Sarkaal ka tirsanaa Ururka Xisbul Islaam oo lagu dilay
Moderator: Moderators
-
ina aadan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Sarkaal ka tirsanaa Ururka Xisbul Islaam oo lagu dilay
Talaado, March 09, 2010(HOL): Sarkaal ka tirsanaa Ururka Xisbul Islaam oo lagu magacaabi jiray Barre Cabdi Barre ayaa goor dhaweyd waxaa lagu dilay Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho, iyadoo aan ilaa iyo haatan la ogeyn kooxihii dilkiisa ka dambeeyay.
Dilka Sarkaalka ayaa waxaa la sheegay in ay ka dambeeyeen rag hubeysan, kuwaasi oo baxsaday kaddib markii ay toogteen. Sarkaalkan ayaa wuxuu ka mid ahaa saraakiisha hoggaanka u ah Xoogagga Xisbul Islaam.
Sarkaalkan ayaa wuxuu ka mid ahaa saraakiisha Xisbul Islaam ee sida weyn uga soo horjeestay ku-biiritaankii Shiikh Xasan Turki ee Ururka Xarakada Al-Shabaab, wuxuuna horay uga tirsanaa Saraakiishii Xisbiga ee gobollada Jubbooyinka.
Ururka Xisbul Islaam ayaa waxaa horay looga dilay Saraakiil, iyadoo aan ilaa iyo haatan si rasmi ah loo caddeynin ciddii ka dambeysay dilka saraakiishaas.
Wixii warar ah ee ku soo kordha dilka Sarkaalkan kala soco halkan haddii Alle idmo.

The_Patriot
- SomaliNet Super

- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Sarkaal ka tirsanaa Ururka Xisbul Islaam oo lagu dilay
thats 101 reason why shabaab shouldl be exterminated wa qurun oo xukun jacely oo keligod muslim.
Nijaas foqal nijas.
Nijaas foqal nijas.
- Twisted_Logic
- SomaliNet Super

- Posts: 12897
- Joined: Fri Aug 31, 2007 4:09 pm
- Location: Speaking up against Somalinet's tolerance for Al Qaida Loyalists
Re: Sarkaal ka tirsanaa Ururka Xisbul Islaam oo lagu dilay
OUCH! This is gonna hurt
One less terrorist 99 more to go
-
The_Patriot
- SomaliNet Super

- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Sarkaal ka tirsanaa Ururka Xisbul Islaam oo lagu dilay
Twisted its not a laughing matter, I mean these guys share the same ideology and it seems that if you go against them then you are a kaffir.Twisted_Logic wrote:![]()
![]()
![]()
OUCH! This is gonna hurt![]()
One less terrorist 99 more to go
last time I checked this primitive people jhad banned science and English in Areas they controlled.
- Twisted_Logic
- SomaliNet Super

- Posts: 12897
- Joined: Fri Aug 31, 2007 4:09 pm
- Location: Speaking up against Somalinet's tolerance for Al Qaida Loyalists
Re: Sarkaal ka tirsanaa Ururka Xisbul Islaam oo lagu dilay
Yea, man. He knew how evil these anarchists were but he still chose to ally himself with them. No sympathy for him. One less terrorist for SomaliaThe_Patriot wrote:Twisted its not a laughing matter, I mean these guys share the same ideology and it seems that if you go against them then you are a kaffir.Twisted_Logic wrote:![]()
![]()
![]()
OUCH! This is gonna hurt![]()
One less terrorist 99 more to go
last time I checked this primitive people jhad banned science and English in Areas they controlled.
- Somali_Boqor
- SomaliNetizen

- Posts: 319
- Joined: Fri Jan 08, 2010 6:16 am
Re: Sarkaal ka tirsanaa Ururka Xisbul Islaam oo lagu dilay
Isn't he the leader of ras kamboni in Mogadishu?
That guy was a straight up warrior AUN
That guy was a straight up warrior AUN
-
The_Patriot
- SomaliNet Super

- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Sarkaal ka tirsanaa Ururka Xisbul Islaam oo lagu dilay
Shabaab game was to eradicate the Raskamboni regiment, but after madoobe gave them an ass whooping what they did best was to split it and incoporate it into the gropu.Somali_Boqor wrote:Isn't he the leader of ras kamboni in Mogadishu?
That guy was a straight up warrior AUN
Those that refused are being killed one after another.
I think in the comming days it wouldnt be strang if XI joined ranks with TFG under the banner the enemy of my enemy is my friend.
- Twisted_Logic
- SomaliNet Super

- Posts: 12897
- Joined: Fri Aug 31, 2007 4:09 pm
- Location: Speaking up against Somalinet's tolerance for Al Qaida Loyalists
Re: Sarkaal ka tirsanaa Ururka Xisbul Islaam oo lagu dilay
Aweys took an extreme position prematurely. Now, he is really between a rock and a hard place. It is a case of a damned if you, damned if you don't. The commanders are at least better off, they can always join the government or defect from the country. Aweys is in a lonely companyThe_Patriot wrote:Shabaab game was to eradicate the Raskamboni regiment, but after madoobe gave them an ass whooping what they did best was to split it and incoporate it into the gropu.Somali_Boqor wrote:Isn't he the leader of ras kamboni in Mogadishu?
That guy was a straight up warrior AUN
Those that refused are being killed one after another.
I think in the comming days it wouldnt be strang if XI joined ranks with TFG under the banner the enemy of my enemy is my friend.
-
The_Patriot
- SomaliNet Super

- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Sarkaal ka tirsanaa Ururka Xisbul Islaam oo lagu dilay
lets put a countdown on aweys siding with the govt its day 1 i would give him 30 days.
But the issue here is Shabaab is a Mafia group.
But the issue here is Shabaab is a Mafia group.
- Twisted_Logic
- SomaliNet Super

- Posts: 12897
- Joined: Fri Aug 31, 2007 4:09 pm
- Location: Speaking up against Somalinet's tolerance for Al Qaida Loyalists
Re: Sarkaal ka tirsanaa Ururka Xisbul Islaam oo lagu dilay
Aweys won't join the TFG. The guy has delusions of being another Sayid Mohamed Abdulle HassanThe_Patriot wrote:lets put a countdown on aweys siding with the govt its day 1 i would give him 30 days.
But the issue here is Shabaab is a Mafia group.
-
The_Patriot
- SomaliNet Super

- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Sarkaal ka tirsanaa Ururka Xisbul Islaam oo lagu dilay
Trust me he would, he cant go to Eritrea but any person in his shoes would join the TFG just to save his skin.Twisted_Logic wrote:Aweys won't join the TFG. The guy has delusions of being another Sayid Mohamed Abdulle HassanThe_Patriot wrote:lets put a countdown on aweys siding with the govt its day 1 i would give him 30 days.
But the issue here is Shabaab is a Mafia group.
- Twisted_Logic
- SomaliNet Super

- Posts: 12897
- Joined: Fri Aug 31, 2007 4:09 pm
- Location: Speaking up against Somalinet's tolerance for Al Qaida Loyalists
Re: Sarkaal ka tirsanaa Ururka Xisbul Islaam oo lagu dilay
How much you wanna betThe_Patriot wrote:Trust me he would, he cant go to Eritrea but any person in his shoes would join the TFG just to save his skin.Twisted_Logic wrote:Aweys won't join the TFG. The guy has delusions of being another Sayid Mohamed Abdulle HassanThe_Patriot wrote:lets put a countdown on aweys siding with the govt its day 1 i would give him 30 days.
But the issue here is Shabaab is a Mafia group.
-
The_Patriot
- SomaliNet Super

- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Sarkaal ka tirsanaa Ururka Xisbul Islaam oo lagu dilay
Just put yourself in his shoes and strike out all alternative roots available it seems only on root i.e TFG.
- Twisted_Logic
- SomaliNet Super

- Posts: 12897
- Joined: Fri Aug 31, 2007 4:09 pm
- Location: Speaking up against Somalinet's tolerance for Al Qaida Loyalists
Re: Sarkaal ka tirsanaa Ururka Xisbul Islaam oo lagu dilay
You are underestimating Aweys' ego.The_Patriot wrote:Just put yourself in his shoes and strike out all alternative roots available it seems only on root i.e TFG.
- Somali_Boqor
- SomaliNetizen

- Posts: 319
- Joined: Fri Jan 08, 2010 6:16 am
Re: Sarkaal ka tirsanaa Ururka Xisbul Islaam oo lagu dilay
All of xisbul Islam outside of banadir are heavily infilterated by al shabab. If shit hits the fan they will probably join them. The rest of xisbul Islam in Benadir will collapse and will devide between shabab, tfg or just leave the country.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 622 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 1 Replies
- 699 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 528 Views
-
Last post by Knight of Wisdom
-
- 4 Replies
- 929 Views
-
Last post by THE_TRUTH1
-
- 0 Replies
- 361 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 3 Replies
- 491 Views
-
Last post by Shirib
-
- 0 Replies
- 362 Views
-
Last post by ababanoah
-
- 41 Replies
- 2127 Views
-
Last post by Somaliweyn
-
- 0 Replies
- 338 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 39 Replies
- 2847 Views
-
Last post by Eaglehawk