Big Blow to Al Shabaab
Moderator: Moderators
-
Sagaashan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2967
- Joined: Thu Jan 15, 2009 9:48 am
- Location: Xalane, mUGANDAshu
Big Blow to Al Shabaab
As we know somalia is currently being run by Minnesota, so as Minnesota goes, so does Somalia. If Al Shabaab can not get support from their base, mainly culumo, i think their time is numbered, and its just matter of time.
بسم الله الرّحمن الرّحيم
BAYAANKA CULIMADA SOOMAALIYEED EE MINNESOTA OO TAAGEERAYA DAWLADDA CUSUB EE MIDNIMADA QARAN
يقول الله سبحانه وتعالى " واعتصموا بحبل الله جميعاً ولاتفرّقوا ، واذكروا نعمة الله عليكم إذ كنتم أعداءً فألّف بين قلوبكم فأصبحتم بنعمته إخواناً"( سورة آل عمران ، الأية 103)
Allaah, Subxaanu Wa Tacaalaa wuxuu Qur'aank ku yiri, “Qabsada Xadhigga Eeebbe (Islaamka) dhammaantiin hana kala tegina, xussana nicmada Eebbe ee korkiinna ah, markaad col ahaydeen oos isu dumay quluubtiinna ood noqoteen nicmada Eebbe darted walaalo,”
(Qur'aan, Suurat Aali Cimraan: Aayadda 103).
قال رسول الله صلى الله عليه وسلّم" المُؤمن للمُؤمن كالبنيان يشدّ بعضه بعضاً "،( رواه البُخارى ومُسلم)
Nebi Maxamed (sallallaahu calayhi wa sallam) ayaa xadiis ku yiri, “Mu'minku mu'minka kale wuxuu u yahay sidii dhismo oo kale, oo uu midba midka kale xoojinayo.”
(Waxaa wariyey Bukhaari iyo Muslim).
Culimada Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka waxay si buuxda u taageerayaan isbedelka nabadda iyo midnimada ee lagu dhisay dawladda midnimo qaran ee Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmad. Waxaan si wada jir ah ugu baaqaynaa arrimahan soo socda:
In ay dawladda iyo shacabka Soomaaliyeed gudaha iyo dibeddaba ka dhabeeyaan ka wada shaqaynta nabadda iyo midnimada.
In ay dawladda iyo xoogagga muqaawamadu khilaafka wada hadal ku dhameeyaan, kana wada shaqeeyaan maslaxadda ummadda.
In ay Ummadda Soomaaliyeed ee Muslimka ah ka waantowdo dagaal sokeeye, isna cafiso.
In ay dawladda cusub ka shaqayso cadaalad iyo sinaan si nabad loo helo.
In ay dawladdu hirgeliso ku dhaqanka Shareecada Islaamka.
In ay Soomaalidu isku tashato, danaheedana garato si looga badbaado farogelin shisheeye.
In ay Culimada iyo waxgaradka Soomaaliyeed xusuustaan inuu xil gaar ah ka saaranyahay badbaadinta iyo aayaha Ummadda Soomaaliyeed.
In ay dawladdu si degdeg ah ugu gurmato shacabka tabaalaysan ee daadsan dalka gudihiisa iyo dibaddiisa.
In ay Culimada Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota diyaar u yihiin ka qaybqaadashada xallinta khilaafaadka dalka ka jira haddii loo baahdo.
Culimada Bayaanka Soo Saartay:
Sheekh Cabdiraxmaan Shariif
Sheekh Cabdiraxmaan Sh. Cumar
Sheekh Axmed Muxumad Buraale
Sheekh Axmed Ibraahim “Taajir”
Sheekh Xasan Cali Maxamuud “Jaamici”
Sheekh Sacad Muuse Rooble
Sheekh Cumar Faqi
Sheekh Cabdiraxmaan Cumar “Haaguf”
Sheekh Cabdiraxmaan Sheekh Ismaaciil “Abu Turaab”
Sheekh Maxamed Mursal
Sheekh Xasan Buuxane
Sheekh Jamaal Maxamed Weli
Sheekh Cabdirasaaq Abshir Faarax “Sancaani”
Sheekh Bashiir Wagad
Sheekh Mustafa Maxamed Ibraahim
Sheekh Xasan Sheekh Maxamed
Sheekh Cabdullaahi Warsame
Sheekh Maxamuud Dhaayow
Dr. Cabdiraxmaan Diiriye Maxamed
Shariif Maxamuud Shariif Cali
Shariif Cabdisalaam Aadam
Sheekh Axmed Dayyib Mursal
Sheekh Maxamed Xanafi Maxamuud
Sheekh Maxamed Rashiid Cabdiraxmaan
Sheekh Sabriye Macallin Muuse
Sheekh Xasan Cabdinuur
Sheekh Cawil Cabdi Aaden
Shariif Sidow Cabdi-Shariif
Sheekh Cabdiraxmaan Cali
Sheekh Shaafi Xusen Aadan
Sheekh Axmad Shiil
Sheekh Maxamed Cali Nuur “Gacamay”
Sheekh Cabdirashiid Maxamed Tuurre “Ijaabo”
Sheekh Garaad Kaahin
Sheekh Cabdiraxmaan Qaadh
source:http://www.somalitalk.com/2009/feb/13feb209.html

The_Patriot
- SomaliNet Super

- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Big Blow to Al Shabaab
just like some wadaads endorsed C/yusuf
-
Sagaashan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2967
- Joined: Thu Jan 15, 2009 9:48 am
- Location: Xalane, mUGANDAshu
Re: Big Blow to Al Shabaab
Kuwaasi culumo ma aheyn, suufiya bacaadweyn un bey aheyn
this list includes wahaabiya, suufiya, daruuqiya, xirta, axmadiya, islaax, ikhwaan, tabliiq, jadiidiya, salafiyiin, etc.
this list includes wahaabiya, suufiya, daruuqiya, xirta, axmadiya, islaax, ikhwaan, tabliiq, jadiidiya, salafiyiin, etc.
- Twisted_Logic
- SomaliNet Super

- Posts: 12897
- Joined: Fri Aug 31, 2007 4:09 pm
- Location: Speaking up against Somalinet's tolerance for Al Qaida Loyalists
- QansaGabeyle
- SomaliNet Super

- Posts: 14164
- Joined: Wed Feb 27, 2002 7:00 pm
- Location: Beled Xawo, Somalia
- Contact:
Re: Big Blow to Al Shabaab
Xaga ayaan ku joogsade.somalia is currently being run by Minnesota
-
ModerateMuslim
- SomaliNet Super

- Posts: 6252
- Joined: Sun Apr 06, 2008 7:50 pm
Re: Big Blow to Al Shabaab
Al-Shabaab are going down, so much for taking over somalia, they could not even topple the TFG last year when it was at its infancy and weakest.
- Shirib
- SomaliNet Super

- Posts: 26911
- Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
- Location: May God grant us victory.
Re: Big Blow to Al Shabaab
I'm not exactly sure culumaa in Minnesota will affect Shabaab. It was already a federal offense to support them in the US so I doubt anyone was really giving them much aid
Re: Big Blow to Al Shabaab
Under cover shabaab supporter, play smart because we have other ways to catch people like youShirib wrote:I'm not exactly sure culumaa in Minnesota will affect Shabaab. It was already a federal offense to support them in the US so I doubt anyone was really giving them much aid
- Shirib
- SomaliNet Super

- Posts: 26911
- Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
- Location: May God grant us victory.
Re: Big Blow to Al Shabaab
former shabaab supporter, u commited a crimegalia2 wrote:Under cover shabaab supporter, play smart because we have other ways to catch people like youShirib wrote:I'm not exactly sure culumaa in Minnesota will affect Shabaab. It was already a federal offense to support them in the US so I doubt anyone was really giving them much aid
-
grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Big Blow to Al Shabaab
is it true this guy made some poems about al shabab on his "Son of Somalia" accountShirib wrote:former shabaab supporter, u commited a crimegalia2 wrote:Under cover shabaab supporter, play smart because we have other ways to catch people like youShirib wrote:I'm not exactly sure culumaa in Minnesota will affect Shabaab. It was already a federal offense to support them in the US so I doubt anyone was really giving them much aid
Re: Big Blow to Al Shabaab
Nacas eelaay, i have supported and always have supported the Islamic courts, of which Sheikh shariff is now the President of somaliaShirib wrote:former shabaab supporter, u commited a crimegalia2 wrote:Under cover shabaab supporter, play smart because we have other ways to catch people like youShirib wrote:I'm not exactly sure culumaa in Minnesota will affect Shabaab. It was already a federal offense to support them in the US so I doubt anyone was really giving them much aid
- Shirib
- SomaliNet Super

- Posts: 26911
- Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
- Location: May God grant us victory.
Re: Big Blow to Al Shabaab
^^^^^^ The guy was rivaling Abu Mansuur for afahayeeka Al Shabaab
- Shirib
- SomaliNet Super

- Posts: 26911
- Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
- Location: May God grant us victory.
Re: Big Blow to Al Shabaab
U supported Shabaab, do u deny that? don't try to side step it, its a simple yes or a nogalia2 wrote: Nacas eelaay, i have supported and always have supported the Islamic courts, of which Sheikh shariff is now the President of somalia
Re: Big Blow to Al Shabaab
No i have not, my loyalty was always to the Islamic courts of which sheikh shariif is now the President of somalia.Shirib wrote:U supported Shabaab, do u deny that? don't try to side step it, its a simple yes or a nogalia2 wrote: Nacas eelaay, i have supported and always have supported the Islamic courts, of which Sheikh shariff is now the President of somalia
But you will not even admit to supporting shabaab even though you secretly do, which speaks volumes to the type of man you are. You live comfortably in America but yet support a banned group that says you will commit another 9/11 in America
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 22 Replies
- 194 Views
-
Last post by Shirib
-
- 1 Replies
- 389 Views
-
Last post by CMkingdom
-
- 6 Replies
- 553 Views
-
Last post by Amirsade
-
- 4 Replies
- 758 Views
-
Last post by Ashlee.
-
- 2 Replies
- 621 Views
-
Last post by Cali_Gaab
-
- 8 Replies
- 715 Views
-
Last post by Qumanyoo
-
- 1 Replies
- 426 Views
-
Last post by Newboy
-
- 3 Replies
- 493 Views
-
Last post by Dun
-
- 4 Replies
- 614 Views
-
Last post by rich-boy