Sh godane tells Sh aweys kismayo is alshabaabland

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Sh godane tells Sh aweys kismayo is alshabaabland

Post by The_Emperior5 »

Sh. Xasan D. Aweys oo la kulmay madaxda Al-shabaab
4 Oct 4, 2009 - 10:54:12 AM

Hogaamiyaha Ururka Xisbul Islam Sh. Xasan Daahir Aweys ayaa xalay [Oct 03] kulan qarsoodi ah la qaatay saraakiil ka tirsan Ururka Al-shabaab, isagoo kala hadlay dagaalkii dhawaan labadooda dhinac ku dhexmaray Magaalada Kismaayo.

Dhanka Al-shabaab ayaa waxaa ka socday Sh. Mukhtar Roobow Cali [Abu-Mansor] iyo Sh. Axmed Cabdi Godane, kuwaasoo ka dalbaday Sh. Aweys inuu tanaasulo maamulka Kismaayo, isla markaana uu aqbalo maamul ay iyagu u magacaabeen.

Inkastoo saxaafada laga qariyay shirkaas hadana warar hoose laga soo xigtay saraakiil labada dhinac ka tirsan ayaa sheegaya in Sh. Aweys uu diiday inuu aqbalo soo jeedinta Al-shabaab, isla markaana uu ugu baaqay inay ka baxaan Kismaayo.

"Sh. Aweys wuxuu ku adkeystay in maamulka Kismaayo loo daayo Xisbul Islam, raaligelinta laga bixiyo dagaalkii halkaas ka dhacay oo lagu qaaday mas'uul ka tirsan ururkiisa" ayuu yiri sarkaal ka tirsan Xisbul Islam oo isqariyay.

Sh. Aweys ayaa la sheegay inuu ku wargaliyay madaxda Al Shabaab inay weerar ku qaadeen qabiilo si weyn uga qeybqaatay jihaadka iyadoo qabiiladaasi ay ay ka soo gurmadeen ilaa gudaha dalka Ethiopia.

Dhawaan ayaa ciidamada Al Shabaab waxaa lagu eedeeyey inay hubeeyeen kana barbar dagaalameen maleeshiyo beleedyo si ay ciidamada Xizbul Islam uga saaraan magaalada Kismayo.

Kulanka ayaa waxaa soo qabanqaabiyay Sh. Abu-Mansor iyadoo mas'uuliyiinta ay ku kala boodeen kulankaas, waxaana la sheegay in saraakiishii Al-shabaab ay codsadeen in mar kale kulan la isugu yimaado.

"Shirka waxaa soo qabanqaabiyay Gudoomiyaha Al-shabaab Sh. Axmed Godane iyo ku xigeeniisa Sh. Abu-Mansor, balse waa lagu guuldareystay ujeedadii laga lahaa oo ahayd in lagu dhameeyo khilaafka labada urur" ayuu yiri mas'uul Al-shabaab ah.

Ururadan oo isku bahaystay dagaal lagula jiro DF si xukunka looga tuuro ayaa ku dagaalamay gacan ku haynta magaalada dekeda leh ee Kismaayo, dagaalkaas oo dhaliyay khasaare u badnaa maleeshiyooyinkooda dagaalku dhexmaray.

Xisbul Islam ayaa ku habjabay in mowqif ka duwan midka nabadeed ee ay horay ugu baaqeen ay qaadan doonaan, hadii aan laga digtoonaan weerarada lagu hayo maleeshiyooyinkooda iyo saraakiishooda, isla markaana aan la joojin dacaayadaha.

GAROWE ONLINE
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Sh godane tells Sh aweys kismayo is alshabaabland

Post by SahanGalbeed »

Horta Ilaahey runtu jecelyahay .
Tuug xunoo hantidi ummada dhacay oo dhulkiisi ka soo baxsaday wixii sheikh ku sheega , diinta ayuu meel kaga dhacaya.

Midda labaad na waxa weeye , munaafaqaadka waxan Isaaq ah e halkan soo gala ay ka wadaan , arrin aad iyo aad u foolxun weeye , Ilaahey na aynu ka baryay na haddaan anigu nin Isaaq ah ahay , inaanu inagu qabsan .
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Sh godane tells Sh aweys kismayo is alshabaabland

Post by The_Emperior5 »

SahanGalbeed wrote:Horta Ilaahey runtu jecelyahay .
Tuug xunoo hantidi ummada dhacay oo dhulkiisi ka soo baxsaday wixii sheikh ku sheega , diinta ayuu meel kaga dhacaya.

Midda labaad na waxa weeye , munaafaqaadka waxan Isaaq ah e halkan soo gala ay ka wadaan , arrin aad iyo aad u foolxun weeye , Ilaahey na aynu ka baryay na haddaan anigu nin Isaaq ah ahay , inaanu inagu qabsan .

Sahangableed waxa weyaan horta inad fahantiid Xassan daahir aweys ma mattalo Beesha hawiye. Axmed cabdi godane na ma mattalo Beesha reer sh isxaaq. Meesha wa ragg diin iyo kitaab siita oo doonaya inay dadka xasuuqaan Alshabaab wa killing machine xisbal xasuuq siido kalle. marka labbada nin wa niman xukun doon ah Sahan galbeed kalmada sheikh na somalida kufsatay mahaba Wadaad ama nin Culumada ka miid ah wa afcarabi hadaad uu badashiid waxa weyaaan Nin wayeel ah Sida kuwa Abu dhabi xukuma Sheikh zayid ibn makhtuum deee maha nin wadaad ah wa Title uun. Marka somalida qallad ka fahmay iyo magacyada abu abu xata abu suber buu ku leeyahay aabihi suber Balayo ku subereysso :lol:
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Sh godane tells Sh aweys kismayo is alshabaabland

Post by Voltage »

Emperior what ina Baxar means is since when did you post Koonfur news hadana you post more about Al Shabaab with Sh Godane twist to it than Hutuking. :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Sh godane tells Sh aweys kismayo is alshabaabland

Post by The_Emperior5 »

Voltage wrote:Emperior what ina Baxar means is since when did you post Koonfur news hadana you post more about Al Shabaab with Sh Godane twist to it than Hutuking. :lol:
Dee voltage marba meeshay wax ka socdaan ba la soo gudbiyaa :mrgreen:
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Sh godane tells Sh aweys kismayo is alshabaabland

Post by Murax »

Emperior Has a buufis, but the funny thing is the Godani or Seelaci Guys are nothing but maqaarsaars they mean nothing. There just convenient because as figureheads as Issaqs have nothing in the South and everybody sees them as "neutral"
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Sh godane tells Sh aweys kismayo is alshabaabland

Post by The_Emperior5 »

Murax wrote:Emperior Has a buufis, but the funny thing is the Godani or Seelaci Guys are nothing but maqaarsaars they mean nothing. There just convenient because as figureheads as Issaqs have nothing in the South and everybody sees them as "neutral"

Yeah i could cara less and if we see them back home lugaha iyo gacmahanu ka xiidhayna Ileen wa argagixiso wa argagax :mrgreen:
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Sh godane tells Sh aweys kismayo is alshabaabland

Post by The_Patriot »

Murax wrote:Emperior Has a buufis, but the funny thing is the Godani or Seelaci Guys are nothing but maqaarsaars they mean nothing. There just convenient because as figureheads as Issaqs have nothing in the South and everybody sees them as "neutral"
No to be precise these guys run the Show they just tell those dumb Darood to Jump and they will eagerly replly how high. :down:
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Sh godane tells Sh aweys kismayo is alshabaabland

Post by Rightwing »

Waxaan u malaynayaa inuu Emperior5 ku siigaysto hadal haynta alshabaab iyo ina godane :lol: Ina godane waa ninkii hargeisa soo qarxiyey, kana danbeeyey dilalkii shisheeyaha ee hore uga dhacay SL. Hooyadii wase hadaan heli karo dhalfaan ku dhirbaaxi lahaa.
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Sh godane tells Sh aweys kismayo is alshabaabland

Post by SahanGalbeed »

War niyow horta sii fiican u akhriso waxan soo qorayo.
1/ Ta ugu horreysa horta waxa weeye , Isaaqa aan halkan ku haysto ADIGA iyo dhwor ka naanaab e meeshan duufka is marmarsha baa ka mid ah .
2/ Ta labaad na waxa weeye , aduun kuu gaar ah baad halkan ka samaystay .
Wax waliba sidey aynu caruur shalay dhalatay ahayn baad rabta inaad inoo kala macnayso .
Af carabi iyo af somali LABADA ba sheikh ninkii dinta ku dhaqma baa lagu sheega.

Inadeerow anigu talo aan ku siiyo , meeshan waad ku wareertay e ka yara fasax qaado .

Godane na dhuxule weeye , oo waxa alle iyo wuxu dhaxlay haddey xukun noqoto aynaan jirin , diinta islanka na maalinta lacagtii uu baangiga wajaale ku yaal u ka xaday , soo cesho ,baynu ku tirin .

Ka kala fadhiista meesha waad inagu ceebaysayn e , wax walba la iskaga ma hadlo , wax kasta na in la iskaga kaftamo ku daw ma'aha
Last edited by SahanGalbeed on Sun Oct 04, 2009 1:50 pm, edited 1 time in total.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Sh godane tells Sh aweys kismayo is alshabaabland

Post by The_Emperior5 »

SahanGalbeed wrote:War niyow horta sii fiican u akhriso waxan soo qorayo.
1/ Ta ugu horreysa horta waxa weeye , Isaaqa aan halkan ku haysto ADIGA iyo dhwor ka naanaab e meeshan duufka is marmarsha baa ka mid ah .
2/ Ta labaad na waxa weeye , aduun kuu gaar ah baad halkan ka samaystay .
Wax waliba sidey aynu caruur shalay dhalatay ahayn baad rabta inaad inoo kala macnayso .
Af carabi iyo af somali LABADA ba sheikh ninkii dinta ku dhaqma baa lagu sheega.

Inadeerow anigu talo aan ku siiyo , meeshan waad ku wareertay e ka yara fasax qaado .

Godane na dhuxule weeye , oo waxa alle iyo waxay dhaxlay haddey xukun noqoto aynaan jirin , diinta islanka na maalinta lacagtii uu baangiga wajaale ku yaal u ka xaday , soo cesho ,baynu ku tirin .

Ka kala fadhiista meesha waad inagu ceebaysayn e .
waryaahe aniga ha igu xad gudbin anigu warkii uun baan ku siiyee siidad rabtiid uu qaado anigu Alshabaab na ma tageerro lamana jiiro lamana shaqeyo lamana xiidhiidho marka waxaad igu hayssatiid wamaxay ?

Hadaad leedahay sh ha ugu yeedhin dee webiste warka soo qortay aya ugu yeedhay ana title uun baan ku qorray waba inta fadlan hubso marka danbe ee aad wax eedeyneysiid

Righwting waliba dhiigisu wa xalaal :up:
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Sh godane tells Sh aweys kismayo is alshabaabland

Post by SahanGalbeed »

Dad gamta iska siinaya , oo somali iyo islaan ku la ah baad adiga iyo jaanjaanki kale ciyaar ka dhigaynaysaan ,ood "cheers iyo let's drink to this " iyo hadal cantayn noocaas ah ku haysaan xaaran weeye waxaasi niyow , miyaanad Ilaah ka baqin ??!

Waxaan kugu haysta anigu , sow tolka ma ihi ?
Ceebtaadu sow ceeb isoo hoyatey aniga uun ma'aha ?
Inaga kala daaya nimanyow .
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Sh godane tells Sh aweys kismayo is alshabaabland

Post by The_Emperior5 »

SahanGalbeed wrote:Dad gamta iska siinaya , oo somali iyo islaan ku la ah baad adiga iyo jaanjaanki kale ciyaar ka dhigaynaysaan ,ood "cheers iyo let's drink to this " iyo hadal cantayn noocaas ah ku haysaan xaaran weeye waxaasi niyow , miyaanad Ilaah ka baqin ??!

Waxaan kugu haysta anigu , sow tolka ma ihi ?
Ceebtaadu sow ceeb isoo hoyatey aniga uun ma'aha ?
Inaga kala daaya nimanyow .
Oke lets see
Cadawga Somaliland waayoo
Wa alshabaab
cadawga labaad eeh somaliland wayoo
wa xisbal xasuuq
haday is madhiyaan
dee weyno fiicantahay
wax ma fahmaysa haday is xasuuqaan xabbadii ka hadhiin aniga xaflad ku dhigaya madaxtooyada hargeisa :lol:
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Sh godane tells Sh aweys kismayo is alshabaabland

Post by SahanGalbeed »

:lol: , waalahi waynu is ka dhex baxayna oo inagu ayaa la inagu qosli haddad waalida inaga kala dayn waydaan .

Kaan hadli karayn ee laakin hadaladaadu dhamqayaan haddad ixtiraami waydo , si' uun bu baadilkaasi kaaga go'i !
watch out !
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Sh godane tells Sh aweys kismayo is alshabaabland

Post by The_Emperior5 »

sahan galbeed walahi maraykan baan imanaya maalin dhow walahi labban ku kala jabbinaya halkaan baad nacnac iyo sheeko xummo noola timada walahi wana ku soo dhoofaya :shock: :mrgreen:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”