Dhaq dhaqaaqyo Ganacsi oo ku aadan Bisha Ramadaan oo si weyn looga dareemayo Suuqyada kala duwam degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud.
Posted: 8/18/2009 3:18:00 PM
Shabelle: CAABUDWAAQ
Mashquulka faraha dadan ee laga dareemayo Suuqyada Degmda Caabudwaaq ayaa yimid kadib markii ay soo dhawaatay bisha Barakaysan ee Ramadaan dadkuna ay ku jiraan diyaar garow bishaasi ah.
Waa maanta mashquulkii ugu darnaa ahaa gobaha laga dukaamaysto Xawaaladaha iyo suuqyada ganacsiga gaar ahaan Suuqa Timirta iyadoo dad aad u fara badan ay maanta kiilaysanayeen timidrta suuqyada dhooban.
Meelaha ugu badan ee Suuqa Maanta Mashquuliyay ayaa waxaa ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Caabudwaaq oo ay dadku ka soo dukaamaysi tageen,waxaana ganacsatada ka shaqeysata Suuq yaraha degmada Caabudwaaq uu Shabelle u sheegay in suuqa uu haatan ku jiro mashquulkii ugu darnaa.
Suuqyada degmada Caabudwaaq aya waxaa ay la wadaagaan Mashquulka suuqyada kale ee gobolda dalka Soomaaliya kuwaasi oo haatan iyana si weyn isugu diyaarinaya bisha barakaysan ee Ramadaan.
Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
Waxaan ka raali garaynaynaa dhageystaashii ku taxnaa wararkii Dhageysiga ahaa ee Wabsadeeka Shabelle in aanay u soo gudbin Karin cilad dhanka FTP-ga oo ay ku socoto howlo Farsamo.
Reer Caabduwaaq Get Ready For Ramadan
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Reer Caabduwaaq Get Ready For Ramadan
Murax Rer Abudwaq waa nabad. They're now thinking about their horumar. many Rer Abudwaq are going help to help the city.
Mar imaaw, anaa ku martigalanaya.
Mar imaaw, anaa ku martigalanaya.
Re: Reer Caabduwaaq Get Ready For Ramadan
CoolPoisons wrote:Murax Rer Abudwaq waa nabad. They're now thinking about their horumar. many Rer Abudwaq are going help to help the city.
Mar imaaw, anaa ku martigalanaya.
Ninyaho I love Caabduwaaq Man, probably My favorite Marexaan town. I spent a lot of time with the Nabadoon of Reer Xirsi (Caabduwaaq). He was like come down, I said I'm worried about safety and He was like 'war meesha cid cali xusseen garanaayo ama wax u heysto baaba iska yar"

Plus I heard the killing stuff is overrated Man. Whenever someone is killed its major news and odayaasha do a good job

- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Reer Caabduwaaq Get Ready For Ramadan
Murax there are no more killings in Abudwaq. last killing was like 2 years ago and gacanta lagu dhigay.
Murax hal advice aan ku siiyo. Never listen to qurba joogta who say its not safe. See with Ur own eyes
Murax hal advice aan ku siiyo. Never listen to qurba joogta who say its not safe. See with Ur own eyes
Re: Reer Caabduwaaq Get Ready For Ramadan
CoolPoisons wrote:Murax there are no more killings in Abudwaq. last killing was like 2 years ago and gacanta lagu dhigay.
Murax hal advice aan ku siiyo. Never listen to qurba joogta who say its not safe. See with Ur own eyes
Waa runta

About martigelinta waa wax waajib ku saaran as S Xusseen would the the closest lineage wise

Unless Reer Ugaas still live there, lol
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Reer Caabduwaaq Get Ready For Ramadan
lol some Rer Ugas Shermake siiba bah Tanade live in Abudwaq and Balambal
Re: Reer Caabduwaaq Get Ready For Ramadan
Coolpoison,
Picture of Reer Xersi nabadoon from Caabudwaaq I know. He along with My Reer Afweyne friend from Caabudwaaq also got My back

Picture of Reer Xersi nabadoon from Caabudwaaq I know. He along with My Reer Afweyne friend from Caabudwaaq also got My back

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 263 Views
-
Last post by Aseelah-Raaida
-
- 2 Replies
- 232 Views
-
Last post by Xaaji_Waraabe-
-
- 2 Replies
- 667 Views
-
Last post by bham's_beauty
-
- 11 Replies
- 1128 Views
-
Last post by Beenaale_No1
-
- 0 Replies
- 287 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 3 Replies
- 529 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 7 Replies
- 674 Views
-
Last post by udun
-
- 10 Replies
- 988 Views
-
Last post by HayWire
-
- 62 Replies
- 3998 Views
-
Last post by Smile-LiKe-SuN-RiSE