Postby edleh » Tue Oct 27, 2009 11:58 pm
Puntland waxay yihiin ma lahan. waa just another la haysteyaal, and you spoke the truth sxb. intii ay horay u socon lahaayeen ayaabay gadaal gadaal u noqdeen. marka waa sida aad sheegtee, maxaa looga daydaa? dastuurkoodu wuxuu ku dhisan yahay dulmi & danaysi. bal u fiirso qaabka arxan darada ah ee ay ula dhaqmaan wallahala kale ee soomaaliyeed kana yimaada dhulka SomaliGalbeed. dadkaas maalin & habeen inta la qabto, la xumeeyo, la jir dillo haddana gacanta looga geliyo Cadow soo jireen ah...... maxaa lagu sifayn karaa dawlad gobolleed noocaas ku qaraabata oo rukunadeeduba ay ku qotomaan ihaano & iin waa kabo-tollayaal & baalashleyaal sheegtay dastuur & dawlad..