1/ Wuxu yidhi raisal wasaraha Somalia ...blahblahblah.. warka se la'ma xaqiijin .
waan gartay !
2/ Wuxu yidhi " maddaxweynuhu 4 jeer bu dibadda u baxa , wax alle iyo wuxu waddanka usoo kordhiyay ma'laha ."
Nimankan waxay u haystaan inu dayuuradda markuu soo laabto maddaxweynuhu ALAAB ka soo dejinayo
Haddena wuxu u yara baydhay halkaa iyo dumarka naasohooga , which is kind of weird ..truely !
Ninkan wuxu la hadlaya dad aan wax kala garanayn baan u maleeya .
People who need somebody to tell them WHAT to think
We're gonna slaughter the khawariij if they ever come out of their houses , the more I take a look at them the funnier it gets