Shir u furmay Reer-SS iyo Cayn

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Shir u furmay Reer-SS iyo Cayn

Post by sheekh-Farax-zero »

Subaxnimadii Saaka Waxaa si Toos ah uga furmay Magaalada Nairobi shirweynihii dadka Soomaaliyeed ee SSC, kaasi kal hore ay gogashiisa dhigeen Guddiga Jaaliyadda SSC ee Nairobi, waxaana Shirkaasi Ka Soo Qayb galay Marti Sharaf Aad U Fara Badan oo isugu jira qaybaha kala duwan ee bulshada soomaaliyeed ee iyagu ku dhaqan Magaalada Nairobi.

Image

Image

Image

Wacdi Iyo Waano Dheer Dabadeed waxaa la guda galay kulankii waxaana lgu soo dhaweeyey oo shirka Furay kulana hadlay kalmadihii loogu talo galay inay gogol dhig u noqdaan furitaanka shirka Garaad Abshir Saalax, Garaadku waxa uu sheegay in shirku furan yahay, ujeedada qabatinkiisuna uu yahay in dadkani tashadaan, isla markaasna wuxuu soomaalidii ka qayb qaadatay furitaanka shirka u bayaamiyey inaan cidna lala damacsanayn in wax lagu yeello.
Image

Image

Image

Image
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Shir u furmay Reer-SS iyo Cayn

Post by Babygirl- »

Unity. :clap:
surrender
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11194
Joined: Tue Jan 29, 2008 6:42 am
Location: "raganimo ninkaagii nacasnimo maxaa baday"

Re: Shir u furmay Reer-SS iyo Cayn

Post by surrender »

S :som: S :som: C :som: :clap:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Shir u furmay Reer-SS iyo Cayn

Post by The_Emperior5 »

Why dident garaad selebaan come ?
User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: Shir u furmay Reer-SS iyo Cayn

Post by sheekh-Farax-zero »

The_Emperior5 wrote:Why dident garaad selebaan come ?
Kanax waa ikane :lol: :lol: :lol:

Image
Sulemaan_dudun
Posts: 106
Joined: Fri Apr 10, 2009 12:32 pm

Re: Shir u furmay Reer-SS iyo Cayn

Post by Sulemaan_dudun »

I belief in this time in somalia that every clan shoud unity

:som: :som: :som: :som: :som:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Shir u furmay Reer-SS iyo Cayn

Post by The_Emperior5 »

Ma arko garaad selebaan . Shirkan waxa watta qeyb ka miid ah Dhulabahante beesha farax garaad. waxbana kama soo baxayan :mrgreen:
User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: Shir u furmay Reer-SS iyo Cayn

Post by sheekh-Farax-zero »

kan tyga xiran soo maha garaadka guud ee ssc.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Shir u furmay Reer-SS iyo Cayn

Post by The_Emperior5 »

sheekh-Farax-zero wrote:kan tyga xiran soo maha garaadka guud ee ssc.
wa garad jamac garaad cali wa garaadka farax garaad ama waxay ugu yeedhan garaadka Dhulbahante
but Dhulbahante have 2 garaads garaadkan farax garaad eeh garaad jamac iyo garaad selebaan.wa garaadka nugaaleed. ama garaadka Maxamuud garaad. Garaad selebaan ba mizzaan culus run ahaantii.
Eeg Garaad jamac Kalsooniidii wuu kala noqday mamuulki puntland. while garaad selebaan is sitting n garowe saying dawlad hartii ka bixii mayno. So shirkan waad arkaysa will be just like boocame 1 2 3 .
User avatar
Cinque Mtume
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4005
Joined: Fri Mar 06, 2009 5:36 pm
Location: Tres Puntos

Re: Shir u furmay Reer-SS iyo Cayn

Post by Cinque Mtume »

Is this some kind of a sick joke?


Garaad Saleban Allahu naxariisto passed away few months ago.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Shir u furmay Reer-SS iyo Cayn

Post by The_Emperior5 »

Cinque Mtume wrote:Is this some kind of a sick joke?


Garaad Saleban Allahu naxariisto passed away few months ago.

Dude garaad selebaan afqarshe died in hargeisa and is buried in hargeisa he was the pro snm garaad

But i am talking about the real garaad selebaan he is garowe
User avatar
Cinque Mtume
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4005
Joined: Fri Mar 06, 2009 5:36 pm
Location: Tres Puntos

Re: Shir u furmay Reer-SS iyo Cayn

Post by Cinque Mtume »

WTF

the other Garaad Saleebaan also died, I read it in the news..

where are the Dhulos to confirm this, mise wakhtiga dhulka la wasi jirey marka roobku da'o baa la gaarey.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Shir u furmay Reer-SS iyo Cayn

Post by The_Emperior5 »

Cinque Mtume wrote:WTF

the other Garaad Saleebaan also died, I read it in the news..

where are the Dhulos to confirm this, mise wakhtiga dhulka la wasi jirey marka roobku da'o baa la gaarey.

:lol: :lol: :lol:

i am sure garaad garowe . i mean garaad selebaan isnt dead there where to garaads called garaad selebaan its confusing
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Shir u furmay Reer-SS iyo Cayn

Post by Babygirl- »

Garaad Salebaan is not Dead, Another one who claimed to be a Garaad but not accepted is dead.

All Dhulos are taking part & they all better support it. :up:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Shir u furmay Reer-SS iyo Cayn

Post by The_Emperior5 »

So your saying garaad selebaan wasnt accepted because he dident support puntland iyo waxa nocaas ah
why did all the dhuloz send tacsi garaadkeenii ba dhintay boqollaal tacsii soo diireen we gave him a aas qarran in hargeisa, ilahay ha uu naxarisito :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”