Somali cleric arrested in Denmark
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Somali cleric arrested in Denmark
Sheekh C/raxmaan Abyad oo la filayo in maalmaha soo socda xoriyadiisii loo soo celiyo.
Warkii 06-Mar-2010 iyo Qormadii: NEWS
Sheekha magaalada Kobenhagen ee dalka Denmark Sheekh C/raxmaan Abyad ayaa waxa dhowaan ciidanka dalkaasi ay xabsiga u taxaabeen 5 nin oo soomaali ah oo uu sheekhu ka mid yahay,kuwaasoo lagu eedeeyey inay damacsanaayeen inay dilaan islaan hogaamisa xisbi ka mid xisbiyada dalka Denmark,balse markii danbe markii wax cadayn ah kiiskaas loo waayey ayaa Sheekh Abyad oo mudaba ay daba socdeen ciidanka sirdoonka wadankaasi,waxay u sameeyeen kiis been abuur ah,oo waxay lacag been abuur ah ku dhex dareen lacag laga qabtay guriga Sheekha oo ay lahayd islaan eedadiis ah oo guriga qol ka degenayd.
Hadaba si aan xogta dhabta ah ee Sheekhaas ugu soo bandhigno bulshada ayaa waxa aan la xidhiidhnay ehelada Sheekhaas,oo qaarkood ay walaalo yihiin waxayna noo sheegeen in rajada in la soo daayo Sheekhu ay aad u sarayso,maadaama wax danbi ah oo lagu hayaa aanu jirin.
Sheekha ayaa waxa maxakamad la soo taagay 13 March,kadibna waxaa la weydiiyey in lacagtaas faalsada ah uu isagu leeyahay,wuxuuna sheegay in aanu lacagtaas isagu lahayn,oo ay leedahay eedadiis oo ah qof indhool ah oo gurigiisa qol ka deganayd,ayan lacagta la qabtay ahayd lacagtii beeshinka(pension),oo ay sanduuq gurigeeda ku yaala ku kaydsan jirtey,uuna aaminsan yahay in eedadiis aanay marnaba wax lacag oo faalso ah guriga ku haysan.
Makray halkaas maraysey ayaa ninkii qareenka muduciga ku ahaa Sheekha ayaa waxa uu codsaday in maxakamada la horkeeno Sheekha eedadiis,si loo weydiiyo inay lacagtaas iyadu leedahay iyo in kale,waxaana maxakamadii dib loogu dhigay si lacagtaas lahaanshaheeda loo weydiiyo Sheekha Eedadiis.
Maalmihii aan soo dhaafnay oo la filayey in mar kale sheekah maxakamada mar labaad la horkeeno ayaa mar kale dib u dhacday kadib markay xanuunsatay Sheekah eedadiis oo laga sugayey maxakamada,basle waxaa ehelada Sheekhu noo sheegeen in hada loo ogolaaday in la booqn karo,oo maalmaha soo socda ay xabsiga markii ugu horeysey ku booqan doonaan dhowr qof oo ka med ah ehelada Sheekha.
Dhanka kale kumanaan ka mid dadka soomaaliyeed ee ku nool magaalada Kobanhagen ayaa hadh iyo habeenba u taagan sidii ay usoo furan lahaayeen Sheekhooda,waxaana maxakamada hortubnaa wakhtigii maxakamda la horkeenay kumanaan ka mid shacabka soomaaliyeed oo dalbanaya in la soo daayo Sheekha.
Sheekha ayaa mudaba waxaa isha ku hayey ciidanka sirdoonka wadanka,iyaga oo aan jeclaysan durusta,muxaadarooyinka iyo hawlaha khayrka leh ee uu u hayo umada soomaaliyeed ee wadankaas ku nool.
Sheekha ayaa waxa horayba loogu diiday in la siiyo baasaboorka wadankaas,iyadoo la siiyey caruurtiisa iyo xaasaskiisaba,waxaana ujeedada ugu weyn ee loo qabtay ay tahay in al aamusiyo,oo lagu rido argagax.
Sheekha Abyad ayaa waxa lagu xasuustaa muxaadarooyinkii uu jeedin jiray wakhtigii lagu soo duulay wadanka Soomaaliya,ee ay qabsadeen Itoobiyaanku,muxaadarooyinkaas oo aan gaaladu jeclaysan.

- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Somali cleric arrested in Denmark
Waa sidaas e !
-
The_Patriot
- SomaliNet Super

- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Somali cleric arrested in Denmark
yuu aha ma idoorba?
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Somali cleric arrested in Denmark
Maya wa jebertiThe_Patriot wrote:yuu aha ma idoorba?
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Somali cleric arrested in Denmark
So ..basically ...dowladda Denmark waa dowlad Somalida necebSheekha ayaa mudaba waxaa isha ku hayey ciidanka sirdoonka wadanka,iyaga oo aan jeclaysan durusta,muxaadarooyinka iyo hawlaha khayrka leh ee uu u hayo umada soomaaliyeed ee wadankaas ku nool.
They don't even know how to fuckin put up a credible story together !!
Same people who brought the fake pic of the quran eating swines here the other day .
Damn you are getting dumber by the day Emperior .Markaad rabto na waad cayda dadkan , marka kalena sheekooyinkooda ugu nasakhsan baad inoo keenta.Next time you say , suldaan baan u ahay reerka , dagaal caadi ah baan kugu qaadaya , diyaar garow .
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Somali cleric arrested in Denmark
waryaahe war anigu warka ma qorin marka kuwi qoray baad qabsanayda wadaadka wala xidhay o fact jira wixi lo xidhay garan meyno rag ba so basaasay oo warku wa war jira oo xaqiiqa ah , anigu dadkee baan caya anigu war anigu cidn ama cayo suldaan baan ahay saladintuna ma caytaman anigu caytamaya ma i aragtaySahanGalbeed wrote:So ..basically ...dowladda Denmark waa dowlad Somalida necebSheekha ayaa mudaba waxaa isha ku hayey ciidanka sirdoonka wadanka,iyaga oo aan jeclaysan durusta,muxaadarooyinka iyo hawlaha khayrka leh ee uu u hayo umada soomaaliyeed ee wadankaas ku nool.Oo su'asha meesha talaa waxa weeye , somalida ayaa keenay Denmark?
They don't even know how to fuckin put up a credible story together !!
Same people who brought the fake pic of the quran eating swines here the other day .
Damn you are getting dumber by the day Emperior .Markaad rabto na waad cayda dadkan , marka kalena sheekooyinkooda ugu nasakhsan baad inoo keenta.Next time you say , suldaan baan u ahay reerka , dagaal caadi ah baan kugu qaadaya , diyaar garow .
-
The_Patriot
- SomaliNet Super

- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Somali cleric arrested in Denmark
ma miskin cagdheer buu ahaThe_Emperior5 wrote:Maya wa jebertiThe_Patriot wrote:yuu aha ma idoorba?qaar jeberti ah aya so sheegay waliba, oo basaasiina
Horaan ushegey never trust a konfurian
Idoorka uu kusishegi wuxu kugu dihi ''arye igawala dawlada bankugu dacweye'' markasi darkaga horey baadh uqadhani oo magaladha kasi carari
lakin kofurian intu kudacweyo buu dihi 'Boowe galadhu wa in lala jihada' kolkaadh hadhashid ba cajalada buu hadhalkaga kudhuubi.
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Somali cleric arrested in Denmark
If you become the vehicle of such mendacious stories , you will become a target , watch out !
-
LobsterUnit
- SomaliNet Super

- Posts: 10442
- Joined: Mon Nov 02, 2009 2:19 pm
- Location: singapore
Re: Somali cleric arrested in Denmark
He was arrested on suspicion stemming from a tip off about some Somalisallegedly writing a letter threatening a minister in Denmark. The case was dropped as it was probably made up by other somali spies. All the other men were released. But they are still holding him on trumped up charges of false money. I hope he(xafiduhullah)he will be released soon.
Last edited by LobsterUnit on Sat Mar 06, 2010 5:14 pm, edited 1 time in total.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Somali cleric arrested in Denmark
Patriot mayaa the guy is not Og. Laakin the guy is dhulbahante waxana soo sheegay Majeerteen oo yidhi ninkani khatar bu ku yahay Amaanka Dalka Denmark 
-
The_Patriot
- SomaliNet Super

- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Somali cleric arrested in Denmark
Cagdheer iyo Dhlbahante are same leagueThe_Emperior5 wrote:Patriot mayaa the guy is not Og. Laakin the guy is dhulbahante waxana soo sheegay Majeerteen oo yidhi ninkani khatar bu ku yahay Amaanka Dalka Denmark
all they need to wake up is from the slumber called Somalia and Darood
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Somali cleric arrested in Denmark
The_Patriot wrote:Cagdheer iyo Dhlbahante are same leagueThe_Emperior5 wrote:Patriot mayaa the guy is not Og. Laakin the guy is dhulbahante waxana soo sheegay Majeerteen oo yidhi ninkani khatar bu ku yahay Amaanka Dalka Denmark![]()
![]()
all they need to wake up is from the slumber called Somalia and Daroodand start minding their business.
Taasana been ahayn
Ogaden woke up long time ago
Qolada huruda waad iska ogtahay
- Dionysus
- SomaliNetizen

- Posts: 776
- Joined: Fri Mar 20, 2009 4:13 am
- Location: I am incredibly hospitable -- when I am not shooting at you.
Re: Somali cleric arrested in Denmark
How do you know that?The_Emperior5 wrote:Patriot mayaa the guy is not Og. Laakin the guy is dhulbahante waxana soo sheegay Majeerteen oo yidhi ninkani khatar bu ku yahay Amaanka Dalka Denmark
-
Cumar-Labasuul
- SomaliNet Super

- Posts: 11028
- Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm
Re: Somali cleric arrested in Denmark
The_Patriot wrote:ma miskin cagdheer buu ahaThe_Emperior5 wrote:Maya wa jebertiThe_Patriot wrote:yuu aha ma idoorba?qaar jeberti ah aya so sheegay waliba, oo basaasiina
![]()
![]()
![]()
Horaan ushegey never trust a konfurian![]()
![]()
![]()
Idoorka uu kusishegi wuxu kugu dihi ''arye igawala dawlada bankugu dacweye'' markasi darkaga horey baadh uqadhani oo magaladha kasi carari
lakin kofurian intu kudacweyo buu dihi 'Boowe galadhu wa in lala jihada' kolkaadh hadhashid ba cajalada buu hadhalkaga kudhuubi.
-
Goljano Lion
- SomaliNet Super

- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Somali cleric arrested in Denmark
The_Emperior5 wrote:Patriot mayaa the guy is not Og. Laakin the guy is dhulbahante waxana soo sheegay Majeerteen oo yidhi ninkani khatar bu ku yahay Amaanka Dalka Denmark
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 527 Views
-
Last post by American-Suufi
-
- 9 Replies
- 965 Views
-
Last post by Alshabaibe
-
- 0 Replies
- 393 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 82 Replies
- 4297 Views
-
Last post by surrender
-
- 72 Replies
- 6730 Views
-
Last post by NoAngst
-
- 11 Replies
- 1400 Views
-
Last post by AbkoowDhiblaawe
-
- 16 Replies
- 1463 Views
-
Last post by Naaima
-
- 2 Replies
- 565 Views
-
Last post by Paddington Bear
-
- 4 Replies
- 861 Views
-
Last post by MrPrestige