paidmonk wrote:Why Leelkase, they are as savage as the other Mudug clans, they should've assigned another clan to the post.
Re: Galkacyu: President Faroole names new governor for Mudug
^^^^
The Leelkases in Gaalkacyo are far from laid back, they are savage and cruel even I feared them during my stay in Gaalkacyo, and I hail from a well known Leelkase family. They steal cars and raid the HG for fun. They even took the old Bardacad buildings by force and the old central bank in Gaalkacyo is under their possesion and they have refused to give up buildings to Dowlada hoose ee Gaalkacyo
Reer Mudugs are savages Yar iyo weyn even the Awrtables and the Carab Salaaxs are joining the battle wagon now days.
The Leelkases in Gaalkacyo are far from laid back, they are savage and cruel even I feared them during my stay in Gaalkacyo, and I hail from a well known Leelkase family. They steal cars and raid the HG for fun. They even took the old Bardacad buildings by force and the old central bank in Gaalkacyo is under their possesion and they have refused to give up buildings to Dowlada hoose ee Gaalkacyo
Reer Mudugs are savages Yar iyo weyn even the Awrtables and the Carab Salaaxs are joining the battle wagon now days.
- Somalian_Boqor
- SomaliNet Super

- Posts: 10847
- Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
- Location: Fuck Faroole & His Supporters
Re: Galkacyu: President Faroole names new governor for Mudug
Talking from experience I see, I surely can't match that.Xamud. wrote:^^^^
The Leelkases in Gaalkacyo are far from laid back, they are savage and cruel even I feared them during my stay in Gaalkacyo, and I hail from a well known Leelkase family. They steal cars and raid the HG for fun. They even took the old Bardacad buildings by force and the old central bank in Gaalkacyo is under their possesion and they have refused to give up buildings to Dowlada hoose ee Gaalkacyo![]()
Reer Mudugs are savages Yar iyo weyn even the Awrtables and the Carab Salaaxs are joining the battle wagon now days.
Maybe they scared the sh!t out of Faroole and force him to give them the seat.
Re: Galkacyu: President Faroole names new governor for Mudug
^^^^
Dude I met this Reer Mahad friend of the family who use to work for us back in the days, he use to be a Gentleman who never indulged himself in Qabiil or Qabyaalad, when I met him in Gaalkacyo he was cussing out a Cabdi Cisse fellah
he told me how some guys put a price on his head and how they tried to kill him, but instead missed and shot him in the leg. My uncle barely recognized the fellah he looked like str8 up Moryaan.
Theres something wrong with Mudug and Gaalkacyo, Ceelka Bardacad is the source of all evil
Dude I met this Reer Mahad friend of the family who use to work for us back in the days, he use to be a Gentleman who never indulged himself in Qabiil or Qabyaalad, when I met him in Gaalkacyo he was cussing out a Cabdi Cisse fellah
Theres something wrong with Mudug and Gaalkacyo, Ceelka Bardacad is the source of all evil
-
Captain24
- SomaliNet Super

- Posts: 6716
- Joined: Tue Aug 05, 2008 3:05 am
- Location: In between the two "B's" Burtinle and Bacaadweyn: Xarfo
Re: Galkacyu: President Faroole names new governor for Mudug
I am starting to respect Faroole. I remember when he was in Minneapolis a bunch of reer Mudug guys came to him saying that they needs jagooyin reer mahad this and reer mahad that, he told his security guards " War waxaan naga saara".
Obviously, he beats Fat Cadde in every category. I remember in 2007. The Mohamud Cumars in Xarfo invited Cadde Muse to Xarfo and Asked him why he's bank rolling Reer Mahad(read Gagaab) while he also locking the Ogadens and selling them to Habasha. Guess what the grown fat Cadde Said?
" ee maxaa sameehaa odaygii abdullahi Yusuf baa saa ii sheegay, hadii kale wuu isoo weeraraa, inkaar qabe weeye"
Now I heard bunch of Mudugs , including reer Xirsi, Reer Mahad tried to get the seat, and he said fck to all Cumar Mohamud and named a Leelkase for the seat. Pretty brave move from him

- Cinque Mtume
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4005
- Joined: Fri Mar 06, 2009 5:36 pm
- Location: Tres Puntos
Re: Galkacyu: President Faroole names new governor for Mudug
Fuck Futoole, there's a rotating system in Mudug between Reer Mahad-Reer Xirsi-Reer Khalaf and he's messing up our shit with his goat hooves.
Why does he name a Leelkase, when it is Reer Xirsi's turn. Reer Khalaf waa laga saaray meeshii, Galkayo law dictates that Reer Xirsi take over.
This is an outrage!
Why does he name a Leelkase, when it is Reer Xirsi's turn. Reer Khalaf waa laga saaray meeshii, Galkayo law dictates that Reer Xirsi take over.
This is an outrage!
- Somalian_Boqor
- SomaliNet Super

- Posts: 10847
- Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
- Location: Fuck Faroole & His Supporters
Re: Galkacyu: President Faroole names new governor for Mudug
I heard they bought the seat. Them rich Leelkase want to buy everything these days.Cinque Mtume wrote:Fuck Futoole, there's a rotating system in Mudug between Reer Mahad-Reer Xirsi-Reer Khalaf and he's messing up our shit with his goat hooves.
Why does he name a Leelkase, when it is Reer Xirsi's turn. Reer Khalaf waa laga saaray meeshii, Galkayo law dictates that Reer Xirsi take over.
This is an outrage!
- Cinque Mtume
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4005
- Joined: Fri Mar 06, 2009 5:36 pm
- Location: Tres Puntos
Re: Galkacyu: President Faroole names new governor for Mudug
Than we will Seefta Banana his Dhagoole ass. 
just a joke ppl, kaftan reer mudug, I kid, I kid...
just a joke ppl, kaftan reer mudug, I kid, I kid...
Re: Galkacyu: President Faroole names new governor for Mudug
Warninyahow reer mudug do scare me, why the fuk are they so hostile.
I took this nigga out to eat once to my favorite place, why god, why did I do it?
I havent went back every since

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 1076 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 18 Replies
- 2056 Views
-
Last post by oxymoron
-
- 30 Replies
- 2673 Views
-
Last post by jamols2
-
- 8 Replies
- 1226 Views
-
Last post by RebelLion
-
- 1 Replies
- 1619 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 9 Replies
- 1163 Views
-
Last post by xirsi95
-
- 13 Replies
- 1429 Views
-
Last post by garowegal
-
- 0 Replies
- 513 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 65 Replies
- 5973 Views
-
Last post by Adammohaned
-
- 16 Replies
- 2672 Views
-
Last post by FarhanYare