Wax aynan inagu isku samayn oo laynaku saeeyay majidho
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Wax aynan inagu isku samayn oo laynaku saeeyay majidho
Taasu waa xaqiiqda, maalin walba waxad maqlaysa nin somaliya ba S/africa lagudilay,somali ba halka lagu laayey,somaaliba kenya boolisku qaarna xirxiray qaar dila,qaarna dhacay markasa qiiro ku qadeysa oo waxan kuligeen dheheyna oo maxay saasu ku dhacday,lakin markaad xaqiiqda fiiriso arimahas iyo arimo ka fool xun baynu inagu isku samaynayna dhulkeeni hooyo,dabka holcaaya oo gubanayana wa damin la'anahay marka ILAWSHA ILWSHA BADNINA INAGU SOMALIYEY,wa arin caadi ah mar umad kale dhulkoodi loogu yimaado oo busnis laga furto inay ka xanaqaya oo kaa masayrayan,oo xata sida hada la arkay somalidi Bosaso,Hargeysa,iyo galkacyo joogay ba leh somalidi kale naga baxa.
- Ganjaweed
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1695
- Joined: Wed Jul 09, 2008 2:20 pm
- Location: Beyna As-saaqeyn Ummak
Re: Wax aynan inagu isku samayn oo laynaku saeeyay majidho
I approve of this message.gobdoon wrote:Taasu waa xaqiiqda, maalin walba waxad maqlaysa nin somaliya ba S/africa lagudilay,somali ba halka lagu laayey,somaaliba kenya boolisku qaarna xirxiray qaar dila,qaarna dhacay markasa qiiro ku qadeysa oo waxan kuligeen dheheyna oo maxay saasu ku dhacday,lakin markaad xaqiiqda fiiriso arimahas iyo arimo ka fool xun baynu inagu isku samaynayna dhulkeeni hooyo,dabka holcaaya oo gubanayana wa damin la'anahay marka ILAWSHA ILWSHA BADNINA INAGU SOMALIYEY,wa arin caadi ah mar umad kale dhulkoodi loogu yimaado oo busnis laga furto inay ka xanaqaya oo kaa masayrayan,oo xata sida hada la arkay somalidi Bosaso,Hargeysa,iyo galkacyo joogay ba leh somalidi kale naga baxa.
- kambuli
- SomaliNet Super

- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Re: Wax aynan inagu isku samayn oo laynaku saeeyay majidho
Goobdoon,
War ma haysid wallee...
Sidaa aad u hadashay qofkii u hadla, waxa ay reer Somalinet yidhaahdaan ma taqaan:
1. Fake.
2. Corocodile tears.
3. Munaafaq etc etc
Adduun la daba rogey weeye, haddii lagaa maqlo wax san, magacyo ayaa laguu bixin...
Balse, koley anigu waan dareemayaa waxa aad ka hadlayso...

Kambuli,
Wan ku fahmay oo somalidi damiirki ba ka tegey oo waxa u fiican/xun ma kala yaqanan,anigu waligay wadani ban aha qurbahana waxa imi taliskii SB oo wadanka ka taliya xiligaas oo ay nacaybkiisu soo badanayey somalidana hadba qabiil uu ku jeensanayey ilayn wuxu aha nin khibrad u leh somalida oo isticmala nidamki gumaysiga oo divide and rule oo xiligas waxu xooga kasoo dabcay Majertenka oo u jeestay Isaaqa iyo ururkii SNM,dhibatada somaliduna meesha ay waligeed ka khaldanayd walina ka khaldantahay wa halkas oo hadii qabiil la laayo oo la xasuuqo qabiilada kale waxay odhanayan maxa aniga iga galay oo ma jiro nidam fikrad wadani ah oo xumanta oo dhan la dagalamaysa oo odhanaysa wadankan inaga oo dhan buu inaga dhexeya ee yan qolona lagu xumayn oo lagu xaqsoorin oo an xumanta meel ugasoo wada jeensano maxa yeelay hadadan xaqdarada joojin adigana aafada ama inkaarta aad ka hadli wayday kaama foga oo waxayba u badantahay inay aqalkaga iyo qoyskaga kuugu timaado sida somaali oo dhan saamaysay si toosa ama si dahsoon oo wa inaga maanta Aduunka afartiisa beenijaho qaxooti ku ah intii aan waxba haysan oo aan dhoofi karina wadanka dhexdisii qaarna gaajo/fakhri/qoricaradiis ku dhimanaya, ila hadana lama hayo wax waxgarada ah oo baaris ku sameeya meesha wax ka khaldan yihiin shicibkana u haga dantooda iyo baahida ay u qaban NABAD WAARTA waana tas waxay somaliya u baahantahay wax kasta oo kale wa iska imanaya ee sheyga ugu horeeya wa NABADA.

- Sir-Luggoyo
- SomaliNet Super

- Posts: 7827
- Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
- Location: Baar Luga Baxsi
Re: Wax aynan inagu isku samayn oo laynaku saeeyay majidho
Gobdon is fake and likes to shed crocodile tears, he is the biggest qabiilist and would have Buttland supremacy over Somalia peace any day.
Cut the crab waryaa
Cut the crab waryaa
- kambuli
- SomaliNet Super

- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Re: Wax aynan inagu isku samayn oo laynaku saeeyay majidho
Goobdoon.
Waan ku fahmay. Waxaan kaa Ilaabay, inaan kugu daro.
Qaar baa ku jira Somalinet, Xataa Ilaahnimo sheegta, oo uurka dadka daalacada. Waxayba ku leeyihiin waxaanu oganahay waxa calooshaada ku jira
Having said that...
Mar haddaad Aabbe Siyaad soo qaadday, oo aad kusoo qaadday wax aan samayn, dee waad xujowdey
Mabdaygaa wuxuu yahay:
1.Kol haddii aadan la iman karin wax dhaama, xukuumaddii Aabbe Siyaad.
2. Kol haddii uuna jirinba dalkii la odhan jirey Somalia.
3. Kol haddii loo kala dhuumanayo Xabashi oo la moodayo sharaf.
4. Kol haddii adduunku siduu u dhan yahay ceeb iyo fadeexadi inoo taal.
5. Kol haddii baddeeni laga dhigey meel sunta la iskaga shubo.
6. Kol haddii wax daran mooyee aadan ka maqlayn Somaalia wax san...
Alleylehe Aabbe Siyaad waa loo darsaday
Umana quudho inaan magaciisa soo qaado..
Tol beeley...Ma Siyaad Barre ayaan magaciisa soo qaadi karaa aniga oo aan wax san ku sheegeyn....Tol beeley..

You are upsultely on your right to say that many felow somalis would agree that while money would disagree but one thing life teaches me everyday is fuly concentrating the future and not sticking on what happened in the past, anigu waxan ku dhowaaday inan kugu raaco waxa tiri anoo suaal ka keenin hadana waxan is iri maya wax kasta oo dhacay intii xukunkasu dhacay,bal horta yaynan asaga kaliya dhaleecayn maxa yeelay ila 1969 SB regime kuma dhisnayn qabiil oo waxa la shaqaynayay dad qabiilwalba leh,marka hadan sheekada ku noqdo xukunkasu wax yaabo fiican wa qabtay lakin waxyabahas waxa nasakhay madax adaygi iyo diktatorshibki uu san cidna dhegeysan oo is oran wadanka maxa u dan ah armad khaldantahay oo jabhadahan iyo dadka aad xabsiyada ku hayso oo ku mucaaraday ay ku saxsan yihiin oo ayna fiicantahay inuu kursiga iskaga dego oo ka nasto,taas ma samayne ilaa malmihii ugu dameeyey oo ururkii Manifesto lashiray wa madax adaygay oo waxa laga yaba haduu malinta oran laha,wa ikan anigi iyo reerkaygi diyaarad ban raaceyna oo wadanka wa kategeyna ee xukunka la wareega oo wadanka hala badbaadiyo oo yeeyan noqon meel qabiil kaliya qabsaday oo dakii kale lagu wax yeelo.
Re: Wax aynan inagu isku samayn oo laynaku saeeyay majidho
Wallahi that is so true abaayokambuli wrote:Goobdoon.
Waan ku fahmay. Waxaan kaa Ilaabay, inaan kugu daro.
Qaar baa ku jira Somalinet, Xataa Ilaahnimo sheegta, oo uurka dadka daalacada. Waxayba ku leeyihiin waxaanu oganahay waxa calooshaada ku jira![]()
Having said that...
Mar haddaad Aabbe Siyaad soo qaadday, oo aad kusoo qaadday wax aan samayn, dee waad xujowdey![]()
![]()
![]()
Mabdaygaa wuxuu yahay:
1.Kol haddii aadan la iman karin wax dhaama, xukuumaddii Aabbe Siyaad.
2. Kol haddii uuna jirinba dalkii la odhan jirey Somalia.
3. Kol haddii loo kala dhuumanayo Xabashi oo la moodayo sharaf.
4. Kol haddii adduunku siduu u dhan yahay ceeb iyo fadeexadi inoo taal.
5. Kol haddii baddeeni laga dhigey meel sunta la iskaga shubo.
6. Kol haddii wax daran mooyee aadan ka maqlayn Somaalia wax san...
Alleylehe Aabbe Siyaad waa loo darsaday![]()
Umana quudho inaan magaciisa soo qaado..
Tol beeley...Ma Siyaad Barre ayaan magaciisa soo qaadi karaa aniga oo aan wax san ku sheegeyn....Tol beeley..
lets hope for a strong leader to make somalia beautiful again
- kambuli
- SomaliNet Super

- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Re: Wax aynan inagu isku samayn oo laynaku saeeyay majidho
Qorraxey,
Aamiin. Hase yeeshee, as the Somali saying goes:
"Far keli fool ma dhaqdo"..The strongest, most sincere leader can't do a bit unless the need for a nation-building comes from the people too...If few thugs are resisting every or anything that resembles governance are supported by the people, how can any good leader do his job?

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Wax aynan inagu isku samayn oo laynaku saeeyay majidho
Sir-Luggoyo wrote:Gobdon is fake and likes to shed crocodile tears, he is the biggest qabiilist and would have Buttland supremacy over Somalia peace any day.
Cut the crab waryaa
Re: Wax aynan inagu isku samayn oo laynaku saeeyay majidho
Tasi wa ruun . far keli fool ma dhaaqdo .. strong leaderka waxuu uu bahanyahay shacaab garab tagankambuli wrote:Qorraxey,
Aamiin. Hase yeeshee, as the Somali saying goes:
"Far keli fool ma dhaqdo"..The strongest, most sincere leader can't do a bit unless the need for a nation-building comes from the people too...If few thugs are resisting every or anything that resembles governance are supported by the people, how can any good leader do his job?
tuusale ahan Sh.Shaariif bilawgii everybody weey rabeen . all the powers ayuu heysatay , money, huub iyo support from the out world . laakin maxu sameyay . Suit 100 dollar ayu gishtay iyo diyarad bu habeen iyo maliin saranhaya.. Xataa sii ficaan ma uu hadli karyo , marku istaagay the UN headquarters in new york dadka ma uu shegiin dhibatada soomaalia ka taga . Af-carabi oo xata fiicneyn uu ku hadlayay .. Honestly that is not a great leader, he even made things worse . I'm hoping for the next guy that becomes president to do a better job
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Wax aynan inagu isku samayn oo laynaku saeeyay majidho
qoraxeey wrote:Tasi wa ruun . far keli fool ma dhaaqdo .. strong leaderka waxuu uu bahanyahay shacaab garab tagankambuli wrote:Qorraxey,
Aamiin. Hase yeeshee, as the Somali saying goes:
"Far keli fool ma dhaqdo"..The strongest, most sincere leader can't do a bit unless the need for a nation-building comes from the people too...If few thugs are resisting every or anything that resembles governance are supported by the people, how can any good leader do his job?
tuusale ahan Sh.Shaariif bilawgii everybody weey rabeen . all the powers ayuu heysatay , money, huub iyo support from the out world . laakin maxu sameyay . Suit 100 dollar ayu gishtay iyo diyarad bu habeen iyo maliin saranhaya.. Xataa sii ficaan ma uu hadli karyo , marku istaagay the UN headquarters in new york dadka ma uu shegiin dhibatada soomaalia ka taga . Af-carabi oo xata fiicneyn uu ku hadlayay .. Honestly that is not a great leader, he even made things worse . I'm hoping for the next guy that becomes president to do a better job
Inshallah, that leader is Ayatollah Cabdi Nastex ex-Qeybdiid (Xafidullah)
Re: Wax aynan inagu isku samayn oo laynaku saeeyay majidho
keep on dreamingAbdiWahab252 wrote:
Inshallah, that leader is Ayatollah Cabdi Nastex ex-Qeybdiid (Xafidullah)
No ex-moryan iyo murderer will be the leader of the somali nation
he can be a leader for your cannibal tribe
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Wax aynan inagu isku samayn oo laynaku saeeyay majidho
Qoraxeey,
He is less guiltier than the man you and Kambuli refer to as Aabe

adiga waba ka si dartay . compearing aabhihii umada soomaaliiyeed to this lowlife moryanAbdiWahab252 wrote:Qoraxeey,
He is less guiltier than the man you and Kambuli refer to as Aabe
the moriyans had their chance, but now its GONE
time to move on
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 25 Replies
- 1866 Views
-
Last post by Adali
-
- 2 Replies
- 458 Views
-
Last post by HooBariiska
-
- 3 Replies
- 1349 Views
-
Last post by Typhoon
-
- 1 Replies
- 551 Views
-
Last post by smartyt
-
- 3 Replies
- 613 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 0 Replies
- 300 Views
-
Last post by bashe19
-
- 16 Replies
- 3049 Views
-
Last post by zidane88
-
- 6 Replies
- 799 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 0 Replies
- 782 Views
-
Last post by AbduQadir
-
- 14 Replies
- 1536 Views
-
Last post by Amirsade