Sl takes part of the Commonwealth meeting.
Moderator: Moderators
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Sl takes part of the Commonwealth meeting.
Gudoomiye ku xigeenka Baarlamanka Somaliland oo ka qaybgalay shirkii baarlamaanada dalalka barwaaqa sooranka ee ka dhacay London iyo Belfast(Ireland) oo si rasmiya loogu soo casuumay Somaliland
SDWO (London 08/02/2010) Gudoomiye ku xigeenka Baarlamanka Somaliland Mudane Cabdi Casiis Maxamed Samaale iyo Gudoomiyaha gudida baarlamanka ee la dagaalkana musuqmaasaqa Mudane Adan Tarabi Oogle ayaa ka qaybgalay shirkii baarlamaanada dalalka xubnaha ka ah barwaaqosooranka oo Somaliland si gaar ah loogu soo casuumay.
Mudane Cabdicasiis Maxamed Samaale oo SDWO.COM ay ku booqatay hotelkii uu ka deganaa magalaada London oo ku yaala xarunta baarlamanka ingiriiska ee westminister agtiisa oo la yidhaah City Westminister Hotel ayaa warbixin naga siiyay ujeedada socdaalkooda iyo waxyaabahii u qabsoomay intii ay UK ku sugnaayeen. Mudane Samaale wuxuu noo sheegay in shirkani ahaa shir ku saabsan Adkaynta nabadgelayada iyo dimoqraadiyada wadamada barwaaqasooranka iyo dalal gaar ah oo lagu soo casuumay oo ay Somaliland hormood ka ahayd. Waxaanu gudoomiye ku xigeenku noo sheegay in Somaliland si rasmiye loogu martiqaaday shirkan oo magaca Somalilandna uu ka dhexmuuqday list ka dalalkii ka qaybgalay shirka. Shirkan ayaa waxyaabahii waaweeynaa ee lagu falanqeeyay isla markaasna lagu lafaguray ayaa waxa ka mid ahaa xiriirka ka dhexeeyada nabadgelayda, cadaalada, horumarka iyo saxaafada madaxabanaan iyo sida aanay afarta midna mida kale uga maraarmin oo hadii mid la waayo dhaamaantood la wada waayayo oo ay midiba mid ka kale ku xidhantahay.
Gudoomiyaha Baarlamanka Ingiriiska iyo Gudoomiye ku xigeenka Baarlamanka Somaliland oo is gacanqaadaya
Gudoomiyahu waxa si gaar ah uu ula kulmay gudoomiyaha aqalka baarlamanka ingiriiska John Bercow iyo Gudoomiyaha Baarlamanka dalka Ireland oo uu labadoodaba uu kala hadlay arimaha qadiyada Somaliland, waxaanu uga mahadnaqay martiqaadka rasmiga ah ee ay u fideyeen baarlamanka Somaliland waxaanu ka codsaday in aqoonsi rasmiya la siiyo Somaliland isla markaasna laga taageero dhinaca dibu dhiska iyo horumarinta nabadgelyada, dhaqaalaha iyo dimoqraadiyada.
Shirkan oo socday 31kii January ilaa 6dii February ayaa waxa uu ka socday xarumaha baarlamanaka dalkan ingiriiska ee Westminister iyo labadii cisho oo danbaysay oo uu ka socday baarlamanka dalka Ireland. Gudoomiye ku xigeenka ayaa intii ay shirarkaas ka qaybgelayeen si goonigooni ah ula kulmay wufuudii ka kala socodatay baarlamanada dalalka barwaaqasooranka isla markaasna kala hadlay arimaha qadiyada Somaliland isla markaasna uga xogwarameen horumarka, nabadgelyada, dooroshooyinka iyo dimoqraadiyada ka hanaqaaday Somaliland. Gudoomiye ku xigeenka Baarlamanka Mr Samaale ayaa yidhi waxa xusid mudan in wufuuda kala duwan ee aduunka ka kala socotay ay ahaayeen kuwo aad xogagaal ugu ahaa arimaha Somaliland iyo horumarka iyo dimoqraadiyada ay Somaliland ku talaabsatay isla markaasna ay dhamaantood ku hanbalyeeyeen Somaliland.
Gudoomiye ku xigaanka Baarlamanka C/Casiis Maxamed Samaale iyo Gudoomiyaha SDWO Guled Abdi Sheekhaash

Last edited by The_Emperior5 on Tue Feb 09, 2010 1:50 pm, edited 1 time in total.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Sl takes part of the Commonwealth meeting.
www.sdwo.com the pics are there.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
- Ganjaweed
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1695
- Joined: Wed Jul 09, 2008 2:20 pm
- Location: Beyna As-saaqeyn Ummak
Re: Sl takes part of the Commonwealth meeting.
How could that possibly be a good thing? Is'nt that the "Look I was colonised by white people" club? That is embarrasing, especially since we were'nt even colonised we were a protectorate, they just hung around berbera and hargeisa doing absolutely nothing for us or against us.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Sl takes part of the Commonwealth meeting.
Ganjaweed wrote:How could that possibly be a good thing? Is'nt that the "Look I was colonised by white people" club? That is embarrasing, especially since we were'nt even colonised we were a protectorate, they just hung around berbera and hargeisa doing absolutely nothing for us or against us.
Not bad ma aniga ku yidhi Wax ii dhis ma aniga ku yidhi wax ii yeel
- peace-
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3307
- Joined: Sun Oct 19, 2008 11:34 pm
- Location: Sabool dhargaa nabada waa iskaga safaadaaye.
Re: Sl takes part of the Commonwealth meeting.
protectorate iyo colony waa isgu midGanjaweed wrote:How could that possibly be a good thing? Is'nt that the "Look I was colonised by white people" club? That is embarrasing, especially since we were'nt even colonised we were a protectorate, they just hung around berbera and hargeisa doing absolutely nothing for us or against us.
- Mad May
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2301
- Joined: Sat Oct 03, 2009 10:43 am
- Location: http://www.somalinet.com/forums/viewtop ... 5&t=246822
Re: Sl takes part of the Commonwealth meeting.
John Bercow
Who cares about some odeyaal begging England to remember the good old days of Empire

-
Cumar-Labasuul
- SomaliNet Super

- Posts: 11028
- Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm
Re: Sl takes part of the Commonwealth meeting.
Being part of the commonwealth is pretty useless, besides taking part in a poor mans olympics every four yrs.
Btw, a protectorate is where a country (i.e. GB) takes control of another country's (i.e. SL) trade (i.e. berbera & bullaxaar). Whereas a colony is where a country (i.e. GB) takes control (the whole country) of another country (i.e. Kenya) and has settlement's there.
Btw, a protectorate is where a country (i.e. GB) takes control of another country's (i.e. SL) trade (i.e. berbera & bullaxaar). Whereas a colony is where a country (i.e. GB) takes control (the whole country) of another country (i.e. Kenya) and has settlement's there.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Sl takes part of the Commonwealth meeting.
Deputy Speaker attends Commonwealth parliamentarians conference
Written by Qaran News
Feb 10, 2010 at 08:45 AM
London (Qarannews):- Mr. Abdilaziz Mohamed Samale, Deputy Speaker of the Somaliland parliament took part in a conference of the parliamentarians from the Commonwealth of nations and other invited parliamentarians held in London, UK, between January 31st and February 6th, 2010.
Speaking to members of the Somaliland media in London, Mr. Samale stated that the "meeting of the Commonwealth parliamentarians focused on the strengthen of security and democracy in member nations and specially invited participants, including Somaliland"
During the duration of his participations in the meetings, Mr. Samale met with the Speaker of the House of Parliament, Mr. John Bercow and the Speaker of the Irish parliament (Dáil Éireann) Mr. Seamus Kirk.
Mr. Abdilaziz Mohamed Samale, Deputy Speaker of the Somaliland parliament also met with various parliamentarians from the Commonwealth and other guest nations to discuss areas of mutual interest between their respective nations.
Mr. Samale was accompanied by another member of the Somaliland parliament during the conference which was held in the Houses of Parliament complex in Westminster, London

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 8 Replies
- 63 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 4 Replies
- 649 Views
-
Last post by waayeel101
-
- 1 Replies
- 512 Views
-
Last post by Rockstar
-
- 23 Replies
- 1366 Views
-
Last post by Cumar-Labasuul
-
- 10 Replies
- 764 Views
-
Last post by waraabe251
-
- 15 Replies
- 1601 Views
-
Last post by Cawar
-
- 1 Replies
- 722 Views
-
Last post by Turbulence
-
- 10 Replies
- 797 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 5 Replies
- 1294 Views
-
Last post by EEGA9
-
- 5 Replies
- 401 Views
-
Last post by LobsterUnit