Moderators: Moderators, Junior Moderators
Ildoors Of Somalinet Your Boqor Asks forgiveness...
Peace iyo Prosperity for all I say!!!
But Seriously Don't turn Hargeysa into Mogadishu for everyone's sake.
Keep the Peace iyo Islamnimo my Northern Brothers.
Prove to me that your another country?Ildoors Of Somalinet Your Boqor Asks forgiveness...
Peace iyo Prosperity for all I say!!!
But Seriously Don't turn Hargeysa into Mogadishu for everyone's sake.
Keep the Peace iyo Islamnimo my Northern Brothers.
Why do u even care , sxb why care about another country dad aan waxba iidinka dhaxayn
care about your mogadisho and buqland
sxb maxaad uu suuroota sidii gabar la shukaansaday oo geed usku saarta sidii wax aan la gaari kariin markii somaliland la soo hadal qaado..Sxb dident u say we are Like Ethiopians , dident u say that in another threat marka dee maxabaad naga dabba socotta
1.waa qaldan yahayNin ba horta marki hore topic noo furray oo yidhi Iiidoor waan idin necebahay isku madha is dilla dhigiina ayaan jecelahay inu daatto please is ku bilaaba dagaal
Markii danbe na wuxu yidhi Waba Ethiopian nimanku waxba iga ma gellin waxay isku sameyaan
Markii sadexaad wuxu yidhi raali ahaad ha is dilina waan idin jecelahay walalahaya ayaad tihin woqoyi
markuuse saxsanyahay markuse walanyahay markuse qaldanyahay.
Qaldaan Uun Ba Qaladka Leh. Qof Kale, Wa Qaldan Yahay Kuma Dhehi, Hadun Qaldaan Aheeyn!!!....1.waa qaldan yahayNin ba horta marki hore topic noo furray oo yidhi Iiidoor waan idin necebahay isku madha is dilla dhigiina ayaan jecelahay inu daatto please is ku bilaaba dagaal
Markii danbe na wuxu yidhi Waba Ethiopian nimanku waxba iga ma gellin waxay isku sameyaan
Markii sadexaad wuxu yidhi raali ahaad ha is dilina waan idin jecelahay walalahaya ayaad tihin woqoyi
markuuse saxsanyahay markuse walanyahay markuse qaldanyahay.
2.waa qaldan yahay
3, waa saxsanyahay..dadku waa wada somaali oo walaan nahay kuligeen no matter how much we run from it. at the end of the day waxaan nahay isku dad sxb..
Peace iyo Prosperity for all I say!!!
But Seriously Don't turn Hargeysa into Mogadishu for everyone's sake.
Keep the Peace iyo Islamnimo my Northern Brothers
Peace iyo Prosperity for all I say!!!
But Seriously Don't turn Hargeysa into Mogadishu for everyone's sake.
Keep the Peace iyo Islamnimo my Northern Brothers
Nothing wrong with what this geyser is saying runtii
Why we always got to be on the defensive
I usually say QALAD.Khalad not qalad, af Soomaaliga maxaa lagu ciyaaray.
Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 37 guests