SL & PL waxey ka mid yihiin Somaliya according to TFG
Moderator: Moderators
- Moguul21
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2804
- Joined: Tue Jul 15, 2003 7:00 pm
- Location: 10,000 lakes
- Contact:
SL & PL waxey ka mid yihiin Somaliya according to TFG
Wasiirka Shidaalka Somalia C/waaxid Cilmi Goonjeex oo saxaafada kula hadlay Muqdisho ayaa sheegay inaan la aqoonsan karin Somaliland, isagoo ku tilmaamay inay ka mid tahay Somalia.
"Dowladii aqoonsata Somaliland waxaan u arkaynaa inay tahay mid doonaysa inay kala goyso Somalia, waana la xisaabtamaynaa" ayuu yiri C/waaxid Goonjeex oo intaas ku daray in Maamul goboleedyada dalka ka jira ay nabad ka shaqeeyeen.
"Somaliland iyo Puntland waxay ka mid yihiin Somalia, waa maamul goboleedyo aan ka go'i karin Somalia, dowladuna waxay ka horjeedaa in loo aqoonsado sidii dowlad madaxbanaan" ayuu yiri wasiirka.
Ra'iisul wasaare ku xigeenku wuxuu sheegay inay jiraan dalal sheegay inay aqoonsan doonaan Somaliland, balse taas uu uga digayo, isagoo aan si toos ah carabka ugu dhufan dalalkaas kuwa ay yihiin.
Afhayeen u hadlay dhawaan Israel ayaa sheegay inay aqoonsanayaan Somaliland, maadaama ay ka go'aday Somalia inteeda kale, wuxuu sidoo kale sheegay inay ku faraxsan yihiin jiritaanka maamulladaas iyo amaanka ay deegaanadooda ka hirgeliyeen.
"Dowlada Somalia waxay mas'uul ka tahay dalka oo dhan, maamulada jirana waa ka mid yihiin" ayuu yiri Wasiirka Shidaalka Somalia C/waaxid Cilmi Goonjeex, iyadoo ay noqonayso markii ugu horeysay oo ay DF ka hadasho maamul dalka ka jira.
Somaliland ayaa sheegtay markii ay dhacday dowladii dhexe ee Milateriga 1991 inay ka go'day Somalia, mana jirto wax aqoonsi ah oo ay heshay, balse maamulka Puntland ayaa ka mid ah Somalia.

- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: SL & PL waxey ka mid yihiin Somaliya according to TFG
Aren't they Somalis?
if not they must be ethios.
if not they must be ethios.
-
Goljano Lion
- SomaliNet Super

- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: SL & PL waxey ka mid yihiin Somaliya according to TFG
zingii wrote:Aren't they Somalis?
if not they must be ethios.
- Moguul21
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2804
- Joined: Tue Jul 15, 2003 7:00 pm
- Location: 10,000 lakes
- Contact:
Re: SL & PL waxey ka mid yihiin Somaliya according to TFG
Nasiib daro waxaa ah rag aan hal xaafad oo mogdishu ka mid ah aan xukumin baa waxey ka hadlayaan dad kale 
- Moguul21
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2804
- Joined: Tue Jul 15, 2003 7:00 pm
- Location: 10,000 lakes
- Contact:
Re: SL & PL waxey ka mid yihiin Somaliya according to TFG
wax aqri intaan suaasha daciifka ah aadan na weydiinzingii wrote:Aren't they Somalis?
if not they must be ethios.
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: SL & PL waxey ka mid yihiin Somaliya according to TFG
^^^Taytalkaaga micna darada ah ayaan u jawaabay.
- Cali_Gaab
- SomaliNet Super

- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: SL & PL waxey ka mid yihiin Somaliya according to TFG
Talk about misplaced priorities
This paper government needs to know it's limits, unfortunatly those limits do not stretch far beyond villa somalia.
TFG doesn't control Muqadishu and yet here they are talking about a region they have 0% stake in.Moguul21 wrote:Dowlada Somalia waxay mas'uul ka tahay dalka oo dhan, maamulada jirana waa ka mid yihiin" ayuu yiri Wasiirka Shidaalka Somalia C/waaxid Cilmi Goonjeex, iyadoo ay noqonayso markii ugu horeysay oo ay DF ka hadasho maamul dalka ka jira.
This paper government needs to know it's limits, unfortunatly those limits do not stretch far beyond villa somalia.
- Moguul21
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2804
- Joined: Tue Jul 15, 2003 7:00 pm
- Location: 10,000 lakes
- Contact:
Re: SL & PL waxey ka mid yihiin Somaliya according to TFG
Sheikh dameer is building Somali national fufu army to invade SL
cali gaab sheekada yar oo caatada ah intaad iska dhaafto one way ticket gooso oo wadankaaga difaaco 
- Moguul21
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2804
- Joined: Tue Jul 15, 2003 7:00 pm
- Location: 10,000 lakes
- Contact:
Re: SL & PL waxey ka mid yihiin Somaliya according to TFG
Afsoomali wali lagu galin baan u gartayzingii wrote:^^^Taytalkaaga micna darada ah ayaan u jawaabay.
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: SL & PL waxey ka mid yihiin Somaliya according to TFG
^^^Atoore tuulo adoo ah baad dooneysaa inaad noo saxdo qoraalka. 
- Enlightened
- Posts: 164
- Joined: Sat Apr 10, 2010 9:01 am
Re: SL & PL waxey ka mid yihiin Somaliya according to TFG
alothough TFG are powerless they are right. and they are not the only one, the whole world know there is no place call Somaliland and Puntland just Somalia. 
-
Cumar-Labasuul
- SomaliNet Super

- Posts: 11028
- Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm
Re: SL & PL waxey ka mid yihiin Somaliya according to TFG
No somalia Minister has stepped foot in hargeysa - the supposed 2nd capital of somali - in over 18years. It's like barack obama being denied entry to Los Angeles.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: SL & PL waxey ka mid yihiin Somaliya according to TFG
19 years sxbCumar-Labasuul wrote:No somalia Minister has stepped foot in hargeysa - the supposed 2nd capital of somali - in over 18years. It's like barack obama being denied entry to Los Angeles.
- Cirwaaq
- SomaliNet Super

- Posts: 6472
- Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
- Location: Event Horizon periphery... HIILumination
Re: SL & PL waxey ka mid yihiin Somaliya according to TFG
Sheik sharif has lost all grace... While he was worried about things that didn't concern him the rest of somalia is fracturing...
Jealousy and Envy lead to where we are...
Sh.Shifto who i supported no longer has any purpose left he needs to safe face and step down like a man...
Southern somalia will soon join NFD it is all over.
Galmudug for life
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 9 Replies
- 56 Views
-
Last post by zingii
-
- 2 Replies
- 526 Views
-
Last post by bashe19
-
- 0 Replies
- 461 Views
-
Last post by afisoone
-
- 0 Replies
- 495 Views
-
Last post by HELWAA
-
- 15 Replies
- 1203 Views
-
Last post by kaasje7
-
- 0 Replies
- 482 Views
-
Last post by Aerosmith
-
- 11 Replies
- 772 Views
-
Last post by Egypt
-
- 12 Replies
- 2215 Views
-
Last post by Spragga Benz
-
- 0 Replies
- 392 Views
-
Last post by wagardhac