Ina Aadan kobtan soo gal, Gabayadii Xarbi-dheere?
-
Faarax-Caytame
- SomaliNetizen

- Posts: 428
- Joined: Fri May 23, 2008 2:34 am
- Location: Awaare
Ina Aadan kobtan soo gal, Gabayadii Xarbi-dheere?
Aniyo nin saaxibkay ah ayaa uruurineyna gabayadii xarbi ismaaciil samatar (Xarbi-dheere).
Ilaa eegga 13 gabay iyo 2 geeraar baan ka haynaa, oo isku 15 gabay ah.
Marka maxaad heysaa oo gabayadii xarbi ismaaciil ah, Haddaadsan heynin, Ma garaneysaa cid heysa oon la xidhiidhno.
Soo gal boggan oo ka jawaab ina adeer

Queen_Arawello
- SomaliNet Super

- Posts: 6096
- Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
- Location: Aware and Dhagax-Buur
Re: Ina Aadan kobtan soo gal, Gabayadii Xarbi-dheere?
Faarax-Caytame horta adigu gabay uun mooye waxa kale kama hadashi

-
Queen_Arawello
- SomaliNet Super

- Posts: 6096
- Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
- Location: Aware and Dhagax-Buur
-
Faarax-Caytame
- SomaliNetizen

- Posts: 428
- Joined: Fri May 23, 2008 2:34 am
- Location: Awaare
Re: Ina Aadan kobtan soo gal, Gabayadii Xarbi-dheere?
queen araweelo, wan kusalamay ugaaso
Gabaygu waa dhaqn absame huuno
Gabaygu waa dhaqn absame huuno
-
Queen_Arawello
- SomaliNet Super

- Posts: 6096
- Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
- Location: Aware and Dhagax-Buur
Re: Ina Aadan kobtan soo gal, Gabayadii Xarbi-dheere?
salaanta waan kaa qaadey, wan ogahay gabyga dhaqan ina u leenahay
Hal gabay soo qor to celebrate Guusha ONLF

Hal gabay soo qor to celebrate Guusha ONLF
- hanqadh
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2786
- Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
- Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!
Re: Ina Aadan kobtan soo gal, Gabayadii Xarbi-dheere?
gabaygu waa dhaqankeena, inshallah Ogadenia markay xorowdo Librariga waaweyn ba lagu sharixi, maxaa yeelay gabaygu wuxuu sheega tariikh,dhaqan,iyo waxyaabaha ku saabsan xitaa cilmi aduun. 
-
Queen_Arawello
- SomaliNet Super

- Posts: 6096
- Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
- Location: Aware and Dhagax-Buur
Re: Ina Aadan kobtan soo gal, Gabayadii Xarbi-dheere?
hanqadh wrote:gabaygu waa dhaqankeena, inshallah Ogadenia markay xorowdo Librariga waaweyn ba lagu sharixi, maxaa yeelay gabaygu wuxuu sheega tariikh,dhaqan,iyo waxyaabaha ku saabsan xitaa cilmi aduun.
- daraawiish
- Posts: 20
- Joined: Wed Sep 09, 2009 10:58 pm
-
Faarax-Caytame
- SomaliNetizen

- Posts: 428
- Joined: Fri May 23, 2008 2:34 am
- Location: Awaare
Re: Ina Aadan kobtan soo gal, Gabayadii Xarbi-dheere?
Geeraarkaas waxaa ka maqan..
Iidooroow Nabadaada
Ogaadeen Uma Baahna.
Gabaygii Xarbi Ismaaciil Ka tiriyay Hargeysa Weeye, Ee Aflowna Fadhiya ee uu isna Amaanay Caarshe.. si hubka loo wada helo

Daraawiish Ninka Wata, Waan Ku Salamaay.. Sxb Suugaan Badan Oo Ogaadeen leeyahay Kuma Jirto Bogga Golkhatumo.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 1611 Views
-
Last post by BestPlaya
-
- 0 Replies
- 665 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 0 Replies
- 5249 Views
-
Last post by ina aadan
-
- 2 Replies
- 2076 Views
-
Last post by dalalos101
-
- 3 Replies
- 541 Views
-
Last post by Advo
-
- 2 Replies
- 451 Views
-
Last post by sahal80
-
- 0 Replies
- 3191 Views
-
Last post by WiilSheeko
-
- 0 Replies
- 10406 Views
-
Last post by WiilSheeko
-
- 0 Replies
- 1143 Views
-
Last post by Allowitaageer
-
- 1 Replies
- 18 Views
-
Last post by CoolPoisons